Home » 10:55 am
Entries posted on “February, 2017”
Hargaysa 14. February 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Si Buuxda u Taageeray Heshiiskii ay Labada Gole ee Sharci dejintu Meel Mariyeen ee Ku Saabsanaa Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka laga Siinayo Madaarka Berbera. Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Warfidiyeenada Kula Hadlay Magaalada Hargaysa ayaa Soo dhaweeyay Heshiiskaas Isagoo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 14. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Md, Cabdilaahi Mxamed Daahir (Cukuse) Ayaa Taageeray Go’aankii golaha Baarlamanku ku Ansixiyeen Saldhiga Milatari Ee Dawlada Isutaga Imaaraadka Carabtu Ku Yeelanayso Somalilannd Gaar Ahaan magaalada Berbera.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 14. February 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Warbaahinta ay Gacanta ku hayso Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo labadii Caano Maal ee u danbeeyay laga faafinayay Warar Lagu Taageerayo Heshiiska Dawladu ugu Hibaysay Imaaraadka Saldhig Mileteri oo ay ka siiso Bogcad ka mid ah Dhulkeeda.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe 14. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey, ayaa jawaab ka bixiyey hadal uu Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Dr. Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ku sheegay in cadow-ga kaliya ee ay leeyihiin ay tahay Puntland. Cali Khaliif ayaa isaga oo ku sugan dalka Jabuuti sheegay in Somaliland iyo Khaatumo ay u midoobi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 14. February 2017 (SDN/QJ):- Raisul wasaare ku-xigeenka xiligiisu dhamaaday ee xukuumada Somalia Maxamed Cumar Carte ayaa magacaabay guddiga qabanqaabada xaflada caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Guddigan oo kooban lix xubnood ayaa waxaa gudoomiye looga dhigay C/llaahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir), waxaana qoraalka ka ka soo baxay raisul wasaare ku-xigeenka lagu xusay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 14. February 2017 (SDN/QJ):-Barnaamijkeenana waxaynu ku eegaynaa tirada kelmadaha ee aynu uga baahan nahay inaynu ka barano luqadda aynu doonayno inaynu ku hadalno ama isticmaalno, waana arimo u baahan dadaal iyo wakhti dheeraad ah oo aad u hurto
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 14. February 2017 (SDN/QJ):-Afhayeenka Kooxda Al-Shabaab, ayaa Warbaahinta Afka Malleeshiyadaas Al-Shabaab ku hadasha u sheegay, inay Al-Shabaab ahaan ku Rabbi-baryayeen inuu Farmaajo ku soo saarin, balse aan Qaddarka Illaahay la baajin karin, inkastoo Xildhibaanno badan oo Al-Shabaab taageersan sida uu hadalka u dhigay ku jiraan Golahaas, hadda Illaahay u qaddaray xilkaas oo ay Badi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 14. February 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Mar uu ka Hadlayay Isu Soo Bax ka dhacay Magaaladda Muqdisho oo Lagu Taageerayay Madaxweynaha Cusub ee Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Sheegay Waxyaabo Maanta uu dareemayo inay dhibayaan.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jabuuti 14. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr oo kulan kula leh magalada Jabuuti saraakiil ka socota Somaliland ayaa sheegey in Puntland ay tahay cadowga koowaad. Waxaa uu sheegay in maamulka Puntland uu dhibaatooyin ku hayo shacabka degaanada hoos taga maamulka Khaatumo isagoo reer khaatumo ugu baaqay iney meel uga soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 14. February 2017 (SDN/QJ):-Qaar kamid ah Musharaxiintii looga guuleestay Xilkii Madaxweynaha Soomaaliya ayaa bilaabay in ay farqaha ku dhagaan qaar kamid ah Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Musharaxiinta oo u badan kuwa aan codad ka helin Xildhibaanada labada aqal ayaa ku dhagan Xildhibaano katirsana labada Aqal kuwaa oo la sheegay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »