Home » 9:55 am Entries posted on “December, 2016”

Farriin Maangal ah oo ku socota Xisbiyada Qaranka & Ka Feejignaanta Weedho Naxli Xambaarsan oo Lagu Ololeeyo Iyo Dr. Maxamed-Rashiid Sheekh Xasan

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlihii hore ee Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Dr Maxamed Rashiid Sheekh Xasan ayaa Fariin u diray Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Somaliland oo uu ku adkeeyay inay dib uga baxaan Siyaasadaha Naxliga Xambaarsan ee ay ummada u Jeedinayaan. Qoraalka Dr Maxamed Rashiid ayaa u dhignaa Sidan:- ‘’Maalmahan waxa xoogaystay dagaalka afka ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Anigu Waxan Odhan Lahaa Keliya Cabdiraxmaanow Halka Aad Xoqaysaa Maaha Meel Siyaasad Laga Doono Ninkii ka Doonaana u malayn maayo inu ku macaashi doon,Muuse Biixi Laftiisa..’’ Cali Guray

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ ayaa uga Digay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Murashaxa Xisbiga Waddani ee doorashada Madaxtooyada inaanu Siyaasad ka dayin inuu Xadanteeyo eeda Dagaalkii Sokeeye ee Somaliland ka dhacay 1994kii Isagoo intaas ku daray in Siyaasi kasta oo Godkaas ka eega Siyaasadu in aanu ku Macaashi doonin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Waxa Aan Lee Yahay Muuse Taariikhdaadu Way Cadahay, Taydu na Way Cadahay oo Dalkan Badbaadadiisa Ayaanu Doonaynaa” Murashax Cabdiraxmaan Cirro

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si kulul u weeraray guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo muddooyinkii dambe dhalliilo u soo jeedinaayey isaga oo soo faqay taariikho madow oo uu lee yahay guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, waxaana uu dib u xasuusiyey kaalintii uu ku lahaa hurintii colaadahii dagaalkii  […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xeer-Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Sheegay In Gabdho Qaba Xanuunka HIV/AIDS-ku Dalka Soo Geliyaan Maandooriyaha KHAMRIGA & Halista Ka Dhalan Karta DAAWO

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Hababka Dadka ka ganacsada Maandooriyaha Khamrigu Magaalooyinka Dalka u soo geliyaan, ayaa mareysa meel halis badan, taasi oo sababi karta khataro kale oo dhanka Caafimaadka ah. Dadka ka Ganacsada Maandooriyaha Khamriga, ayaa marka ka soo iibsadaan Khamriga Dalka Itoobiya waxay dhib badan kala kulmaan sidii ay u soo gelin lahaayeen […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Aflagaado Qaawan Kula Kacay Hooyo Danyar ah oo Ka Cabanaysay Lacagta lagu soo Rogay Iskuulada Dawlada DAAWO

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Waxbarashada Somaliland Cabdillaahi Ibraahim Habbane ayaa waxa uu warbaahinta lasoo hor istaagay aflagaado qaawan oo uu u gaystay Hooyo danyar ahayd oo ka cabanaysay Lacagta laga qaado iskuullada dowladda. Wasiirku waxa uu hooyadan ku tilmaamay inay tahay islaan arrimaha noocan oo kale ah ku shaqaysata isla markaana aan caruurteeda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Cabashada Dadweynaha Laga Soo eryaayo Caruurtoodii Iskuuladii ay Tagayeen laguna Xidhay Lacag ay Bixiyaan DAAWO

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Dadweynaha Somaliland ayaa Cabasho ka Muujiyey Lacago lagu soo rogay Iskuulada dawlada oo Hore Xukuumadu uga dhigtay Bilaa Lacag.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

COODANLE: Shan Qof Oo Xanuunka Shubanka U Geeriyooday, Bukaannada La Il-daran, Saxada Deegaanka & Xog-warranka Maamulka 

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Inta la ogyahay Shan Qof-baa Xanuunnada Shubanka Iyo Oog-wareenka oo is-barkan ugu Geeriyooday Tuulada Coodanle ee Gobolka Buuhoodle ee Somaliland.   Tuulada Coodanle oo ka mid ah Gobolka Buuhoodle, ayaa waxa Dawladdu iskugu soo ururisay Qoysaskii ku caydhoobay Abaarta Adag ee ka jirta Gobollada bariga Somaliland, laakiin waxa halkaasi ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Nin Reer Berbera Ah Oo Ka Warramay Dooni 19-ka Bishan Degtay Oo Uu Ka Badbaaday, Dadka Ku Dhintay Iyo Xaaladdii Adkayd Ee Uu Soo Maray

Berbera 30. December 2016 (SDN/QJ):- Maxamed-Gurey oo ka mid ah 9 Qof oo ka badbaaday Dooni 19-kii bishan ku degtay Badda u dhexeysa Cumaan Iyo Puntland, ayaa ka warramay sidii Doontu ula degtay, Dadkii la socday ee Badda ku dhintay iyo sida isaga iyo 8 Qof ee kale ku badbaadeen. Maxamed-gurey oo ka mid ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muxaadaro:Diinta Islaamku Maxay Ka Qabtaa U Debbaal Degga Sanadka Cusub Ee Miilaadiga? Sheekh Mustafe X.Ismaaciil DAAWO

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Dad badan oo caalamka Islaamka ku nool ayaa sannad walba u dabbaal dega curashada sannadka cusub ee miilaadiga. Dadka Islaamka ayaa leh sannadka islaamka ee Hijriyada,taasi oo ay diinta islaamku u ogolaatey in ay xusaan oo ay weyneeyaan. Dhinaca kale dadka Soomaalida qaarkood ayaa si weyn u xuso sannadka cusub […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madasha Wada-tashiga Somaliya oo Dib-u-dhigtay Kuraastii Lagu Kordhiyey Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya! Maxay Sababtu Tahay?

Muqdisho 30. December 2016 (SDN/QJ):- War-saxaafadeed ka soo baxay madasha wada tashiga Qaran, ayaa lagu hakiyay 18kii kursi ee 24kii bisha war-murtiyeed ay soo saareen ku sheegeen in lagu kordhiyay kuraasta aqalk a sare. War-saxaafadeedkan danbe ayaa lagu sheegay in madashu mar kale isku raacday in dib loo dhigo kuraasta inta ay ka soo dhamaaneyso […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »