Home » 3:55 am
Entries posted on “February, 2017”
London 17. February 2017 (SDN/QJ):- Dhacdo aad u naxdin badan oo ay la kulantay hooyo rabtay inay sawir ka qaado ilma yar oo ay dhashay si ay sawir uga qaado oo ay ugu soo bandhigto barta facebook. Tallaabada ay ku kacday Hooyadani ayaa noqotay mid aad looga hadal hayo baraha bulshada ee Internet-ka ee ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jiddah 17. February 2017 (SDN/QJ):-Furitaanka Dumarka oo ah arrin aad u fool xun oo murrugo leh baabiiyana qoyska oo aan fiicnayn in lagu degdego, balse waxa aad u layaab badan oo ah wax laga xishoodo in Nin la yidhaa Haani Sucuud oo u dhashay dalka Sucuudigu uu sameeyay xaflad uu ugu dabaal dagayay furniinka ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ceel Afweyn 17. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Xalay Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag ay mar kale diriri ku dhex martey labadii beelood ee dhawaan Dirirtu ku dhex martey Deegaano hoos yimaada degmada Ceel-afwayn kuwaasi oo ilaa hadda lagu gudo jirey xalinta shaqaaqadii hore u dhex martey labadan beelood ee walaalaha ah taas oo sababtay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 16. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay kala duwanaansha xaga aragtiyaha Xukuumada Somaliland iyo Mucaaridka qaar ee ku aadan dhinaca maalgashida iyo xidhiidhka wadamada carabta. Wasiir Xaashi ayaa sheegay inay Xukuumad ahaan iyagu muhiimad koowaad siinayaan sidii ay Somaliland u heli lahayd saaxiibo ka gacan siiya dhinacyada dhaqaalaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16. February 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga KULMIYE, ayaa u xafladeeyey Garabkii Toosinta iyo Caddaaladda ee WADDANI ee uu hoggaamiyo Guddoomiye-kux-xigeenkii hore ee xisbigaas Md. Axmed Muumin Seed oo si rasmi ah u midoobay maanta. Xafladda midowga labada dhinac oo ka dhacday huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa maanta, waxa ka qaybgalay hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 16. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah xilka uga la wareegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud keddib xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya. Intii ay xilwareejinta socotay ayaa madaxweynihii hore Mudane Xasan Sheekh […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Maanta Ka hadlay Xadhiga Laamaha amaanka ee Somaliland ku qabteen Weriye Cabdi Maalik Muuse Col-doon Kadib Markii uu ka soo Laabtay Magaaladda Muqdisho oo uu u Tegay si uu Ugu soo Hambalyeeyo Madaxweynaha Cusub ee Somalia Mr Farmaajo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 16. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Madaarka Magaaladda Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ka Degay Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh Kadib Markii uu Ka Soo Kicitimay Magaaladda Jabuuti.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 16. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa goordhaw xilka si rasmi ah ugala wareegay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kadib munaasabad kooban oo ka dhacday Villa Soomaaliya. Munaasabada xil wareejinta waxaa ku sugnaa masuuliyiin katirsan Dowlada Soomaaliya kuwaa oo goob joog ka ahaa munaasabada xil wareejinta , […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 16. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in si rasmi ah xilka ugu wareejiyo Madaxweynaha cusub Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo 8-dii bishan loo doortay Madaxweyne. Qaban qaabada Munaasabada xil wareejinta Madaxweynaha ayaa xiligan ka socota xarunta Villa Soomaaliya, waxaana la filayaa in munaasabada ay xilka kula kala […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »