Home » 2:36 pm
Entries posted on “June, 2016”
Ankara,8,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Turkiga, ayaa Isbitaalka ku booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxaasi isagoo mid mid u gacanqaaday dhibanayaasha oo rayid u badana, isagoo u rajeeyay in Allaha uu bogsiiyo. Erdogan oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Istanbul, ayaa sheegay in Turkigu uu sii wadi doono dagaalka ka dhanka ah argagaxisada, illaa iyo inta laga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 8,6,2016 (QJ/SDN) – Xukumadda aya xabsiga dhigtay dhalinyaro dhawaan shir jaraa’id oo ay kaga soo horjeedaan wareejinta dekeda berbera ku qabatay magaalada Hargeysa. Ciidamada Booliska ayaa qabtay dhalinyaro rabay inay mar kale shir jaraa’id ku qabtaan oo ay kaga soo horjeedaan wareejinta iyo heshiiska Dekeda Berbera ayna ku canbaareynayaan xadhiga ay xukumaddu kula kacday […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kampala,8,6,2016 (QJ/SDN) – Arrin si weyn u soo jiidatay Warbaahinta ayay Noqontay kaddib markii madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni uu xubnaha Golaha Wasiirrada Cusub ee Xukuumaddiisa uu kusoo daray xaaskiisa Janet Museveni. Madaxweyne Museveni ayaa Magacaabay 80 Wasiir oo qaar ka mid ah isku Shaan-dheyn dhinaca Xilalka lagu sameeyay. Janet Kataaha Museveni, ayaa noqoneysa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa.8,6,2016 (QJ/SDN) – Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye (Axmed Gacan), oo ah Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Guddaha iyo Nabadgalyada ee Golaha Guurtida ayaa ka hadlay tobannan qof oo iskugu jir Waayeelka, Caruurta iyo Haweenka ee lagu laayey Deegaanka Gaashamo,waxaanu gef iyo khalad ku tilmaamay in dad maatiy oo aan waxba galafsan oo waliba bilaa hub ah in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,8,6,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay dib u dhaca ku yimid wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya, ee ka dhacaayey dalka Turkiga, waxaanu sheegay in aan ilaa hadda loo sheegin sababta keentay dib u dhaca balse Ramadaan kadib ay dib u bilaabi doonaan wada hadaladu. Wasiirka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,8,6,2016 (QJ/SDN) – Labadii maalmood ee u dambeeyey waxaa xiisad xoog ah iyo hadal hayn badan ka dhex abuuray magaalada Hargeysa iyo guud ahaan magaalooyinka waaweyn ee Somaliland wararka la xidhiidha dil-wadareedkii ay qaar ka mid ah ciidamada Itoobiya ka geysteen deegaanka Jaamac Dubbad oo dhinaca Bari ka xiga degmadda Gaashaamo oo ka tirsan gobolka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
By diplomatic vernacular, the armistice and cooperation between neighbouring countries upkeep economic heightening, security enhancement, social sense of camaraderie and positive political constancy. Ethiopia’s miracle double digit economic growth and lucrative maturity as a developmental state derived under the possibility of Somaliland’s success by way of the veneration and respect with its neighbours expressly Ethiopia […]
Posted in Features,news in English | Read More »
Hargeysa,7,6,2016 (QJ/SDN) – Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadira ayaa ku baaqay in loo gurmado dadkii lagu laayay Deegaanka Gaashaamo isla markaana Tacsiyadeeyay Eheladii ay ka baxeen . Suldaaku wuxu ugu danbeentii Baaq Nabadeed u diray Beelaha walaalaha ah ee shaqaaqadu ku dhex martay Deekaanka Dharkayn Geeyo Ee Gobolka Sool .
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Daroor,7,6,2016 (QJ/SDN) – Wafti uu hogaaminaye Madaxwayne ku xigeenka DDSI ahna wasiirka waxbarashada DDSI mudane Mawliid Haayir Xasan oo ay ku wehelinayaan wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada DDSI mudane Axmed Maxamed Koore iyo gudoomiyaha gobolka jarar mudane Cabdi Cali Mataan ayaa siwayn loogu soo dhaweeyay degmada Awaare oo gobolka jarar. Waxaana halkaasi siwayn ugu soo dhaweeyay waftigan, masuuliyiin maamulka degmada awaare […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ankara,7,6,2016 (QJ/SDN) – Inta la xaqiijinayo 11 ruux ayaa ku dhimatay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax lagu bartilmaameesaday bas boliisku leeyihiin oo marayay deegaanka Vezneciler ee mashquulka badan kaasoo la lagu soo beegay xilli subaxa hore ah oo dadku si weyn u mashquulsanayeen. Ilaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay mas’uuliyada Qaraxa saakay, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »