Home » 11:15 am
Entries posted on “June, 2016”
Hargaysa 05.June 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Iyo Xildhibaan Axmed Xasan Aadan (Axmed Waysacadde) oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland oo laga soo doorto Gobolka Saaxil ayaa dood iyo su’aalo kulul ku karbaashay Xubno ka socday Xukuumadda Somaliland, Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyada oo ay goob joog ahaayeen qaar […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 05.June 2016 (SDN/QJ):- Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya, ayaa wax ka qoray heshiiska lagu horumarinayo dekadda Berbera ee ay wada galeen dawladda Somaliland iyo shirkadda DP World,waxaanu sheegay in dekedda Berbera oo ku taalla bogcad istaraataji ah ay kaalin weyn ka qaadan doonto ganacsiga gobolka. Warkan wargeysku waxa uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 05.June 2016 (SDN/QJ):- Maxamed Cali Kalaay oo ahaa feedhyahankii dunida ugu caansana ayaa ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Phoenix ee gobolka Arizona. Waa feedhyahan caan ah oo u dhashay dalka maraykan,Maxamed Cali oo dadka soomaaliyeed u yaqaanaan magaca “Maxamed Cali Kalaay” ayaa taariiikhdu markay aheyd 17.January 1942 ku dhashay magaalada Louisville ee gobolka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis ababa 05.June 2016 (SDN/QJ):- “Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland iyadoo kaalmo dhaqaale ka helaysa dawladda Maraykanka qaybteeda horumarinta caalamiga ah ee USAID, iyada oo loo marayo iskaashiga caalamiga ee GPE, ayaa waxaanu furnay dalab lagu dhisayo machadka tabobarka macallimiinta heer qaran” sidan waxa sheegay Wasiir ku-xigeenka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Yuusuf Cismaan Garas […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qayb galay Munaasibad deeq iyo Lacag lagu Gudoonsiinayay Caruurta lagu Xanaaneeyo Xarunta Daryeelka iyo Dhaqan Celinta ee Xaafada Maxamed Mooge.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dubai,5 June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Isu Taga Imaaraadka ka Furmay Shalay oo Sabti ahayd Wejigii labaad ee Wada hadalka u dhexeeya Somaliland iyo Imaaraadka ee Ku wajahnaa dhamaystirka Heshiiska dhex maray Somaliland iyo Shirkada Dubai World Port ee Maalgelinta ku samayn doonta Dekeda Magaalada Berbera. Safiirka Somaliland ee Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta Baashe […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Abkhazia 05.June 2016 (SDN/QJ):- Abkhazia oo adduunku u yaqaanno inay ka mid tahay Georgia, ayaa marti-gelisay tartankii ugu weynaa ee ciyaareed ee ay waligeed lagu qabto dhulkeeda oo ah koobka adduunka ee dalalka aan la aqoonsanayn,”ayaa lagu yidhi warbixin uu qoray weriye Rayhan Demytrie oo ka tirsan laanta Ingiriisida ee idaacadda BBC-da oo shalay lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 05.June 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan xogta dahsoon waxaynu si gaar ah ugu eegaynaa cuntooyinka ugu la yaabka badan ee ay suurogalka tahay inaaad ka hesho hudheelada caalamka qaarkood.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 05.June 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye NacNac oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Sheegay inaanay Somaliland wakhti danbe ku lumin doonin waanwaanta uu Turkigu ka dhex wado Somaliland Iyo Somalia.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 05,June 2016 (SDN/QJ):- Dhawaan ayey ahayd markii dawladda Ugandha, gaar ahaan taliskeeda ciidanku (UPDF) iclaamiyeen in ay dib u fiirinayaan sii waddida hawl-galka Military ee Soomaaliya. Arrintani waxa ay ka dambeysay markii Midawga Yurub (EU) oo gabi ahaanba bixiya lacagta AMISOM ay shaaciyeen in ay 20% jarayaan dhaqaalihii ku baxayey nabad sameynta Soomaaliya (Peace […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »