Home » 4:55 am Entries posted on “December, 2016”

Somaliland iyo Khaatumo oo Hadallo isku lid ah kaga Jawaabay Derajada ay ku Wadahadlayaan

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo Guddoomiye u ahaa Guddiga Somaliland u metelaysa Wadahadalka Khaatumo ku dhex-maray Addis Ababa toddobaadkii hore, ayaa faahfaahiyey qaabka ay u wadahadlayeen inay tahay sidii laba maamul sida ay Khaatumo sheegtay, balse waxa uu ku dooday inaanay sidii laba Maamul u wadahadal […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Noloshayda Sida uu Saddaam oo Maxbuus ahi ii Quudhsaday Cidina iima Quudhsan…!” John Nixon Qisaskii Qabashadii Sadaam

Washington 30. December 2016 (SDN/QJ):- “Markii koowaad ee aan la hadlay waxa noo kala af-celinayey turjumaan, waxaanan ku idhi; ‘Waxan kuu hayaa su’aalo aan jecelahay in aan ku weydiiyo. Waxan kaa rabaa in aad sida runtu tahay uga jawaabto. Ma fahantay? Saddaam Xuseen: Madaxa ayuu lulay! Aniga: Goorma ayay ahayd markii kuugu dambaysay wiilashaada oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Axmed-weli Furinle oo Si aan Looga Baran u Heesaya & Isagoo Kulmiyey 22 Heesood & Luuqado kala duwan DAAWO

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska Musishan Axmed Weli Maxamed Furinle ayaa Kulmiyey 22 Heesood kana dhigay Hal Hees.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qisada La Yaabka Lahayd ee Gabadh 19 Sanadood Ku Noolayd Baaldi Caag !

Kanu 30. December 2016 (SDN/QJ):- Markii ay dhallatay 19sano ka hor waxay aheyd qof caadi ah, balse intii danbe ee nolosheeda waxay ku dhex noolayd Baaldi caag ah, iyadoo aan awood u lahayn inay kacdo ama socoto waxaanay ku qaadatay19 sano oo nolosheedii oo dhan ah waxaanay geeiyootay 25kii bishan December ee aynu ku jirno. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Garabkii Aqlabiyadda UCID ee Wada-hadalka Kula Jiray WADDANI oo Si Rasmi ah ugu Biiray Xisbigaas+ Fariin ay u Direen Taageerayaashoodii

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Garabkii aqlabiyadda ee ka soo goostay Xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo muddooyinkii dambe wada-hadal u socday Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in ay ku biireen Xisbigaasi, iyaga oo sida oo kale na ku shaaciyey in maalinta Khamiista ee fooda inagu soo haysa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Wakhtigu ka Dhamaanayo ee Mareykanka ee Barak Obama oo Cunaqabateyn Saaraya Ruushka

Washington 29. December 2016 (SDN/QJ):- Maamulka madaxweyne Obama ayaa lagu wadaa inuu cunaqabateyn kusoo rogo dowladda Ruushka, taasoo uu uga jawaabayo faragelin la sheegay inuu Ruushka ku sameeyey doorashooyinkii madaxtinimo ee Mareykanka ka dhacay bishii November ee sanadkaan. Wargeyska Washington Post ayaa ku warramay in Aqalka Cad uu hadda ka doodayo qaabka uu cunaqabateyn deg deg […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

”Ma Jiraan Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Booliska oo Hogaanka Kulmiye Xilal u Magacaabay” Afhayeenka Booliska Somaliland DAAWO

Hargeysa() Af Hayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis ayaa beeniyay Warar Warbaahinta Qarkood Qoreen Oo Sheegaya in masuuliyiin ka Tirsan Ciidanka Booliska Somaliland Xilala Looga Magacaabay Mid Ka Mida Asxaabta Qaranka  Somaliland Gaar ahaan Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye .  

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gabayga Xuunsho Dhoohan & Abwaan Cabdiraxmaan Maxamuud Yuusuf ”C,raxmaan Xiir” DHAGAYSO

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Wuxuu Gabaygani ka Hadlayaa Xaalada adag ee Abaaraha ee Ka Taagan gobolada Somaliland oo Marba Marka ka danbaysa sii adkaanaysa. Waxaa Gabaygan Curiyey Abwaan Cabdiraxmaan Maxamuud Yuusuf ”C,raxmaan Xiir” ee Maqal Haboon.  

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mas’uuliyiinta Garabka la baxay Aqlabiyadda Xisbiga UCID oo Fariin u Diray Taageerayaashooda Gudo iyo Dibad ba

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Garabka la baxay aqlabiyadda ee Xisbiga UCID, ayaa fariin u diray guud ahaan taageerayaashooda kala duwan ee ku kala sugan dalka iyo dibaddiisa ba, waxaana ay shaaciyeen in maalinta khamiista ee soo socota ay ku biiri doonaan Xisbiga WADDANI isla mar ahaantaana loo samayn doono Xafladda soo dhaweynta.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

”Waxa Cad Raadkii Muuse Biixi ee Jidgooyada ugu galay M.Siilaanyo” Guddoomiye Cirro oo Dibadda u Soo Faqay Taariikhihii Madoobaa ee Gudoomiye Biixi+Si Adag uga Hadlay Hadalo Ka Soo Yeedhay DAAWO

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si adag u la hadlay guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo uu sheegay in uu taariikh madow ku lee yahay Somaliland. ”Waxa Cad Raadkii Muuse jidgooyada ugu galay Madaxweyne Axmed Siilaanyo”

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »