Home » 2:33 am
Entries posted on “June, 2016”
Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Ciidanka amaanka ee Gobolka Gebilay ayaa Gacanta ku dhigay Maandooriyaha Khamriga kaas oo laga keenay dhinaca itoobiya isla markaana qaab Tuugaysi ah la rabay in lagu soo Geliyo Gudaha Somaliland.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Dirir oo xalay kelmad ka jeediyey ku saabsan aayado lagu tukanayey salaadii taraawiixda ayaa sheegay in muhiimada jihaadku yahay siduu u baqdin gelin lahaa cadowga islaamka, una soo hawaysan awliyadiisa, sida Ilaahay ayaada qu’raanka inoogu sheegay, waxaanu yidhi, “Jihaadka hadafkiisu waa inuu u quusgooyo gaalada iyo munaafiqiinta isxambaarka ah, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 11.June 2016 (SDN/QJ):- The State Foreign Affairs Minister for the Federal Government of Ethiopia leading a high powered delegation set to visit Somaliland on Saturday. The Ethiopian delegates are due to hold talks with Somaliland government officials over the deadly skirmishes between Liyuu police and Gashamo inhabitants that left many innocent civilians killed. President of […]
Posted in news in English | Read More »
Laascaanood 11.June 2016 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah Labadii Beelood ee Shaqaaqadu ku dhex martay Deegaanka Dharkeyn Geeyo ayaa sheegay inay diyaar u yihiin Wax kasta oo Nabadu ku Xidhmayso.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 11.June 2016 (SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Togdheer,Ka Jaamacada Magaalada Burco iyo Ardayda Wax ka barata Jaamacadaasi ayaa soo dhawayn balaadhan u sameeyay Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo uu Weheliyo Dr C.raxmaan Madar oo ka mid ah aqoon yahanka Somaliland ee Ku nool dalka Maraykanka.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 11,June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wefti heerkiisu sareeyo oo ka socda dawladda federaalka Itoobiya, kana kooban wasiiru-dawlayaal iyo masuuliyiin kale oo dalka booqasho ku yimid Jimcihii. Weftgan ayaa madaxweynuhu waxay ka wada hadleen xidhiidhka labada dal, iyo Arrimo ay ka mid ahaayeen dadkii lagu laayey […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Louisville 11.June 2016 (SDN/QJ):- – Kumanyaal ku nool magaalada Louisville ee Kentucky ee Dalka Maraykanka, ayaa macsalaameyntii ugu dambeysay siiyay feedhyahanka caanka ahaa Muxammed Cali oo Alle u naxariistii lagu aasayo Magaalada Louisville, ka dib markii uu toddobaadkii hore geeriyooday isagoo da’diisu tahay 74 jir. Naxashka ciyaaryahanka saddexda jeer ku guuleystay horyaalka miisaanka culus, ayaa […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London,11,6,2016 (QJ/SDN) – Qaar ka tirsan jaaliyadda Soomaalida ee dalka UK gaar ahaan magaalada London ayaa si kulul u canbaareeyay xasuuqii Dgmada Gaashaamo gaar ahaan magaalada Jaamac-dubad.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,11,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa darsi ku saabsan ‘Waxyaabaha qofka qalbigiisa kharriba’ waxaana inoo soo jeedin doona fadiilatu Sheekh Cabdillaahi Xasan Xaashi [Barbaraawi].
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,11,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa cashar ama darsi ku saabsan Dhacdooyinkii Nebigu CSW Soo Weriyay, waxaana innoo soo jeedin doona fadiilatu Sheekh Axmed Cabdillaahi [Shacbaan]. Halkan Hoose Ka DAAWO Qaybtii 1’aad Halkan Hoose Ka DAAWO Qaybtii 2’aad
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »