Home » 4:19 pm
Entries posted on “June, 2016”
Muqdisho,9,6,2016 (QJ/SDN) – Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay iska Caabiyeen weerar Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig Ciidamadooda ay ku lahaayeen Tuulada Halgan ee gobolka Hiiraan subaxnimadii hore ee saakay. Safaarada dowlada Itoobiya ee ku taala magaalada Muqdisho ayaa u sheegtay Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA in weerarkaasi ay soo qaadeen Al-shabaab lagu Gaar-siiyay khasaaro […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Halkan,9,6,2016 (QJ/SDN) – Dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa saaka weerar xoogan oo isugu jira ismiidaamin iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen Xero ay Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Itoobiya ku leeyihiin Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan. Weerarka ayaa ku bilowday is qarxin waxaana xiligaa kadib bilowday dagaal toos ah oo dhax maray dagaalyahanada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 9,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa dhambaal tacsi ah u diray ehelada dadkii lagu laayay Tuulada Jaamac Dubbad ee Degmada Gaashaamo Ee Gobolka Dhagax buur ee Killalka Shanaad Ee Itoobiya. Warsaxaafadeed ka soo baxay aqalka Madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdiraxmaan Sh. Cilmi Faahiye(Shamax), […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 9,6,2016 (QJ/SDN) – Wasiirul dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dawladda Fadaralka Itoobiya iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa la filayaa in haddii ALLE idmo Sabtida ay dalka ku yimadaan socdaal ay kulamo la yeelan doonana masuuliyiinta ugu sarraysa qaranka Somaliland. Warar xog-ogaal ah oo uu Geeska Afrika helay ayaa sheegaya in socdaalka Weftigan Itoobiya uu salka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 09,June 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shalay furay shir wayn oo u dhexeeya Somaliland iyo waddamada kaalmada bixiya iyo qaramada midoobay, kaasoo ka socon doona Hotel Ambassador laba maalmood. Khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa oo madaxweynuhu halkaa ka jeediyey ayaa waxay ahayd sidan:- Ambassadoorro, Wasiiro, Marti-sharaf, Mudaneyaal iyo Marwooyin, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 08.June 2016 (SDN/QJ):- Waxa Shalay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool gaadhay Wefti Wasiirro ah oo Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo u xilsaaray inay shaqeeyaan Daminta Colaadda labada beelood ee Walaalaha ku dhex martay deegaanka Dharkeyn-geeyo ee Koonfurta Gobolka Sool. Weftigan oo ay Wehelinayaan Saraakiil Booliis ah oo uu ka mid yahay Taliyaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 8 June, 2016-(SDN/QJ): – Waa Barnaamij Gaar ah oo aynu ku eegi doono Geeridii Xaqa ahayd ee ku Timid 1 Bishan June Alle ha u Naxariistee Abwaan Mustafe Faarax Xuseen.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 8 June, 2016-(SDN/QJ): – Ka dib, markii Ciidammada loo yaqaanno Liyuu Booliska ee Dawladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya ay Dad gaadhaya 42 Qof oo isugu jira Carruur, Haween iyo Rag Waayeel ah ku xasuuqeen Deegaanka Jaamac Dubad oo ka tirsan Degmada Gaashaamo ee Kililka Shanaad, ayaa Hoggaamiyeyaasha Bulshada Somaliland si adag uga hadleen Xasuuqaasi, waxayna […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,8,6,2016 (QJ/SDN) – Warbixintan oo uu sameeyey Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare). Waxay ku saabsan tahay dugsiga dhegoolayaasha ee Boorama ee loo yaqaanno Annalena. Ku soo dhawaada oo ka bogasho wanaagsan.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,8,6,2016 (QJ//SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa su’aalaha bisha barakaysan ee ramadaan, waxaana su’aalahan ka jawaabaya fadiilatu sheekh Maxmed Sheekh Cumar dirir.
Posted in dacwada,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »