Home » 1:31 pm
Entries posted on “June, 2016”
Muqdisho,5,6,2016 (QJ/SDN) – Kooxo Hubeysan ayaa goordhaweyd Degmada Hodan ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen gabadh Wariye ah oo lagu magacaabi jiray Sagal Salaad Cusmaan , gabadhan ayaana ka tirsaneed Warbaahinta Dowlada gaar ahaan Radio Muqdisho. Goob joogayaal ayaa ku waramay in Kooxo bistooldo ku hubeysnaa ay Wariye Sagal Salaad ku dileen afaafka hore […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho,5,6,2016 (QJ/SDN) – Booliska dowlada Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay maanta Shan Askari oo ka tirsan ciidanka AMISOM iyo 10 ruux oo Soomaali ah kuwaasoo iibinayay qalab ciidanka AMISOM ay leeyihiin. Askarta iyo dadka ayaa ciidamada amaanka Soomaaliya waxay ka qabteen Garaash ku yaala Wakaaladii Biyaha ee aga’gaarka isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho. Taliyaha ciidanka Booliska […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qabri-daharre,5,6,2016 (QJ/SDN) – Munaasabad si heer qaran, heer deegaan, heer gobol iyo heer maamul magaalo ah loo soo agaasimay oo xadhiga lagaga jarayay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee qabridahar ayaa kadhacday isla qabridahar gaar ahaan gagida diyaaradaha cusub ee magaalada qabridahar iyadoo waftigii heer federaal ee kaqaybgalayay munaasabadan oo uu hogaaminayo Dr. Debretsion Gebremichael oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho,5,6,2016 (QJ/SDN) – Wargeyska rasmiga ah ee dawladda Turkiga ayaa salaasadii toddobaadkii hore oo ah maalmo yar ka hor imaanshiyaha uu Erdogan ku yimid Muqdisho waxa ay faafisay heshiis iskaashi oo dhinaca qalabka difaaca iyo saanadda milateriga ah oo ay horraantii sannadkii 2015kii kala saxeexdeen dawladaha Turkiga iyo Soomaaliya, laakiin hadda uun uu ansixiyey dalka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Maxamed Cali Kalaay: Horyaalkii Feedhka Iyo Haldoorkii Muslimiinta Maraykan , W/Q: Kamaal A. Cali [Qaybtii koowaad] Washington (GM) – Waxaa arooryadii hore ee sabtidii shalay 3da Juun dalka Maraykanka ku geeriyooday Alle ha u naxariisto ee faadhyahankii caalamiga ahaa ee Maxamed Cali Kalaay, kadib markii uu sii wadi kari waayey neefsiga, xaalad ka dhalatay cudurka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,5,6,2016 (QJ/SDN) – Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Maxamed Hurre Buuba ayaa qoraal uu soo geliyey barta uu ku leeyahay barkulanka bulshada ee Twitter ka waxa uu ku sheegay in qaabka ay qaar ka mid ah madaxda sare ee Somaliland u dhigaan ka warramidda qadiyadda Somaliland ay tahay khatarta ugu weyn ee caqabad ku noqon […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho,5,6,2016 (QJ/SDN) – Ganacsiyo fara badan ayaa xilligaan Magaalada Muqdisho soo buux-dhaafiyay, kuwaasoo qayb ka ah u diyaar-garowga ay Shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah isugu diyaarinayaan bisha Barakeysan ee Ramadaan. Inta badan goobaha ganacisga ayaa furan saacado ka badan intii ay furnaan jireen, iyadoo shacab badan ay ka iibsanayaan alaabooyinka lagama maarmaanka ah si ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 05.June 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 05.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Caasimada Dalka ee Hargaysa Cornayl Axmed Mirre Maxamed oo Sannadihii u danbeeyay deganaa Dalka Ingiriiska. Soo dhawaynta Mujaahidka Waxaa ka dhex muuqday Sadexda Xisbi Qaran,Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumada Iyo Boqolaal Dadweyne ah.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa,5 June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa Markii Kowaad ka hadlay Aragtidiisa ku aadan Heshiiskii Xukuumadu la gashay Shirkada DPW ee Maalgelinta Dekeda Magaalada Berbera.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »