Home » 10:55 am
Entries posted on “February, 2017”
Hargaysa 15. February 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Maxamed C.laahi Uurcade ayaa sheegay inay Xisbi ahaan Gudi u Saareen sidii ay wax uga dhaceen fadhi ay labada gole ee baarlamaan Ku Ansixiyeen Heshiiska Qabyo qoraalka ah ee Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka laga Siinayo Berbera.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 15. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxtooyada Somaliland ayaa soosaartay war-saxaafadeed ay kaga jawaabayso hadalkii kasoo yeedhay Hanti-dhowraha qaranka Soomaaliya Mudane Dr. Nuur Faarax Jimcaale kaasi oo kasoo horjeestay Heshiiskii saldhigga millatari ee Somaliland iyo Imaaraadka carabta. War-saxaafadeedka kasoo baxay madaxtooyada Somaliland ayaa waxa lagu yidhi; “Dawladda Jam. Somaliland waxay si adag u cambaaraynaysaa hadalkii Riyada, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 15. February 2017 (SDN/QJ):- Munaasibad Lagu Qabtay Fadhiisinka Ciidanka Qaranka ee Gobolka Sool ayaa Waxa uu Abaanduulaha 2aad ee Ciidamadda Qaranka JSL Sareeye Guuto Saleebaan Bare Geesood ku Tolay Darajooyinkii uu Dhawaan Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Ku Dalacsiiyey Saraakiil,Taliyeyaal iyo Qaybo ka Mid ah Ciidamadda Qaranka.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 15. February 2017 (SDN/QJ):- Brig Gen Amb. Berhe Tesfay, Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday inay Somaliland leedahay go’aanka bixinta saldhiga Milateri, balse ahayn mid khuseeya Itoobiya, isla markaana yihiin cadowga Somaliland & Itoobiya, dadka faafiyey in safaaradooda Hargeysa la xidhay, wararkaasina waxba ka jirin xafiiskooduna furnaan doono weligii. Amb. Berhe […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sanca 15. February 2017 (SDN/QJ):- Warsaxafadeed ay soo saareen Mucaaradka dalka Yemen gaar ahaan garabka Kooxda Xutuyiinta ee Shiicada ah Iyo Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dawladda Iiraan ayaa lagu sheegay inaan loo dul qaadan doonin saldhig ciidan mileteri oo ay Dawlada Imiraadka Carabtu ay sameysteen Magaalada Berbera oo ay ku tilmaameen in qorshihiisu yahay in dagaalkii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 15. February 2017 (SDN/QJ):- Dr. Mustafe Xuseen Xirsi ahna agaasimaha waaxda dadka aan damiirkoodu dhameyn ee cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ayaa bulshada ugu baaqay sidii qayb laxaadle looga geysan lahaa dib u dhiska qaybta raga ee cisbitaalkaasi. Waxaanu bulshaweynta reer Somaliland ka codsaday in dadaalkii iyo kaalmadii ay awalba la garab taagnaayeen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 15. February 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Rashiid Ciise Gaboobe oo warbaahinta kula hadlayay, gudaha magaalada Hargeysa ayaa yidhi “Qaranimadii Somaliland maanta waxaan u arkaa inay hog ku dhacday, bulshadana waanu isugu yeedhi doona waxaananu doonaynaa inaanu sida ugu dhakhsaha badan racfaan uga qaadano, wadankuna dib u xoreyn caqli ayuu u baahan yahay ee uma baahna, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dubai 15. February 2017 (SDN/QJ):- Ilaa maalintii uu soo baxay warka sheegaya in Berbera la dajinayo dalka Imaaraadka Carabta oo ka dhiganaya saldhig ciidan, xogta u gu faahfaahsan ee masaladaa la ga qoray waa warbixintan aynnu maalin dhowayd afafka qalaad ku aragnay, taas oo aan intii muhiimka ahayd halkan ku soomaaliyeeyay. Warbixintan kolka aynnu akhrino […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Baydhaba 15. February 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Koonfur galbeed Somalia ayaa ka hadlayey warar soo baxay maalmahan oo sheegayay in afhayeenkii hore ee Al-shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) uu isku dhiibayo maamulkaas Wasiirka Hub ka dhigista iyo dhaqanka celinta Maleeshiyooyinka ee maamulka Koonfur galbeed Somalia Xasan Maxamed Xuseen Xasan(Eelaay) ayaa sheegay in maamulkooda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kuala Lampur 15. February 2017 (SDN/QJ):- Nin la dhashay Hogaamiyaha waqooyiga Kuuriya oo lagu magacaabi jirey Kim Jong Nam ayaa lagu dilay magaalada Kuala Lampur ee dalka Malaysia. Wakaalladda Wararka ee Yonhap ee dalka Koonfurta Kuuriya ayaa baahisey Warkaasi, iyagoo ka soo xigtay ilo aan la carabaabin. Kim Jong Nam oo dhinaca aabaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »