Hargaysa 10.June 2016 (SDN/QJ):- Kulan ay Magaalada Hargaysa ku Yeesheen Qaar ka Mid ah Dhallinyarada dalka ayay kaga hadleen Galdaloolooyinka Ka Muuqda Heshiiska Hordhaca ah ee Maalgalinta Dekeda Berbera. Xafladaas oo si cilmiyaysan loogu falanqeeyay Heshiiska oo Copy ka Mid ah Nuqulkiisa lagu soo bandhigay ayaa Sababay in qaar ka mid ah Dhallinyaradii Goobtaas ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Deegaanka Jaamac Dubad 10.June 2016 (SDN/QJ):-Dadweynaha Kala Duwan Ee Ku Dhaqan Caasimada S/land Ee Hargeysa ayaa Aragtiyo Kala Duwan Ka Bixiyey Dadkii Lagu Laayey Degaanka Jaamac Dubad ee Degmada Gaashaamo ee Kililka Shanaad ee Dalka Itoobiya.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaashaamo 10.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa lagu soo bandhigay IlaysTV Barnaamijyo iyo warar Xiisa badan oo ku Saabsan xaaladaha ka taagan Geeska Africa. Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Warysiyo Ku saabsan Dadkii Lagu Xasuuqay Dagmada Gashaamo oo Kililka Shanaad ee Somalida Itoobiya.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jigjiga 10.June 2016 (SDN/QJ):- Hadal qoraalkan ciwaanka aan uga dhigay qormadaydan waxa uu ka mid yahay hadalo uu ku hadlayay madaxweynaha kililka shanaad ee itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar Ilay. Goorta uu hadalkan jeedinayay waxa uu la hadlayay dadwaynaha ku nool magaalada jigjiga iyo guud ahaan umadda somaaliyeed ee ku dhaqan kililka shanaad oo kala socday […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 10.June 2016 (SDN/QJ):- Soonka bisha ramadaan waa mid ka mid ah arkaanta islaamka ee uu ilaahay ku faral yeelay muslimiinta, hadana nkastoo ay sidaa tahay, dad badan oo muslimiin ahi waxay ka helaan faa’iidooyin dhanka caafimaadka ah. Soonkuna waa farsamo caafimaad oo la hubo hadii loo fuliyo si sax ah, isagoo soonku jidhka ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 10.June 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga Cali Maxamuud Jaamac (Buureed) ayaa gabi ahaanba Musuq maasuqay Qalab kaluumaysi oo la sheegay in Xukuumaddu ugu dhiibtay Ganacsatada Kaluumaysiga Dekeda Laasqoray ee Somaliland,waxaanu sida la sheegay Wasiirku qalabkaasi uu u iibsaday Qaab Private ah oo uu lacagtii uga soo xerootay uu jeebka ku shubtay, Isagoo qalabkaasi sida […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 10.June 2016 (SDN/QJ):- Maamulaha Wasaaradda Deegaanka ee Magaalada Laascaanood, Cabdi Xirsi Jiir, ayaa sheegay in xarunta wasaaradda Deegaanka ee gobolka Sool in aanay shaqayn isla markaana shaqadii ay qaranka u qaban la haayeen uu fadhiid ka dhiigay Agaasimaha guud ee wasaaradaas oo uu ku eedeeyay in aanu wax wada shaqayn ahba la lahayn gobolka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Xudun 10.June 2016 (SDN/QJ):- Askari ka tirsan ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee fadhigoodu yahay degmadda Xudun ee gobolka Sool, ayaa shalay toori uu ku dilay askari kale oo ay isku xero ka wada tirsanaayeen. Wararka ka imanaya jiida dilku ka dhacay ayaa sheegaya in ALLE ha u naxariistee Marxuum-Maxamed Dube Maxamuud uu ku geeriyooday dhaawacyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 10.June 2016 (SDN/QJ):- Inta badan Bisha Barakaysan ee Ramadaan Waxay dhibaato nololeed soo food saartaa dadka danyarta ah ee dhaqaalaha buuran aan helin Karin.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 10.June 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeena xogta dahsoon waxaan idiinku hayaa qaar ka mid ah farsamooyinkii ay caalamka u daah-qaadeenaqoonyahanadii iyo khubaradii ka midka ahayd muslimiintii hore.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »