Home » 6:55 am
Entries posted on “February, 2017”
Garowe 21. February 2017 (SDN/QJ):-Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee Maamul-gobolleedka Puntland, ayaa waajahaysa Fadeexad iyo Cambaareyn, ka dib markii ay qaadday olole ay ku tallaashay Xoolaha, iyadoo Daawooyinka ay Xoolaha ku Tallaashay isla-markaana u qaybisay Xoolo-dhaqatadu dhaafeen wakhtigii loogu talo-galay in la isticmaalo. Wasaaradda ayaa Ololahan oo bilaabmay bishii January ee Sannadkan ku tallaashay kumanaan neef […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21. February 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Sariflayaasha Hargeysa Maxamed Abiib Siciid (Waraad) ayaa maalintii Tobnaad ku xidhan Saldhiga New Hargeysa ee Bariga Magaaladda Hargeysa,Kadib sida la sheegay markii ay wanjaleen Qaar ka mid ah Sariflayaasha Magaaladda Hargeysa oo sida la sheegay aad u dhibsaday dhaq dhaqaaq uu maalmihii u dambeeyay ka wada Magaaladda Hargeysa oo uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dubai 21. February 2017 (SDN/QJ):-Magaalada Abu Dhabi ee dalka isutaga Imaaraatka Carabta ayaa waxa lagu soo bandhigey Bandhig Carweed Hubka Aduunka iyo Qalabka Dagaalka noociisii ugu dambeeyey. Bandhig Carweedkan oo ay ka soo qayb galeen Shirkadaha aduunka ee sameeya Hubka kuwa ugu waawayn ayaa waxa uu hubka iyo qalabka dagaalku iskugu jirey qaar ah noocii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21. February 2017 (SDN/QJ):-Waxay ugu darnayd marka aniga oo Muqdisho jooga oo maalmo yar uun joogay uu warkii dhiilada Badnaa ee xadhiggii dhalinyarada Hargeysa soo dhacay. Waa labeentii Hargeysa. Waa intii laga arkay inay ka danqadeen xaaladdii dulmiga iyo cadaalad daradii iyo bahdaladdii iyo quudhsigii dadkooda ee maalin walba ay indhahooda ku arkayeen ey […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Riyadh 21. February 2017 (SDN/QJ):-Dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa waxa ka soo if baxay dillaa cusub oo aan midab, dhadhan iyo Ur midna lahayn, waxaana la sheegay in dillaagani uu halis ku hayo 5.7 Millyan qof oo kala degan sagaal magaalo oo ka tirsan dalka Sucuudiga. Dillaagan oo ah Gaasta loo yaqaan Radon ayaa la sheegay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kuala Lumpur 21. February 2017 (SDN/QJ):-Dawladda Maleeshiya ayaa u yeedhay Safiirkooda u joogay dalka Kuuriyada Waqooyi ka dib markii uu ka sii kordhay muranka ku saabsan dilkii Kim Jong-nam oo ay xagga hooyo ka walaala ahaayeen madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un. Ninkan la dilay ayaa si aan xog badan laga haynin geeridiisa kaasoo magaalada Kuala […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 21. February 2017 (SDN/QJ):-Gabadh u dhalatay Maraykanka oo la yidhaa Cassis De Bicol, ayaa socod ku soo martay Dalalka Dunida oo dhan muddo 18 bilood ah, gabadhan oo da’deedu tahay 27jir ayaa waxay socdaalkan ku isticmaashay lacag dhan 10kun oo Dollar oo ay iyadu lahayd, laakiin markii danbe waxay caawimooyin ka heshay dadkii ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21. February 2017 (SDN/QJ):-Deraasad cusub ayaa cadaysay in Bidaarta laga hiddo raaco Hooyada, taasi oo macnaheedu yahay dhinaca Abtiyaasha, waana arrin ay Soomaalidu hore aaminsaneyd. Khubaro ka tirsan jaamacadda Edinburgh ayaa cadeeyey in qofka bidaarta lihi uu ka dhaxlo Gens-ka Bidaarta ee ehelka hooyadii ee aanu ka dhaxlin ehelka Aabihii. Derasaaddan oo intii ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qahira 21. February 2017 (SDN/QJ):-Gabadha ugu buuran Dunida oo la yidhaa Imaan Axmed oo u dhalatay Dalka Masar oo miisaankeedu yahay 495Kg, ayaa loo qaaday Dalka Hindiya si loogu soo daweeyo, balse dadkii qaadayay ayaa kala kulmey dhibaato badan, waxaana la sheegay in Diyaarad nooca Xamuulka ah lagu qaaday. Iimaan oo hadda ku sugan Masar […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 20. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna Ku Simaha Madaxweynaha Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Gudoomiyeyaasha Xisbiyadda Qaranka,Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda ayaa Ka Qayb galay Xuska Maalinta Dhallinyaradda Somaliland ee 20 Bisha February oo Maanta Ku Beegan.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »