Home » 8:25 am Entries posted on “December, 2016”

Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Puntland Aanay Deegaannada Xuduudka Ku Yaalla Xoog Iyo Siyaasad Kaga Qaadi Karin Somaliland

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga UCID, ahna Musharraxa Madaxweynah ee Xisbigaasi Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay Masuuliyiinta Reer Somaliland ee Xilalka ka haya Dalka Soomaaliya.   Faysal oo Wareysi siiyey Telefiishanka Universal, ayaa sheegay in Dadka u dhashay Somaliland ee xilalka ka haya Soomaaliya, ayaanay wax xidhiidh ah la lahayn Somaliland, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Socdaalkii Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Uu Kusoo Maray Magaalooyin Ku Teedsan Xudduudka

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdirashiid Riyo-raac ayaa ka waramay ujeedada socdaal uu dhawaan ku marey Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, deegaano ku teedsan xudduudka Somaliland iyo Itoobiya islamarkaana uu qaarkood ka badalay magacyadii hore ee loo yaqaanay. Cabdirashiid Riyo-raac oo warbaahinta qaar ka mid ah ugu waramay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dood Xamaasadeeda Wadatay oo dhex Martay Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada ee Xisbiga Waddani & Xoghayaha Abaabulka ee Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Dood Xiise Badan Oo Ay Gondaha Isla Galeen Xoghayah Xidhiidhka Gobolada Xisbiga Waddani Md. C/laahi Axmed Maxamed (Dahabn)iyo Xoghayaha Abaabulka iyo Wacyigakinta Xisbiga Kulmiye Md.C/kariim Axmed Xinif.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Arrinta  Nairobi ee jaraa’idka  ugu af-dheeri qoreen, waa dhiillo kusoo korodhay Somaliland” Gudoomiye Muuse Biixi

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhiillo laf-jab ku ah qarannimada iyo jiritaanka Somaliland ku tilmaamay kulamadii qarsoodiga ahaa ee la wariyey inay ku dhexmareen magaalada Nariobi hoggaanka xisbiga WADDANI iyo madaxda dawladda Soomaaliya oo ay baahiyeen wargeysyo waawayn oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Dadkii iyo gurigii waa caadi, cuntadii waanu karsanaynaa, dhibaataddii na haystay waa la naga qaaday…” Hooyada Qoys Reer Burco ee Dhibaatada Mar La Arrag Ahi La Deristay

Burco 26. December 2016 (SDN/QJ):- Qoys magaaladda Burco ku noolaa ee maalmihii u dambeeyey laga soo sheegayay inay cuntaddii ay karsanayeen iyo biyihii ay cabayeen isku bedelayeen wax kale ama casaan oo kale ayaa wadaad wax ku dabiiba Quraanka iyo diinta oo baadhitaan ku sameeyey sida wax u jiraan waxaa uu sheegay inay arrintani tahay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Kulmiye Xisbi Jira Oo Dimuquraadi Ah Ayuu Ahaa Maantana Reer Ayuu Maraya Muuse Biixibana U Sababa U Ah……” Cali Axmed Kooshin Cali

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Axmed Kooshin Cali Lug-yar oo ah xoghaye ku xigeenka wacyigalinta abaabulka ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa canbaareeyay falalkii kala danbeeyay ee jidh dilka ahaa ee lagula kacay xubno siyaasiyiin iyo wariyayaal ahaa oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI.   Cali Axmed Kooshin isaga oo ugu horeyn […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qayladhaanta Abaaraha iyo Socdaalka Gudoomiyaha ahna Murashaxa Xisbiga Ucid uu ku tagayo qaar ka mida dalalka Khallijka

London 26. December 2016 (SDN/QJ):- Musharaha Madaxweynaha ahna Gudoomitaha Xisbiga UCID ayaa ka amba baxay London isagoo qaylidhaan dhinaca abaaraha gaadhsiin doona qaar ka mid aha dalalka Khaliijka. Gudoomiyuhu wuxuu laba cisho ku hakan doona Dubai isagoo la hayda bisha Cas bis ugal hadli doona sidii ay gargaar degdega u gaadhsiin lahaayeen dadka ay abaaruhu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

War-Murtiyeed ka Soo Baxay Shirkii Madasha iyo 18 xubnood oo Lagu Kordhiyay Aqalka Sare,& Sedka ay Somaliland Ka Heshay

Muqdisho 26. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxda Madasha ayaa isku raacay in 18 xubnood lagu kordhiyo Aqalka Sare, iyadoo maamul walba la siiyay min saddex xubnood. Waxaa kaloo Madasha ay isla garteen in 11-kii kursi ee la laalay, dib loogu celiyo doorashadooda, halka 11 kalena la fasaxay.   Hadaba war mutiyeedka Madasha ka soo baxay halkan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Kenya oo ka cabsi qabta in mar kale Dowlada Soomaaliya Xayiraad kusoo rogtay Jaadka kadib markii….

Nairobi 26. December 2016 (SDN/QJ):- Wargeysyada ugu afka dheer ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa qoraya in ay jiraan cabsi la xariirta in Dowlada Soomaaliya ay mar kale xayiraad kusoo rogto jaadka laga dhoofiyo dalka Kenya ee la geeyo gudaha Soomaaliya.   Dowlada Kenya ayaa la sheegay in aysan waxba ka hirgalin Heshiiskii ay magaalada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qisada Qabashadii Saddaam Xuseen, Qasankii Sirdoonka Maraykan & Calaamadihii Lagu Xaqiiqsaday!

Baqdaad 26. December 2016 (SDN/QJ):- Sarkaalkii ugu horreeyey ee Waraystay markii la qabtay Madaxweynihii hore ee dalka Ciraaq Marxuum Saddaam Xuseen 13-kii December 2003-dii wuxu ahaa John Nixon oo ka tirsan Sirdoonka Maraykanka ama Hay’adda loo yaqaan CIA-da.   Jariiradda caanka ah ee Daily Mail, ayaa toddobaadkan Waraysi ka qaaday John Nixon, waxaanu markii koowaad […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »