DAAWO: “Bisha Ramadaan Iyo Arrimo Muhiim ah In La Isku Baraarujiyo” Sheekh Dirir
Hargeysa,11,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa khudbad muhiim ah oo innoo soo jeedin doono fadiilatu sheikh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.
Hargeysa,11,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa khudbad muhiim ah oo innoo soo jeedin doono fadiilatu sheikh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.
Halgan,11,6,2016 (QJ/SDN) – Xaalada deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan ayaa xalay iyo maanta deggenayd, kaddib dagaal culus oo shalay ciidamada Itoobiya ee AMISOM ka tirsan iyo Maleeshiyaadka Al-shabaab ku dhex-maray deegaankaas. Tirada dhimashada labada dhinac ayaan weli xaqiiqo dhab ah loo hayn, balse gudoomiyaha deegaanka Halgan, Guhaad Cabdi Warsame ayaa VOA-da u sheegay in markii […]
Addis-ababa, 11,6,2016 (QJ/SDN) – Haweeneyda guddoomiya u ah ururka midowga Afrika, Nkosazana Dlamini-Zuma ayaa cambaareysay weerarkii shalay xarakada Shabaab ay ku qaaday fariisin ay ciidamada Itoobiya ee AMISOM ay ku leeyihiin deegaanka Halgan oo katirsan gobolka Hiiraan. Wararka qaar ayaa waxay sheegayaan in dagaalkaas oo xooggaanaa oo u dhexeeeyay Al-shabaab iyo AMISOM gaar ahaan ciidamada […]
Washington,11,6,2016 (QJ/SDN) – Meydkii feeryahankii caanka ahaa ee Maraykanka Maxamed Cali Clay ayaa maanta oo Jimce ah waxaa lagu aasayaa Kentucky Maraykanka. Waxaa kasoo qeyb galaaya dad badan oo caan ah sida madaxweynaha Turkiga ee Raccep Tayip Ordagon. Allaha u naxariistee Maxamed Cali Clay wuxuu ahaa feeryahan in kabadan kontan jeer feerka culus ku guuleystay, […]
Halgan,11,6,2016 (QJ/SDN) – Inkastoo la sheegay in Khasaare Culus loogu Geystay Al-shabaab Weerarkii ay ku qaadeen saldhigga ciidamada Itoobiya ee Qaybta ka ah AMISOM ee ku yaalla Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan, ayaa haddana Siyaabo kala duwan ay uga Hadleen Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Ammaanka Gudaha Soomaaliya, AMISOM, Dowladda Itoobiya iyo Maamulka deegaanka Halgan. Wasiirka Amniga […]
Nairobi,11,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii shalay ahayd kormeer ku tagay xarunta safaaraddii hore ee ay Soomaaliya ku lahayd dalka Kenya oo dayactir lagu wado. Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, Jamaal Maxamed Xasan iyo ku xigeenkiisa ayaa xarunta safaaradda ku soo dhaweeyay madaxweynaha, R/wasare ku xigeenka xukuumadda, wasiirka arrimaha […]
Gaashaamo 10.June 2016 (SDN/QJ):- Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaadhay Deegaanka Gaashaamo ee ay ka dhacay Dil wadareedka ay fuliyeen Ciidamada Itoobiyaanka ahi ayaa daaha ka rogay in Dawlada Itoobiya ay Culays xoogan saartay isku socodka guud ahaan deegaamadaasi,iyadoo Meydadka dadkii la Xasuuqay, qaarna la aasay qaarna wali ay ka dul barooranayaan eheladii ay […]
Hargaysa 10.June 2016 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa ka hadlay Khasaaraha ka dhashay Deegaanka Gaashaamo ee Is maamulka Kililka Shanaad taas oo keentay dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah.
Laascaanood 10.June 2016 (SDN/QJ):- Wasiirul dawlaha Amniga ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, oo ka mid ah xubno ka tirsan golaha Wasiirrada Somaliland oo gurmad nabadayn ah ku jooga gobolka Sool,ayaa sheegay in nabadayntii ay u tageen gobolka Sool iyo daminta colaada Dharkayn-geeye ee khasaaraha dhalisay ay meel wanaagsan u marayso. Wasiirku […]
Muqdisho 10.June 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo markii la galay sannadkan aynu ku jirno ee 2016, waxaa isa soo tarayo musharaxiinta raba in aay u tartamaan jagada ugu sarreeysa JFS oo ah xilka Madaxweyne. Haddaba, waxaa ilaa hadda isa soo sharaxay ilaa iyo afar iyo toban (14) musharax oo sheegay in aay yihiin musharaxiin. Waxaana jira […]