Home » 2:33 am
Entries posted on “January, 2017”
Berbera 25. January 2017 (SDN/QJ):- Magaalada dekedda ah ee Berbera ayaa ganacsatadu waxay gebi ahaanba albaabada u laabeen maalintii labaad meheradihii ganacsiga iyagoo ka cabanaya sicirbarar beryahanba saameeyay nolosha guud ee dadweynaha Somaliland. Shiliinka somaliland ayaa qiimo dhac weyni ku yimid labadii bilood ee ugu danbeeyay. Xuseen Cawil Cabdillaahi oo ah nin ka ganacsada magaalada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 25. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynihii hore ee Dalka Maraykanka Obama ayaa waxa uu qaadan doona kala badh Mushaharkii uu qaadan jiray. Waxaana la cadeeyay in inta noloshiisa ka hadhay ay ilaalin doonaan ciidamo gaara, waxa kale oo Obama loo fududayn doonaa arrimaha la xidhiidha dhinaca Caafimaadka iyo safarada uu u baahdo sida aanu ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Cuman 25. January 2017 (SDN/QJ):- Amiir ka mid ah Amiirada Dalka Cumaan oo la dhashay Boqorka Dalka Cumaan ee Boqor Suldaan Qaabuus ayaa waxa uu guursaday gabadh uu dhalay mid ka mid ah Amiirada Dalka Japan oo magaciisa la yidhaa Masahiko Vakuda, arrintan ayaa noqotay mid aad u soo jiidatay warbaahinta Caalamka maadaama oo lammaanaha is guursaday […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Sarifka Suuqyada Somaliland gaar ahaan Magaalada Hargeysa ayaa maanta saacado kooban isku bedelay ka dib markii ay maanta go,aamo saamayn ku yeeshey sarifka Lacagta Doolarka ku dhawaaqdey Xukumada Somaliland. Sarifka Doolarka ayaa Caawa ilaa Galabta wax wayn iska bedelay waxaana Boqolkii Doolar 100$ oo saaka lagu sarifeeyey 850,000 ilaa 820.000 kun […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa ka Dhacay Mudaharaad ay ka qayb qaadanayeen Qaybaha Bulshadu Isla Markaana ay ku Soo Bandhigayeen Heerka adag ee uu Marayo Sicir Bararka ka Taagan Dalka oo Saamayn ku Yeeshay Nolosha Bulshada. Suuqa Gobanimo oo ah kan labaad ee ugu weyn magaalada Hargeysa ayaa Meherada Badankooda Saaka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Fadhi aan Caadi ahayn oo Golaha Wasiirada Somaliland uu Maanta Yeeshay oo uu Shir Gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Goluhu ka Soo Saaray Awaamiir adag oo ku Saabsan Sidii Hoos Loogu dhigi lahaa Sicir Bararka.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamanka oo kulankoodii ugu horeeyey ku leh magaalada Muqdisho ayaa soo saaray illaa lix qodob oo ku saabsan doorashada Madaxweynaha Somalia. Qodobada ay soo saareen Xildhibaanada labada aqal ayaa waxa la sheegay in lagu maamuli doono doorashada Madaxweynaha, waxay kala yihiin sidan:- 1-In guddiga doorashada heer federaal […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Saddexda xisbi qaran ayaan weli heshiis ka gaadhin mudada ay tahay in loo kordhiyo Madaxweyne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa, mar haddii la isla qaatay inaanay doorashadu qabsoomi karin March 2017, abaaraha adag ee dalka ka jirta dartood. Labada xisbi mucaarad ayaa si midaysan u soo jeediyay in la sameeyo muddo kordhin […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Qaramada Midoobey ayaa shaaciysay tiradda dadwaynaha isu diiwaangaliyey codbixinta doorashooyinka Somaliland ee soo socda,iyada oo sidaasna lagu sheegay warbixin loo gudbiyey golaha amaanka qaramada Midoobey. Xoghayaha guud ee qaramada Midoobey Mr.Antonio Guterres oo soo saaray warbixintiisii u danbaysay oo uu kaga hadlay arrimaha somaliya ,waxa uu qayb kamid ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »