Home » 8:25 am
Entries posted on “January, 2017”
Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa soo bandhigay afar kooxood oo uu sheegay inay iskugu soo hadhi doonaan xisbal-xaakimka KULMIYE, dadka intiisa kalena ay iskugu tagi doonto xisbiga WADDANI. Hoggaamiye Xirsi waxa uu xisbiga KULMIYE noqon doono mid la isku khasbo, waxa kaloo sheegay inay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay haddii Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Xisbigiisu la qaadan waayaan in muddo-kordhin la sameyo wakhtiga lixda bilood ah ee ay soo jeediyeen labada Xisbi Mucaarad ama wax ku dhaw oo laga doodo la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Ex-wasiir Maxamed Xaashi Cilmi,oo qaybo ka mid ah warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa waxaa uu eedeymo Cul-culus u jeediyey golaha guurtida Somaliland waxaana uu ku sifeeyey shakhsiyaad aan aheyn qaar xishoonaya isla markaana shaqadoodii ku soo koobay muddo kordhin. Ex-wasiir Maxamed Xaashi Cilmi,ayaa eedeymo aan kala go’ahayn ku garaacey […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka warbixiyay wafti balaadhaan oo ay hogaamineyso safiirka midowga Yurub oo kulan kula qaatay madaxweynaha qasriga madaxtooyada. Waxaanu sheegay in ujeedada socdaalkoodu ay aheyd xog ogaal u noqoshada xaalada abaareed iyo ta doorashada. Waxaanu wasiirku sheegay in waftigan ay kala hadleen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Munaasibad ballaadhan oo degmada Burco ee xarunta gobolka Togdheer loogu qabtey garabkii aqlabiyadda ee ka soo go’ay xisbiga UCID. Munaasibadan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa ka soo qayb galey saraakiisha sar-sare ee xisbiga WADDANI. Guddoomiyaha haweenka ee xibiga WADDANI ee gobolka Togdheer Marwo Laki […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Midka ka mida magaalooyinka ugu caansan Somaliland ayaa waxaa laga sameeyay xero lagu xanaaneeyo Harima-cadka. Dadweynaha ku dhaqan magaaladaasi ayaa dareeno kala duwan ka bixiyay, arintan Harimacadka goobtani lagu xanaaneynaayo iyaga oo dadka intooda badani aragtida ay qabeen ay tahay inuu ahaa Shabeel. Magaaladan laga furay madashan lagu xanaaneeyo Harimacadka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow, oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa sheegay in arinta Doorashada aanay awood u lahayn inay ka hadlaan ama wax ka bedelaan Madaxweynaha, Axsaabta Qaranka iyo Komishanka Doorashooyinku, waxaanu tilmaamay in Maxkamada sare ee Somaliland oo qudhi wax ka bedeli karto, marka loo eego sharci […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa waxba kama jiraan ku sheegay war maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland uu ku sheegtay in uu ku sugan yahay deegaanno ka tirsan gobolka Badhan oo ay sheegatay Puntland in ay ka tirsan yihiin isla markaana ay ka fulisay gurmad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Maxkamada racfaanka gobolka Maroodi Jeex ayaa bilowdey dhagaysiga kiiska racfaan ah oo ka soo gudbey heerka darajada maxkamada koobaad ee gobolka oo loo haysto masuuliyiinta Wargayska Hubsad oo hore Maxkamada Gobolka ay ugu wayday Eedaymo kala duwan oo ay ku soo Oogtey Xeer ilaalinta Guud ee Qaranka Somaliland,balse markii waxba […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ceerigaabo 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Dadka ka Shaqeysta Beerista iyo iibinta Beenyada ee ku dhaqan gobolka Sanaag ee Somaliland, ayaa werwer ka muujiyey waxa noloshooda ku dhici kara haddii la joojiyo iib-geynta Beenyada. Werwerka Dadkani ka qabaan in laga joojiyo inay iibiyaan Beenyada u soo go’da, ayaa timid ka dib, markii Haweenay Ajaanib ah oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »