Home » 6:45 am Entries posted on “February, 2017”

Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Ka Deyriyey In Ciidan Shisheeye Saldhig Laga Siiyo Bogcad Ka Mid ah Dhulka Somaliland

Hargaysa 14. February 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali X Xasan ayaa cambaareeyey heshiiska Dawladda Imaaraadka Carabta iyo Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ee aasaaska u ah in madaarka Magaalada Berbera laga siiyo Imaaraadka Carabta Saldhig Millatari oo mudanayaasha labada Gole ee Guurtida iyo Wakiiladu fadhi wada jir ah ku ansixiyeen. Xirsi oo arrintaasi ka hadlaya […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Fashilka Go’aankii Trump ee Xayiraadda, Hanjabaaddiisa Cusub & Boqollaal Muhaajiriin ah oo Xabsiyada lagu Guray

Washington 14. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa sheegay inuu dib ula noqonayo Racfaanka uu ka qaadan lahaa go’aanka ay Maxkamaduhu ku hor-istaageen dhaqan-galka Xayiraadda socdaalka ee uu Dadka Toddobada Waddan ee Muslimiinta ah ee Soomaaliya ku jirto ku soo rogay.   Madaxweyne Trump, ayaa Saxaafadda u sheegay inuu taas beddelkeeda soo saari doono […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Maamul Goboleedka Puntland oo dil ku xukuntay todoba nin oo lala Xidhiidhiyey Al Shabaab

Garowe 14. February 2017 (SDN/QJ):- Maxkamad Ciidamada Qalabka sida ee Puntland ayaa xukuno dil ah ku riday todoba dhalinyaro ah oo lagu eedeeyey in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab isla markaana ay falal dil ah ay u geysteen Masuuliyin ka tirsan Puntland oo dhawaan lagu dilay Boosaso. magacyada dhalinyarada la xukumay ayaa kala ah:-   […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Nin U Dhashay Dalka Hindiya Oo Kafaalo Qaaday Daryeelka Carruur Qabta Cudurka HIV/Aids Oo Eheladoodu Dayriyeen !

Delhi 14. February 2017 (SDN/QJ):-Had iyo jeer dadka qaba cudurka dillaaga ah ee Hiv/Aids waxay la kulmaan dhibaatooyin aad u badan oo ay ka mid yihiin in la takooro oo la iska fogeeyo oo ay noqdaan kuwa bulshada ay ku dhex nool yihiin si gaar ah ay iskaga ilaaliyaan. Nin u dhashay Dalka Hindiya ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiir Caddaani “Cid  Jidh-dil Lagu Sameeyay ma Jiro ee waa wax Khuraafaad iyo Been ah”

Hargaysa 14. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka  Wasaarada    Warfaafinta     iyo    Wacyigalinta Jamhuuriyadda Somaliland Md.   Cismaan    Cabdilaahi   Saxardiid (Caddaani),  ayaa ku tilmaamay mid ka baxsan dimuqraadiyada iyo sharciga dalka u yaalla fawdadii iyo qaskii  xildhibaanno   ka tirsan  ka tirsan    xisbiga    WADDANI  ka sameeyeen fadhigii    wadajirka   ahaa   ee   labada   gole ee baarlamaanku yeesheen  ee lagu ansixiyay heshiiskii xukuumaddu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ka Digtoonaw Nooc Ka Mid Ah Dhirta Oo Halis Ku Ah Nolasha Noolaha!

London 14. February 2017 (SDN/QJ):- Xayawaano hillib cun ah ayaa waagii hore dunida ka jiray, haatanse waxa la ogaaday inay jiraan dad cuna hillibka dadka, balse waligeed lama maqal dhir isku badasha inay cunto hillib oo ay dhadhansato dhiiga.   Haddaba, waxa arrintan lagu soo bandhigay warbixin uu Wargeyska Himilo ka soo xigtay jarriidada Daily […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciyaartoyga Messi Oo Wacyigalin Caafimaad Ku Tagi Doona Dalka Masar Toddobaadkan !

Qaahira 14. February 2017 (SDN/QJ):- Weeraryahanka caanka ah ee u ciyaara naadiga Barcelona ayaa la filayaa inuu booqasho ku tago Dalkaasi Masar maalinta Arbacada ee beri, ujeedada booqashada Messi ayaa la xidhiidha wacyigalin dhinaca caafimaadka ah. Barnaamijka wacyigalinta ah ee uu ka qayb qaadanayo Ciyaaryahan Messi ayaa waxa ka masuula Torre and Cure, waxaanay sheegeen […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Diblomaasi Maraykan ah oo lagu xiray magaalada Nairobi & Booliska Kenya oo ka hadlay

Nairobi 14. February 2017 (SDN/QJ):- Booliska wadanka Kenya ayaa xabsiga dhigay diblomaasi ka tirsanaa safaaradda Maraykanku ku leeyahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.   Saraakiisha Booliska Kenya ayaa sheegay in la xiray Diblomaasigan ka dib markii uu shil gaari galay, isla markaana uu bastoolad ku cabsi geliyey darawalka gaariga kale, si uu uga baxsado goobta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Haddii dawladda Imaraadku saldhig milatari ka sameysato magaalada Berbera, faa’iido amma khasaare intee leeg ayey arintaasi Somaliland ku keeni karta? & Falanqaynta Dooda Somaliland ee Aqoon Yahan Maxamed C. Bile DAAWO

Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Aqoon Yahan Maxamed Cali Bille ayaa Tafaasiil ka Bixiyey Siyaabaha Keena in Saldhig Mileteri uu Dal ku Yeesho Dal Kale Iyo Mabaa’diida qaanuun ahaan loo raaco. Aqoon yahan Maxamed Cali Bille oo Xiligan ka Tirsan Xisbiga Taladda dalka haya ee Kulmiye ayaa Iftiimiyey in Saldhigu Yeelan karo Khasaare iyo Faa’iido […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

”Hooyooyinka ayaan La Hadlayaa Una Sheegayaa In Marka Hablahooda Saldhigaas Lala Galo ee Dawladu u Soo Saari Kari Weydo Cawaaqibka ay Mudan doonaan Hadii aanay Maanta Baraarugin” Marwo Faadumo Siciid DAAWO

Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Marwo Faadumo Siciid Ibraahin oo ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Fariin Guubaabo ah u Dirtay Hooyooyinka Somaliland oo ay ka dalbatay Inay Ka Falceliyaan Dhibaatooyin ay Sheegtay inuu Keeni doono Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka Laga Siinayo Madaarka Magaaladda Berbera.  

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »