Home » 3:33 pm
Entries posted on “February, 2017”
Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa 20-ka bisha February u asteeyay inay noqoto Maalinta Dhallinyarada Somaliland. Sidaana waxa lagu sheegay Digreeto uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland, kaasi oo u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4570/022017 uu ku meel […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 18. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Cusub ee Somalia Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa Kulan Weji badan leh waxa uu Xarunta Villa Somalia kulan kula qaatay Madaxweynihii Hore ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh ahaana Murashax Madaxweyne ee Doorashadii Bishan horaanteedii ka qabsoontay Muqdisho.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 18. February 2017 (SDN/QJ):- Taliska ciidamada nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa goor dhow shaaciyey iney gacanta ku soo dhigeen saddexdii nin ee fulisay weeraradii dilka iyo dhaawaca sababay ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Saraaakiisha NISA faahfaahin kale kama aysan bixin raggan oo tiradooda ay ku sheegeen saddex nin oo hubeysan. Saacado ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani iyo Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Mudane Maxamud Xaashi Cabdi oo Ku Lamaanaayeen Xubno Kale ayaa Dood adag oo ku saabsan Saldhiga Mileteri ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ka siisay dalka Imaaraadka Madaarka Berbera Waxa u qabatay Idaacadda BBC-da Laanteeda Afka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Xaaji Ismaaciil Bootaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo oo safar gaar ah ugu baxay dalka Ingiriiska Maanta oo ay taariikhdu tahay 18/02/2017, waxa safarka madaxweynaha ku wehelinaayey Marwada Koowaad ee qaranka Somaliland Marwo Aamin-weris Sheekh Maxamed Jirde iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Somaliland Mudane Cali Axmed Cali, safarka oo lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay inuu ka mid yahay garabka toosinta Xisbiga Waddani ee ku biiray Xisbiga Kulmiye, waxaanu sheegay inuu Xisbiga Waddani wali yahay. Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale, oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi gaar ah siiyey ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):-Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil) oo ah la taliyaha madaxweynaha ee arrimaha aqoonsi raadiska, ayaa soo dhaweeyay saldhiga milatari ee Baarlamaanku ogolaadeen in Imaaraadka Carabta laga siiyo Berbera. Md. Cawil, oo uu Geeska Afrika weydiiyay aragtidiisa ku saabsan saldhigan, waxa kale oo uu siyaasiyiinta Somaliland ee saldhigan diidan u soo jeediyay inaanay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):- Dareenka Guud ee Shacabka Somaliland ee Ku Aadan Xadhigii Laamaha amaanka Somaliland Ku Qabteen Weriye Cabdi Maalik Muuse Col-doon Kadib Markii uu Ka soo laabtay Magaaladda Muqdisho una soo Hambalyeeyay Madaxweyne Farmaajo ayaa Dareeno kala duwan Bulshadu ka Bixisay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 18. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa maalmaha soo socda in uu dalka uga ambabaxo safarkii ugu horeeyay isaga oo Madaxweyne ah. Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Madaxweynaha uu qorsheenayo in uu u safro Boqortooyada Sacuudiga marka la caleemo saaro kadib, waxa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »