Home » 2:33 am Entries posted on “June, 2016”

Hooyo Dirawalnimo Ku Shaqeysata Oo Ka Warrantay Dareenkeeda, Goortay Ugu Naxdinta Badnayd, Xawaaraha Ay Ku Socoto & Siday U Aragto Dadka Dalka Ka Tahriiba

Kalabaydh, 9 June, 2016-(SDN/QJ): – Fadxiya Abuu-hureyra, waa Hooyo Shan Sannadood ku shaqeysanaysa Xirfadda Dirawalnimada, waxayna wadataa Gaadhi Nooha ah oo ay Dadka ugu Daabusho Hargeysa, Wajaale iyo Gabiley. Fadxiya oo ah Hooyo leh Carruur oo deggan Degmada Gabiley ee Gobolka Gabiley, oo Telefiishanka Star ka wareystay Shaqadeeda, ayaa sheegtay inay door bidday inay ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Jadwalka Culimada Bishan Ramadaan Tujinaysa Salaadaha Taraawiixda Masjidka Xaramka

Makka Al Mukarrama 10.June 2016 (SDN/QJ):- Ka hor intii aanay curan Bishan Barakaysan ee Ramadaan, Golaha Sare ee maamula Masaajidda Xurmada leh ee Xaramka iyo Masjidka Nabiga NNKHA waxa ay soo saareen liiska culimada Muslimiinta ku tujin doonta labadan Masjid ee Xurmada leh sannadda 1437- 2006 waxaanay culimadaasi kala yihiin: Sheekh Dr. Cabdiraxmaan Bin Cabdicasiis […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Meydka Nin Lagu Dilay Hargeysa Oo La Helay Iyo Booliska Oo Baadhaya

Hargaysa 09.June 2016 (SDN/QJ):- Alle ha u Naxariistii Waxa Xalay Magaalada Hargeysa lagu dilay Hal Qof oo Rag. Lama oga Cidda Dilkan geysatay, laakiin Meydka Marxuumkan ayaa Saaka Waaberigii laga helay Agagaarka Silimoogii hore ee Hargeysa ee Degmada 26-ka June. Meydkan oo Dadweynaha Xaafaddu arkeen isagoo yaalla labada Sakadood dhexdooda, ayaa Dadkii arkay la xidhiidheen […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Iyo Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa Maxaa kala Qabsaday? DAAWO

Hargaysa 09,June 2016 (SDN/QJ):- Dood Xiiso badan oo lagaga hadlayay Xadhiga soo Noqnoqday ee Saxaafada ayaa Waxay dhex martay Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyada Mucaaridka Somaliland.  

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Sheegay inuu aad uga Damqaday Dadka Lagu laayay Dalka Itoobiya

Hargaysa 09,June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, Isagoo ku hadlaya magaciisa, ka Dawladda iyo kan shacbiga Somalilandba waxa uu dhammaal tacsi ah u dirayaa, dadkii isugu jiray waayeelka, caruurta iyo haween ee ku naf waayey dhiilladii, ka dhacday Jaamac Dubbad ee degmada Gaashaamo ee gobolka Jarar ee Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Suldaanka Guud Ee Beesha HABAR YOONIS Oo Ka Hadlay Tirada Carruurta, Haweenka Iyo Waayeelka Ah Ee Ciidammada Itoobiya Ku Xasuuqeen Deegaanka Jaamac Dubbad Ee Kililka Shannaad

Gaashaammo, 9 June, 2016-(SDN/QJ): – Suldaanka Guud ee Beelaha Habar Yoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani, ayaa ka hadlay Dad gaadhaya 24 Qof oo Dumar, Carruur iyo Rag Waayeel ah oo Ciidammada Dawladda Itoobiya ku xasuuqeen Deegaanka Jaamac Dubbad oo dhanka Koonfur-bari ka xiga Degmada Gaashaammo ee Kililka Shannaad ee Soomaalida Itoobiya. Suldaan Maxamed Suldaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dagaalkii DHARKEYN-GEEYO Oo Sababay Baro-kac Baahsan, Hooyo Jidka Ku Umushay Iyo Wiil Yar Oo Aan Dhowr Maalmood Cunto Cunin

Laascaanood, 9 June, 2016-(SDN/QJ): – Dagaalkii Toddobaadkii hore labada Beelood ee Walaalaha ah ku dhex maray Deegaanka Dharkeyn-geeyo ee Koonfurta Gobolka Sool ee Somaliland, ayaa saameeyay Nolosha Dadka Deegaankaasi ku dhaqnaa, waxaanu keenay in Dad badan halkaasi ka baro-kacaan. In ka badan 2000 Qoys oo ka mid ahaa Dadkii ku dhaqnaa Deegaannada Colaaddu ka dhacday […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ururka Midowga Afrika Oo Lagu Cannaanatay Aqoonsi La’aanta Somaliland

Hargeysa, 9 June, 2016-(SDN/QJ): – Majaladda la yidhaahdo The National Interest, ayaa warbixin dheer oo ay daabacday Doraad waxay kaga hadashay dawladnimada shaqeynaysa iyo dimuqraadiyadda ka jirta Somaliland, taasi oo ay ku sifeeyeen mid  naadir ah in nooceeda oo kale laga hirgaliyo mandaqadda qalalaasuhu hadheeyay. Warbixintan ayaa Wargeysku ku bilaabay sidan, “Somaliland oo shan iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

C/WELI GAAS: Al-shabaab haday Qof naga naga dilaan 20-qof oo ayaanu ka dilaynaa

Garowe, 9,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas oo dib ugu soo laabtay Maanta Magaaladda Garoowe ayaa wuxuu sheegay in Puntland ay dagaal kale oo adag la galeyso Ururka Al-shabaab ee ka Dagaallama Somalia. C/weli Gaas ayaa xusay in Al-shabaab markii ay qof ku dilaan Puntland ay ka dili doonaan iyaguna 20-ruux ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Militants say kill 43 in attack on Ethiopian base in Somalia

Halgan (SDN) – Somalia’s al Shabaab militant group said it rammed a suicide car bomb into an African Union military base, stormed inside and killed 43 Ethiopian soldiers on Thursday. The AU force said it had repulsed an “attempted attack”. Residents near the base in the central town of Halgan said they heard a huge […]

Posted in news in English | Read More »