Home » 3:55 am Entries posted on “December, 2016”

Kenya: Haweenka Soomaalida Oo Laga Wacy-gelinayo Raacitaanka Mootooyinka

Nairobi 26. December 2016 (SDN/QJ):- Barnaamij dumarka lagaga wacyigalinayo inay raacaan mootooyinka ama dhugdhugleyda ayaa ka bilaabmay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Wacyigalintan ayaa imaanaysa iyadoo ay soo badanayeen in dhawaale dumarka Muslimiinta ah gaar ahaan dumarka Soomaalida ah ee raaca mootooyinka xaafadaha Soomaalidu u badan tahay ee caasimadda Kenya ee Nairobi gaar ahaan Islii. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Trump Oo Bilaabay Ciyaar Uu Hore Ugu Dhalleeceeyey Obama!

Washington 26. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Cusub ee Dalka Maraykanka ayaa galay fasax uu ugu Diyaar garoobayo xaflada uu xilka kula wareegi doono bisha soo socota. Waxaanu bilaabay inuu Ciyaaro Ciyaar ay Madaxweynayaal badan oo soo maray dalkaasi  ay aad u jeclaayeen, taasoo ah Ciyaarta Golf-ta, waxaana ka mid ahaa Madaxweynayaashii  aadka u jeclaa ciyaartaasi […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Guddoomiye Ramaax Oo Ku Hanjabay Inuu Tallaabo Ka Qaadi Doono Shirkadaha Iska Leh Riigag Ceelal Ka Qodaya Togdheer

Burco 26. December 2016 (SDN/QJ):- Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, ayaa ku hanjabay in uu tallaabo ka qaadi doono shirkadaha iska leh riigag ceelal ka qodaya deegaamada Balli-dhiig iyo Riyo-xidho, kuwaas oo aan sidii loogu talo galay u wadin shaqadii laga rabay ee qodista ceelalshaasi.   Guddoomiye Ramaax oo kormeer ku tegay deegaamadaasi, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawladda Djibouti Oo Sheegtay Inay Dib U Soo Celinayso Qaxooti Soomaali Ah Oo Muddo Dheer Wadankaasi Ku Noollaa

Djibouti, 26. December 2016 (SDN/QJ):- Dawladda Djibouti ayaa sheegtay inay celinayso qaxooti Soomaali ah oo mudo dheer ku noolaa wadankeedda. Hayada u qaabilsan arimaha qaxootiga dawlada Djibouti ayaa baryahaanba ku hawlaneyd u diyaarinta qaxootigaas sidii dalkooda Somalia loogu celin lahaa. Waxaanay sheegeen inay dadkaasi ku noqonayaan wadankoodda oo ay iyagu si iskood ah u doorteen […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xeer Ilaaliyihii Mileteriga Maamul Goboleedka Punt Land oo Toogasho Lagu Dilay,Alshabaab oo Sheegatay Dilkiisa & Xogwaran uu Bixiyey Daqiiqadihii Noloshiisa u danbeeyay

Bosaso 25. December 2016 (SDN/QJ):- Kooxda Al Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilkii maanta loo gaystay AUN Xeer ilaaliyihii ciidamada Milateriga Puntland, Cabdikariim Xasan Firdhiyo kaasoo maanta dablay hubaysan ku toogteen magaalada Bosaso. Afhayeen u hadlay Shabaab oo lagu magacabo Abu Muscab, ayaa sheegay inay mas’uulkaas dileen koox katirsan Al Shabaab oo ku sugan Bosaso, wuxuuna […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Akhriso:Magacyada Xubnaha Maanta Ku Guuleystay Kuraasta Aqalka Hoose Ee Matalaya Gobolada Waqooyi Ee Somaliland

Muqdisho 25. December 2016 (SDN/QJ):- Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Gobolada Waqooyi ayaa maanta mar kale ka dhacday magaalada Muqdisho, iyadoo la doortay afar kursi. Afarta kursi ee maanta la doortay ayaa labo ka mid ah ay ahaayeen Haween, halka labada kalena ay ahaayeen Rag, sidoo kale labo xildhibaan ayaa ku cusbaa. Kursiga Beesha Sacad […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wefti Ka Socda Xukuumadda Somaliland oo Socdaal la Xidhiidha Dhoofka Xoolaha Ku Jooga Dalka Qadar

Dooxa 25. December 2016 (SDN/QJ):-  Wefti  Wasiirro ah oo ka socda xukuumadda Jamhuuriyadda  Somaliland ayaa ka degay magaaladda Dooxa ee caasimadda  dalka Qadar. Weftigan wasiirrada ah oo uu hogaaminaayo wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka iyo horumarinta Somaliland Maxamed Aadan (Qabyo-tire), oo ay weheliyaan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Axmed Aadan Kayse, Wasiirku xigeenka wasaaradda madaxtooyada  Axmed […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dib u Xasuuso Taariikhda Aqoon Yahan Jamaal Cali Xuseen (Shalay iyo Maanta) DAAWO

Hargaysa 25. December 2016 (SDN/QJ):- Wuxuu Mudo Ku Siman Afar Sannadood ahaa Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid,Markii uu dibada u soo baxay Khilaafka u dhexeeyay isaga iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Wuxuu ku eedayn Jiray in Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi uu dabada ka riixayo Muranka Xisbiga Ucid Isagoo damaca Gudoomiye Muuse ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiye Muuse Biixi oo Cod Dheer Ku Sheegay in Gudoomiye Cirro & Hogaankiisa Waddani ay Ku Kaceen Falal Lagu Wiiqayo Jiritaanka Somaliland Kana hadlay Sida ay u arkaan Falal lagu waxyeeleeyay Saraakiil ka Tirsan Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 25. December 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Talada Somaliland Haya ee Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Sheegay in hogaanka Sare ee Xisbiga Waddani ay ku Kaceen Falal Lagu Wiiqayo Jiritaanka Madax Bannaanida Jamhuuriyada Somaliland Kadib Markii ay Magaalada Nairobi Kulan kula qaateen Sida uu Xusay Madax ka Tirsan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sheekh Aadan Sunne oo Madaxweyne Siilaanyo Cafis u Fidiyey oo Soo Bandhigay Xaalada Naxdinta Leh ee Jeelasha ka Taagan & Wasiirka Caddaalada oo Jawaab Hubsiimo La’aan ah Kaga Fal Celiyey DAAWO

Hargaysa 25. December 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Sunne oo Dhawaan Madaxweyne Axmed Siilaanyo Cafis u fidiyey Kadib Markii Xukun Maxkamadeed ku Dhacay ayaa ka Dayriyey Xaalada Xabsiga Weyn ee Hargaysa oo uu dhawr Bilood Ku Jiray,Waxaanu soo Taxay Muwaadiniin ka soo Jeeda Gobolada dalka oo Dhibaatooyin kala duwani kala soo derseen Mudadii ay Xabsiga ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »