Home » 2:35 pm
Entries posted on “June, 2016”
Nairobi,7,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud iyo Madaxweynaha Dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa maanta kulan saacado badan qaatay ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada Kenya ee Nairobi. Labada Madaxweyne ayaa isla Gor-feeyay Arrimaha Qoxootiga Soomaalida ee ku dhaqan Kenya, Arrimaha Amniga, is-kaashiga Dhaqaalaha, isku socodka Shacabka labada Wadan, arrimaha gobolka iyo caalamka. Madaxweyne Xasan Sheekh […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,7,6,2016 (QJ/SDN) – Xaaji Cabdikariim Xuseen [Cabdi waraabe] ayaa ku baaqay in loo gurmadii dadkii ay shalay ciidanka Itoobiya ayk u xasuuqeen magaalada Jaamac-dubad ee deegaanka Gaashaamo, isagoona xukuumadda ugu baaqay in ay la hadasho dowladda Itoobiya.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,6,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaayo ayaa maanta furayShirka 9aad ee Isku-duwidda Mucaawinooyinka Somaliland oo lagu qabtay Hudheelka Ambassador ee caasimadda Hargeysa. Shirkan oo socon doona muddo laba maalmood ah waxa ka qaybgelaya wakiillo ka socda dawladaha Somaliland ka taageera dhinaca hormarka, saaraakiil sarsare oo ka tirsan hay’adaha Qaramada midoobey,laamaha kala duwan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,6,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaa maanta Magaalada Salaxley ka dhacday Xaflad Balaadhan oo ilyartu is qabtay isla markaana Kulmisay Haldoorkii Somaliland . Ujeeddada Xafladdan ayaa ahayd Xadhig ka jaris loo sameeyay Dhismayal Cusub oo Ururka Hayaan ku soo kordhiyay Cusbitaalka SALAXLEY . Waxaana ka soo qeyb galay Xafladdan Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland Mudane C/laahi Maxamed […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaashaamo,6,6,2016 (QJ/SDN) – Ku dhawaad 42 qof oo shacab ah oo isugu jiray Caruur iyo Haween ayaa la sheegayaa in lagu dilay deegaanka tuulada jaamac dubad oo ka tirsan degmada Gaashaamo ee DDSI, iyadoo arrintani masuuliyadeeda lagu eedeeyay ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya. Magaalada jaamac dubad ayaa ka tirsan degmada Gaashaamo ee dowlad deegaanka Soomaalida […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN) – Waxa magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland lagu qabtay xus loogu baroordiiqayo sanad guuradii 32’aad ee kasoo wareegatay geeridii Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood,6,6,2016 (QJ/SDN) – Xubno ka tirsan golaha wasiirada Somaliland ayaa maanta gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka sool yagoona Halkaasi u tagay xallinta shaqaaqadii halkaasi ka dhacay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,6,6,2016 (QJ/SDN) – Halkan Hoose waxaad ka daawan kartaa casharkii koowaad ee casharada ramadaanta, waxaaana darsigani ku saabsanyahay “Aadaabta ama Akhlaaqda qofka muslimka”, waxa soo jeedinaaya Sheekh Cabdillaahi Xasan Xaashi Berberaawi.
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,6,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaa Maanta xadhiga laga jaray Cusbitaal laga hirgaliyay Deegaanka Balli-Mataan ee hoos taga degmada Salaxlay ee gobolka Maroodi-jeex. Munaasibad kooban oo loo qabtay xadhig ka jarista Cusbitaalkaasi oo ka dhacday Deegaanka balli-mataan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Caafimaadka Somaliland Mudane Saleebaan Xaglo-toosiye, Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »