Home » 4:46 pm Entries posted on “January, 2017”

Wasiir Caddaani oo Ka Lib Keenay Qorshihii Dib u Habaynta & u Xaqsoorka Shaqaalaha Warfaafinta DAAWO

Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda warfaafinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani iyo mas’uuliyiinta wasaaradda ayaa kulan balaadhan maanta la yeeshay shaqaalaha wasaaradda Warfaafinta,kulankaasi oo lagu soo bandhigay Natiijada ka soo baxday Qorshaha Dib u habaynta Shaqaalaha ee dhinacyada Mushahaaradka iyo Gunooyinka.  

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Somaliland oo Sheegtay inay Khubaro u Saartay Is Waafajinaya Fulinta Go’aankii Xukuumada ee Adeegyada Zaad iyo E-Dahab DAAWO

Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maaliyada Somaliland Cali Dhagoole ayaa Sheegay inay hawl galiyeen Khubaro Ku takhasusay dhinaca Tiknoolajiyada (IT) Kuwaas oo is Waafajinaya Go’aankii Xukuumaddu ka soo saartay in Shirkadaha Telesom iyo Dahabshiil Group aanay Ku diri karin adeegyadooda Zaadka iyo E-Dahabka Lacag ka yar Boqol dollar Kadib Markii ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

”Gacanta Hore Waxaa Lagu Qaadayaa 6800,Gacanta Labaadna 7000 Cidii Diida Waxay Wajahayaan Sharciga” Gudoomiyaha Baanka Dhexe DAAWO

Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Maxamed Cabdi Ibraahin oo Maanta ka hadlayay Kulan ay la qaateen Ganacsatada Jaadka ayaa Sheegay in iyadoo laga duulayo go’aankii Madaxweynuhu soo saaray in isku bedelka Shilling Somaliland iyo Dollarku uu Yahay Gacanta Hore 6800 Halka Gacanta Danbena lagu Kala Iibsanayo 7000 oo Somaliland Shilling […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

KUFSIGII GALDOGOB:- Dhallinyaradii Falkaasi Fulisay oo Xukun Shareecada Islaamka ah la Mariyey,Ganaax Lacageed Iyo Xabsina loogu daray

Galdogob 29. January 2017 (SDN/QJ):- Shan Dhalinyaro ah oo dhamaadkii Sanadkii hore labo Gabadhood ku kufsaday Degmada Galdagob kadibna mid ka mid ah gabdhaha ka duubay Muuqaal lagu baahiyay barha Bulshada ayaa maanta lagu kala xukumay Jeedal,Xabsi iyo Ganaax lacageed oo kala duwan. Xukunkan oo ay rideen Culumadu,waxaa Goobjoog ka ahaa Musuuliyiin ka socotay Puntland,ehellada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Agaasimihii Dalada SONYO Siciid Maxamed Axmed oo Sheegay Inuu Iska Casilay Xilkii Uu Ka Hayay Mudo 14 Sanadood Ah DAAWO

Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Agaasimahii Guud ee Dalada Dhalinyarada Heer Qaran ee Sonyo  Siciid Maxamed Axmed oo Ka hadlayay Xafladii ay Xilalka Kula wareegayeen Hogaankii Hore ee Daladaasi Iyo Masuuliyiinta Cusub ee Golaha Dhalinyarada Sonyo Ee Uu Hogaaminayay Aqoonyahan Cabdicasiis Siciid Saalax Ayaa Sheegay Inuu Iska Casilay Xilkii uu u hayay Daladaasi oo uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirada Arrimaha Gudaha Iyo Duulista Oo Si Wada Jira Ugu Dhawaaqay Go’aan Lagu Mabnuucayo Joojinta Isticmaalka Iyo ku Safarka Baasaboorka Soomaaliya Ee Lagu Sameeyo Gudaha Somaliland DAAWO

Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Shir Ay saaka iskugu yimaadeen Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir, Wasiirka Duuliska, Hawada iyo gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe, oo ay wehelinayaan Wasiiru Dawlaha Amniga Maxamed Muuse Diiriye, Taliyaha Ciidamada Boliska Sareeye Guudo Cabdillaahi Fadal Iimaan, iyo Taliyaha Ciidanka Laanta Socdaalka Maxamed Cismaan Caalin ayaa dalka lagaga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Lacagta Doollarka Oo Nuurigeeda Hargeysa Laga La’yahay, Suuqyo Madow Oo Dollarka Lagu Kala Iibsanayo Oo Furmay Iyo Goobihii Ay Sarrilayaashu Fadhiisanayeen Oo Haawanaya Kadib Cabsi La Soo Daristay

Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Tan iyo Amarkii ka soo baxay Madaxtooyadda Somaliland ee Sixirka loogu jaray qiimaha Boqolka Dollar in Suuqyada Hargeysa loogu kala iibsado,ayaa waxa gabi ahaanba istaag galay dhaq dhaqaaqa suuqii xorta ahaa ee lacagaha lagu kala sarifanayay,Waxa gabi ahaanba nuurigiisa la waayay meel lagu iibinayo Lacagta doolarka ah,Waxaana la soo sheegayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waxyaabaha Lagu Gorfeeyay Kulan Magaaladda Laascaanood Ku Dhex Maray Maamulka Gobolkaas iyo Hay’adaha Caalamiga ah? DAAWO

Laascaanood 29. January 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Sool ayaa Kulan la qaatay Hay’adaha Caalamiga ah iyo Kuwa Sama Falka Waddaniga ah kaas oo lagaga hadlayay Xaalada abaareed ee Ka Taagan Gobolkaas.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dallada ay Ku Midaysan Yihiin Ganacsatada Heerka Dhexe ee Somaliland oo Sheegay inay Shilling Somaliland wax ku iibinayaan DAAWO

Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Mud. Cumar shucayb Maxamed, Ayaa Kulan La yeeshay Daladda ay Ku Midaysanyihiin Ganacsatada Dhexe ee Dalka.  

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Waxbarashada iyo Salaadiinta Gobolka Haw doo Si Wada Jir ah u Dhagax dhigay Dugsi Boarding oo Gobolka Hawd laga Hirgalinayo DAAWO

Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Waxbarashada oo ay Weheliyaan Salaadiin iyo Madax dhaqameed kale ayaa Kormeer Ku Tegay Isla Markaana soo dhagax dhigay Dhisme Dugsi Boarding ah oo laga Hirgalinayo Deegaanka Ina Cunaaye ee Gobolka Hawd.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »