Home » 8:55 am
Entries posted on “February, 2017”
Hargaysa 17. February 2017 (SDN/QJ):- Marwo Faadumo Siciid oo ka tirsan Saraakiisha Xisbiga Waddani ayaa waxa ay tilmaantay in Maanta ay Been Noqotay arrimo badan oo Xukuumaddu ku doodaysay inay ku Jiraan Heshiiska Imaaraadka ee Saldhiga Milateri, Waxayna Dhaliil u soo Jeedisay Xisbiga KULMIYE iyo Xukuumaddiisa.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Canada 17. February 2017 (QJ):- Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Cali Axmed Jaamac (Jangali), ayaa sheegay in dhowaan adeegga maamulka hawada Soomaliya loo soo wareejin doono gudaha dalka Soomaaliya. Wasiirka ayaa ku sugan magaalada Montreal ee waddanka Canada, halkaas oo uu kaga qayb galayo kulan laba maalmood soconaya oo ay leeyihiin masuuliyiinta adeegga duulista caalamiga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17. February 2017 (QJ):- Xildhibaan Baar Siciid oo ka mid ah xildhibbaanada Golaha Wakiilada ee Ka Soo Hor Jeeday ansixintii labada Gole ee Heshiiska Saldhiga Berbera ayaa sheegtay in ay aad uga xun tahay wixii halkaas ka dhacay iyada oo sida oo kale na shacabka xusuusisay dhibbaatooyinka ka socda wadamada Islaamka ah in ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17. February 2017 (QJ):- Qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan ayaa ka hadlay heshiiska Saldhiga Mileteri ay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku siisay imaaraadka Waxa uu sheegay in Berbera aanay ku dhacayn dabinada ay Xukuumadu u Maleegtay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17. February 2017 (QJ):- Barnaamijkeenan waxaynu ku eegaynaa talooyinka caafimaad eek u saabsan sidii aad ku joojin lahayd eek u xallin lahayd hadii kabahaaga buudhku ay buuqaan marka aad iska bixiso.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Tehran 17. February 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Waddanka Iiraan oo dhinac ka ah quwadaha ku hirdamaya siyaasadda Dalalka Bariga Dhexe iyo guud ahaan caalamka Islaamka farahana kula jira dagaalada ka socda dalal badan oo Muslim ah oo dhibaato badani wakhtigan ka taagan tahay ayaa qooraansaday kana hadlay saamaynta ay manaqadda Geeska Afrika iyo dalalka Jasiiradda Carabta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 17. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Shalay xilka iska wareejiyay madaxweynihii Xasan Sheekh Maxamud, hadaba waxaa isweydiin leh, Xasan Sheekh iyo qoyskiisa xageebay aadayaan, dowladda ma martigelin doontaa, ammaankooda mala sugayaa mise, daryeel ma leeyihiin? biilkii iyo lacagtii uu qaadan jiray ma u soconaysaa? Haddii su’aalahaasi kugu soo dhaceen, waxaan kuu sheegayaa in aadan is […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 17. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shalay si buuxda xilka ula wareegay ayaa Niskii Danbe ee Xalay magacaabay xilalkii ugu horeeyey ee saraakiisha ka howlgaleysa Madaxtooyada. Farmaajo ayaa Agaasimaha KMG ah ee madaxtooyada u magacaabay Safiirka Somalia u fadhiya Midowga Yurub iyo Belgium Dr. Cali Siciid Fiqi kaasoo ka mid […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Spain 17. February 2017 (SDN/QJ):-Garsoorka Dalka Spain ayaa xukun ku soo rogay Shirkad Diyaaradeed oo haweenay Muslimad ah oo u shaqayn jirtay iyada oo xidhan xijaab in ay magdhaw lacageed siiyaan gabadhaasi, kadib markii ay shaqada ka joojiyeen kuna ciqaabeen xijaabka ay xidhatay awgeed, sidoo kale maxkamadda ayaa ku xukuntay shirkadaasi inay dib ugu ogolaato […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Peru 17. February 2017 (SDN/QJ):-Dhacdo aad u layaab badan ayaa ka dhacday Dalka Peru, kadib markii ay gabadh yar oo la odhan jiray Lina ay uur qaaday, iyada oo da’deedu tahay shan jir, balse waalidka dhalay gabadhan oo had iyo jeer ku noqnoqon jiray Dhakhtarka si ay u ogaadaan waxa gabadhan haya, taasoo ay ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »