Home » 4:25 am
Entries posted on “January, 2017”
Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Laba Carruur ah oo da’doodu u dhaxayso 7 sano jir iyo 13 sano jir, ayaa Gaajo iyo Harraad ugu dhintay deegaan dhinaca Koonfureed ka xiga magaalada Badhan ee Barriga gobolka Sanaag, halkaas oo ka mid ah dhulka ay Abaaraha Somaliland ka jiraa sida ba’an u saameeyeen Dadka iyo Duunyadii ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Daayeer raxan-raxan u socda ayaa weerar ku qaadaya oo xoolaha iyo raashinkaba ka cunaya xoolo-dhaqatada ku nool miyiga degmooyinkaXuddun iyo Laascaanood ee gobolka Sool. Weerarradan oo uu billaabay saddexdii bilood ee la soo dhaafay ayuu kordhiyay toddobaadyadii u dambeeyay, maaddaama ay abaartu ka sii darayso. Abaartaas oo ka dhalatay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Badhasaabka gobalka Togdheer Md.Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa si cad isu hor-istaagay xaflad soo dhaweyn ah oo Xisbiga WADDANI uu hotel Kaafi ee magaalada Burco ugu sameynaayey garabkii aqlabiyadda Xisbiga UCID ee gobalka Togdheer oo halkaasi kaga dhawaaqayey in ay ku soo biiraan Xisbigaasi. Ma jiraan ilaa hada wax […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ahna Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbigaasi Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Shacabka Somaliland ay Musharraxiinta Madaxweyne-nimo ee Xisbiyada ku kala dooranayaan Waxyaabaha ay Dadka iyo Dalka u soo qabteen ee Taariikhda ugu jira, laakiin aanay siyaasad iyo Dawladnimo ahayn in Xisbiyadu soo urursadaan taageerayaal lagu soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somalilnad Md Maxamed Cabdi Ibraahin ayaa maanta hortegay Gudida joogtada ah ee golaha guurtida waxana uu uga warbixiyey qorshayaasha xukuumadu waddo ee lagu doonayo in wax lagaga qabto sicir bararka iyo qiimaha sarifka doolarka ee maalinba ta xigta kor u sii kacaya.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 23. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa wali wajahaya dhibaato kaga imanaeysa dhinaca sharciga iyo sidoo kale dadka kasoo horjeeda in uu Hogaamiyo dowlada Mareykanka. Donald Trump ayaa xilka Madaxweynaha dalka Mareykanka si rasmi ah ula wareegay 20-kii bishan, waxaana Madaxweynaha cusub ayaa wajahaya culeesyo badan ay ku jiraan dacwado laga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka hadlay Xaaladaha is-biirsaday ee Shacabka Somaliland ku jiraan, sida Abaarta Adag ee Dalka ka jirta, Dhoofka Xoolaha ee la joojiyey iyo Sicir-bararka Doollarka. Guddoomiye Cirro oo Shalay khudbad ka jeediyey Munaasibad uu Xisbiga WADDANI ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 23. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Warbaahinta dalka mareykanka, ayaa si cadho leh uga jawaabay hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha cusub Donald trump. Madaxweynaha ayaa warbaahinta ku eedeeyay inayna daacad ahayn, ka dib markii ay ka warrameen in dad badan ayna ka qeybgalin munaasabaddii lagu dhaariyay. Trump ayaa sheegay in 1.5 milyan oo qof ay ka qeybgaleen munaasabadda, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boosaaso, 23 Jeeniweri, 2017-(SDN/QJ): – Maamul-gobolleedka Puntland, ayaa go’aan ka gaadhay sarifka lacagta doolarka, kadib kulan ballaadhan oo ka dhacay magaalaada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka gobolka Bari, Wasiirka maaliyadda Puntland iyo ganacsatada magaalada. Waxaa kulanka lagu go’aamiyay in sarifka lacagta dolarka ah laga dhigo gacanta hore […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan oo Kormeer Ku Saabsan Xog Ururinta Xaalada abaaraha ayaa Taakulo Kala Duwan Gaadhsiisay Deegaano ka tirsan Gobolka Togdheer.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »