Home » 11:18 am
Entries posted on “June, 2016”
Muqdisho (SDN) – Turkish president Raccep Tayyib Erdogan touched down in the Somali capital Friday to open a new beachfront embassy and to launch new Turkish development projects in the horn of Africa nation. Accompanied by the first lady and members of his cabinet, Erdogan who’s visiting Mogadishu on the last leg of his week-long […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa,4,6,2016 (QJ/SDN) – Xogyaha warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Barkhad Jaamac Xirsi Batuun ayaa ka dayriyay xaaladda suxufiyiin ku xidhan magaalada Hargeysa, isagoona sheegay in aan weli maxkamad lasoo taagin suxufiyiintaasi.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,4,6,2016 (QJ/SDN) – “Doorasho xor iyo xalaal ahi dal kasta waxa ay u leedahay muhiimad aad u weyn, laakiin Somaliland waxaa ay u leedahay muhiimad kale oo dheeraad ah, taas oo ah in doorasho kale oo si guul iyo nabadgelyo ah ugu dhacdaa ay sii xoojinayso qadiyaddeeda ah in ay aqoonsi caalmi ah u hesho […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 4,6,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi isla markaana ah Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga ayaa sheegay in Caalamku uu iska indho tiray horumarka iyo dimuqraadiyada ka hana qaaday Somaliland iyo tan iyo wakhtii ay Somaliland la soo noqotay xoriyadeeda, waxaanu tilmaamay in Somaliya oo aan wax kala dambayn […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho,4,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaa xalay War-Murtiyeed ka kooban 14-qodob laga soo saaray Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran oo dhoor maalmood xarunta Madaxtooyada Soomaaliya uga socday Madaxda Dowlada Federaalka iyo Madaxda Maamul Goboleedyada. War-Murtiyeedka laga soo saaray Shirka ayaan lagu cadeyn maqaamka ay Muqdisho yeelaneyso, waxaana arintaasi loo saaray guddi mudo 60-cisho uga soo talo bixiya, waxaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
32 Sano, ayaa laga joogaa Bishii June 1984-kii xilligaas oo Geesigii Maxamed Mooge Liibaan iyo 16 dagaalyahanaddii SNM wehelisay ay ku nafwaayeen Jid goyn cadowgii u galay Meesha la yidhaa Meer meerta oo u dhaxaysa Awaare iyo Dhagax Buur. Waxaan qoraalkan kooban idinkula wadaagayaa sidii Abwaan Maxamed Mooge u dhintay anaga waqtigaas isku qol seexan […]
Posted in Features | Read More »
Washington,4,6,2016, (QJ/SDN) – Feedhyahankii ugu Cansanaa Caalamka oo dhan, Maxamed Cali Kalaay ayaa xalay ku Geeriyooday Cisbitaal ku yaalla Magaalada Phoenix ee Gobolka Arizona ee dalka Mareykanka. Maxamed Kalaay, ayaa Khamiistii lasoo dhaafay la dhigay Cisbitaalka uu ku dhintay, isagoo xanuun ka haleelay dhinaca neefsashada, isagoo muddo 30-sano ah qabay cudurka jareyska ama Lalleemada. Sidoo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,3,6,2016 (QJ/SDN) – Naxariistii Janno Alle haka waraabiyee waxa caawa oo ay taariikhdu tahay 4 bisha june sanadka 2016 ku beegantahay sannad guuradii 32’aad ee kasoo wareegatay markii uu geeriyooday Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan [Baban]. Waxaana caawa oo kale taariikhdu marka ay ahayd 04-june-1984-dii lagu dilay Mujaahid Maxamed Mooge deegaan ka tirsan magaalada Dhagax-buur ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qabri-dahar,3,6,2016 (QJ/SDN) Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya wafti aad ubalaadhan oo ay kamidyihiin mw-kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee DDSI marwo Sucaad Axmed Faarax, mw-kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska hawlaha guud iyo horumarinta magaalooyinka dhismaha iyo warshadaha DDSI mudane Cabdixakiin Cigaal Cumar, mw-kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska waxbarashada DDSI […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho,3,6,2016 (QJ/SDN) – Codka ay baahisay idaacada ururka Al Shabaab ee Andalus ayaa ah cod telefoonka looga duubay kooxdii geysatay weerarkii lagu qaaday Hotel Ambassador ee magaalada Muqdisho, iyagoo xilligaasi dagaal ka dhex waday Hotelka. “Muslimiinta waxaan ugu bishaareynaynaa halaaga gaalada gaartay” ayuu yidhi mid kamid ah kooxdii weerarka geysatay oo magaciisa lagu sheegay Jaabir […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »