Home » 4:55 am
Entries posted on “January, 2017”
Cadaado 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa dhawaan shaaciyay in ay dooran doonaan Madaxweyne cusub uu maamulkaasi yeesho ,kadib markii ay xilka ka qaadeen Madaxweynihii hore ee Maamulkaasi Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed. Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa horey u shaaciyay in Doorashada Madaxweynaha Galmudug ay dhaceyso 8-ka bisha Febraayo , […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Waxaa magaalada muqdisho kulan ku yeeshey musharax Madaxweyne Dr Cabdinaasiir Cabdulle Maxamed oo ka mid ah musharaxiin u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya iyo qaar kamid ah Wariyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho. Ugu horeyn waxaa hakaas ka hadley Dr Cabdinaasir Maxamed Cabdule, waxa uuna ku dheeraadey ka sheekeynta taariikhdiisii waxbarasho […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Galdogob 30. January 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Dowlada Puntland Saalax Xabiib Jaamac oo Warbaahinta kula hadalay Magaalada Gaalakacayo ayaa waxa uu ka Warbixiyay Howlo Shaqo oo Muda 5 Cisha ah ay u joogayn Degmada Galdogob kaas oo ku aadan Sidii sharciga Islaamka loo Xakumi lahaa dhalyardii kufsi Wadareedka Ka Geesatay Duleedka Degmada Goldogob […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Qoraalka waxaa aad looga hadlay dhanka Amniga iyo Doorashada, waxaana ay Musharaxiintu muujiyeen cabsida ay ka qabaan hanjabaad iyo dagaalo toos ah oo lagu qaadi karro goobaha musharaxiinta & halista taagan. Qodobada ay soo saareen waxaa kamid ah. 1- In laga maarmaan ay tahay in la dhiso ciidamo isku dhisan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Wacyi-gelinta Mr. Cismaan Cabdillahi Saxardiid (Cadaani) ayaa ka libkeenay qorshe dib-u-habaynta xaqsoorida shaqaalaha Wasaarada oo hore Wasiir u soo maray wasaaradu ku guuldaraystay fulintiisa. Kulan lagu qabtay hoolka wasaarada Warfaafinta, kana soo qeybgaleen dhamaan hawlwadeenada qeybaha kala duwan ee wasaarada ayuu Wasiirka warfaafintu kaga dhawaaqay shalay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Oradyahanka Asalkiisu Soomaaliga yahay balse heesta Dhalashada Britain Mohamed Farah ayaa laga cabsi qabaa in ay saameyn ku yeelato amarkii dhawaan kasoo baxay Donald Trump ee lagu mamnuucay safarada dadka Muslimiinta qaarkood ku tagayaan dalka Mareykanka. Mo Farah ayaa ku dhashay dalka Soomaaliya waxa uuna heestaa dhalada Dalka Britain, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nagasaki 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Joe O’Donnell waxa uu sawirkan qaaday isaga oo ku sugan Nagasaki, Sarkaalkan Millatariga ah ayaa loo diray Japan si uu xog ururin ugu sameeyo baaxadda ay leegtahay dhibaatadii uu gaystay qumbuladihii lagu dhuftay Japan. Sarkaalkan ayaa joogay Japan toddoba bilood oo ka bilaab mayey September 1945-kii. Wuxuu soo maray galbeedka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Galdogob 29. January 2017 (SDN/QJ):- Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa maanta waxaa xukun lagu riday dhalinyaradii kufsiga u gaystay labo gabdhood oo duleedka degmadaasi dhawaan ay ugu gaysteen kufsi wadareed.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Maanta oo ay taariikhdu tahay 29-01-2017, Guddida heer Qaran ee la Dagaallanka Qiima-dhaca Shilinka Somaliland iyo Sicir-bararka waxay kulan muhiim ah la yeesheen Shirkadaha ka Ganacsada Jaadka (Qaadka). Kulankaasi oo ka dhacay Xarunta Baanka Dhexe ee JSL waxa lagaga wada hadlay sidii ay Ganacsatada Jaadku si dhab ah ugu hoggaasami […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxtooyada Somaliland ayaan weli wax jawaab ah ka bixin war-murtiyeed culus oo ay dalalka beesha caalamku kaga jawaabeen dib u dhigistii doorashada. War-murtiyeedkaas, ayaa ahaa kii ugu cuslaa ee ay dalalka Somaliland taageeraa soo saareen, waxaanay sheegeen inaan abaarta laga dhigan cudur daar dib loogu dhigo doorashooyinka, iyagoo golaha guurtida […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »