Home » 9:55 am
Entries posted on “February, 2017”
Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Faadumo Aadan Cawad oo ka mid ah Saraakiisha Garabka Haweenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa weerartay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caddaani), oo ay ku sheegtay inaanu waxba u taraynin Musharrax Muuse Biixi iyo Madaxweyne Siilaanyo toona, waxaanay sheegtay inuu Habeenkii ka tirsan yahay Xisbiga Waddani oo uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Mucaaradka ah ee UCID, ayaa cambaareeyey qaabka wada-jirka ahaa ee Golayaasha Baarlamaanka Somaliland ee Guurtida iyo Wakiilladu ku yeesheen xaruntooda Hargeysa ee Madaxweyne Siilaanyo hortegay qaabkii loogula dhaqmay Xildhibaanno Mudanayaasha Wakiillada ee Mucaaradka ka tirsan oo qaarkood ay Askartii Golayaasha Askar aan ahayni intay garaaceen ka dareeriyeen Fadhigii Golahaas, ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 13. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha cusub ee Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku qaabilay hotelka Jasiira ee magaalada Muqdisho Ninkii ku caan baxay (Farmaajo ii geeya). Wiillkan oo magaciisa la yiraahdo C/llaahi Max’uud Cusmaan oo loo yaqaano Daanyeerow ayaa maalmahan qabsaday baraha bulshada oo la soo dhigay video laga duubay habeenkii dabaaldega guusha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Boqolaal ka mid ah Dhalinyaradda kala duwan eek u kala nool Gobolada waa weyn ee dalka Somaliland, ayaa u xadhka xidhay dalka Somalia ee magaalada Muqdisho, isla markaana goobaha Bulshadu isugu timaado ayaa waxay iska xog waraysanayaan in dawladda cusub ee Madaxweyne Farmaajo ee loo doortay Somalia ay maanta dhaanta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe 13. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa dib ugu laabtay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ka dib markii ay magaalada Muqdisho kaga qeyb galeen doorashadii madaxweynaha cusub ee Somalia. Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti waxaa Si rasmi ah loogu soo gabagabeeyey Wadahadaladii Maalmihii u Dambeeyey uga Socday Somaliland Iyo Khaatumo ,waxan laga soo saray qoddob dhowra oo gaadhaya ilaa lix qoddob oo ay isku raaceen labada dhinacyada. Mas’uuliyiinta wadahadalka ka qeyb galay oo aanu wax ka waydiinay ayaa noo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 13. February 2017 (SDN/QJ):- Ololihii doorashada madaxtinnimada Soomaaliya iyo loollameyaashii tartamay iyo xildhibaannada baarlamaanka ee codeeyay iyo madaxweynihii hore oo aqbalay tirsigii looga badiyay ayaa dhammaantood ah isbeddel siiyaalku tixgelin doono oo waayo badan la xusuusnaan doono. Qaabkii ay doorashadii 8-da bisha labaad, 2017-ka, ay u dhacday baa ahaa mid si walba u qurxoonaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 13. February 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in mudo labo sano ah ay soo wadeen daraasad iyo qiimeyn ku aadan sidii loo sameyn lahaa lacago cusub oo Shiling Soomaali ah. Waxa uu tilmaamay Bashiir Ciise in hada howsho gabo gabo ay mareyso uuna […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 13. February 2017 (SDN/QJ):- Warar soo baxaya ayaa sheegaya in la xanibay Akoonadii Qaar badan oo kamid ah Wasaaradaha Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ku lahaayeen Bangiga Dhaxe ee Soomaaliya. Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed ayaa la sheegay in uu amar ku bixiyay in la xanibo Akoonada ay Bangiga dhaxe […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »