Home » 12:53 pm
Entries posted on “June, 2016”
Hargeysa,27,6,2016 (QJ/SDN) – Warbixin lagu baahiyey wargeyska Modern Ghana, ayaa lagaga hadlay xaalada muuqaalada ku xardhan deegaanka Laas-geel, waxaana lagu bilaabay:“Qarniyo ayaa ka dambeeyey muuqaalada casaan iyo cadaanka ee ku xardhan buuraha Somaliland kana mid yihiin lo’ deerro, gerri, iyo ugaadhsato leeb iyo qaanso wata. Wakhtigan sawirrada Laas-geel ee ku yaal dalka aan aqoonsiga haysan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,27,6,2016 (QJ/SDN) – Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Amb.Kaysar Cabdillaahi ayaa waxba kamajiraan kutilmaamay war xalay lagu daabacay Shabakadda Gaaroodinews oo kusaabsanaa kulan isturxaan saarid iyo Tuhun saar ahaa oo loogu garnaqay Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse iyo isaga. Tuhunkaas oo kadhashy Xabbad lagu riday guriga Wasiir Kaysar. Wasiir Ku-xigeenka Qorshaynta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,27,6,2016 (QJ/SDN) – Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay niman Muqdisho jooga oo sheegtay in ay ka mid yihiin madaxdhaqameedka reer Somaliland isla markaana dawladda Soomaaliya ee caalamku waardiyeeyaan ay sheegtay in ay soo xulayaan xubno maqaar saar ah oo magaca Somaliland ku fadhiista kuraasta baarlamaanka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,27,6,2016 (QJ/SDN) – Sida ku cad sunnaha Rasuulka, Nebigu (SCW) waxa uu aad u tixgelin jiray in timirtu ay noqoto cuntada ay tahay in muslimiintu ay ku bilaabaan afurkooda xilliga ramadaanka. Dr. Khaalid Jaabir ayaa diiwaanka Internet ka ee Cabdallah Bin Cabdalcasiis oo ka faallooda arrimaha caafimaadka waxa uu ku yidhi, “Nebigii (SCW) waxa uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Balli-gubadle,27,6,2016 (QJ/SDN) – Maxkamada gobolka Hawd ayaa xukunno kala duwan ku riday dad burbur u gaystay wadada Hargeysa iyo Balli-gubadle isku xidha kuwaasi oo la sheegay in ay guranayeen dhagaxii lagu dhisay wadadaasi.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jigjiga,27,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxwaynaha DDSI ahna gudoomiyaha boordhiga maamula jaamacada jigjiga mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka kaqaybgalay munaasabada wareegii 8, aad ee qalinjabinta jaamacada jigjiga oo ay kaqalinjabinayeen in kabadan 1,820 arday oo isugu jira 635 gabdho ah iyo 1,185 wiilal ah oo dhamaysatay shahaadada heerka degreega 1, aad iyo waliba Masterka mudo 3 […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,27,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, kan dawlada iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Boqorada, Ugaasyada, Salaadiinta, Cuqaashada, waxgaradka, waayeelka, qoyskii, qaraabadii, eheladii, asxaabtii iyo guud ahaan shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Chief Caaqil Axmed Cabdilaahi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 27.June 2016 (SDN/QJ):- Waftidii balaadhnay ee uu hogaaminayey wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran Cadde ayaa Shalay Gaadhay Xarunta Gobolka Sool Ee Laascaanood Halkaasi oo waftida wasiirka ay kusoo dhaweeyeen Badhasaabka Gobolka Sool Mustafe Shiine Iyo Maamulka Gobolkaasi. Waftidan uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Ayaa Maalmahanba Safaro kala duwan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27.June 2016 (SDN/QJ):-Wasiiradda Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade iyo Warfaafinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani oo Hawlo Shaqo ugu Kicitimay Gobolada bari ee Somaliland ayaa isku Tuur tuuray Su’aal laga weydiiyay Sababta ay Xukuumadu uga hadli weyday Xadhiga ay Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya kula Kaceen Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahin oo Telefishanka HCTV uga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27.June 2016 (SDN/QJ):-Kadib Mudo 8 Cisho ah oo aan Telefishanka HCTV Laga Daawan Qaarada Africa Kadib Markii Ismaamulka Kililka Shanaad ee Dalka Itoobiya ay Dacwad ka Gudbiyeen ayaa Wakaaladda RR Media oo Maamusha Satelite-ka Thaicom 5 Waxay raali ka bixisay Sida ay Dacwada Hal dhinac u dhagaysatay una Xayirtay Daawashada HCTV Waxayna dib ugu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »