Home » 9:33 am Entries posted on “June, 2016”

DAAWO: Khudbadihii ugu Lahjadda Adkaa ee Golaha Loo Dhan Yahay ee Qaramada Midoobay (Xogta Dahsoon)

Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeena Xogta dahsoon waxaynu ku eegaynaa qaar ka mid ah khudbadihii ugu la yaabka badnaa ee laga jeediyey kulanweynaha loo dhan yahay ee Jimciyada Quruumaha ka dhexaysa.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maamulka Gobolka Togdheer oo Kormeer Ku Tegay Xuduuda Somaliland iyo Itoobiya oo Ciidamada Liyuu Boolis ku Jeex Jeexeen Calanka Somaliland DAAWO

Burco 12,June 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada Qaranka Somaliland oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Togdheer iyo Kuwa Degmada Burco ayaa Kormeer ku Tegay Degmada Balli dhiig ee Xadka ay Wadaagaan Somaliland Iyo Itoobiya.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Maaha Wax La Aqbali Karo In Nin Magac Dawladeed Isticmaalaya Dadka Reer Somaliland Guryahooda Ku Laayo..” Sheekh Aadan-Siiro oo Ka Hadlay Gumaadkii Gaashaamo DAAWO

Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Xasuuqii Ciidammada Kililka Shannaad ee Itoobiya u geysteen Dadkii Maatida ahaa ee ku dhaqnaa deegaanka Jaamac Dubbad ee Degmada Gaashaammo ee Gobolka Jarar. Sheekh Aadan-Siiro waxa uu Xasuuqaasi oo lagu dilay Dad ka badan 40 uu barbar dhigay Dilal ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dilaagii 10-ka Million Ee Qof, Leopoldkii Labaad Xogta Dahsoon DAAWO

Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Markii uu Boqorka ka ahaa dalka Biljamka intii u dhexaysay sanadihii 1885 ilaa 1909 waxa uu mulkigiisa ama hantidiisa ku daray dalka Kongo ka dib markii uu isku deyay oo ku fashilmay talaabooyin kale oo badan oo gumaysi doona.isagoo ugu dambayntii doortay Dalka Kongo oo uu iibsaday dhulkeedii, dadkeediina addoonsaday, iyadoo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dacwadii Dhinacyada Xisbiga Ucid oo loo Mudeeyay in Maanta La Dhagaysto si loo soo afjaro Khilaafkii Xadhkaha Goostay ee Xisbiga kala qaybiyey Iyo Nuxurka Qodobadii labada dhinac ku Heshiiyeen

Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):-  Gudida ansixinta Xisbiyada Qaranka ayaa u Mudeeyay in Maanta oo Axad ah taariikhduna tahay inay yeelan doonaan Fadhiga ugu danbeeya ee lagu soo afjari doono khilaafka mudada soo jiitamay ee xisbiga Ucid. Fadhigan oo ay kasoo qayb gali doonaan dhinacyada ay dacwadu u dhaxayso iyo Qareenada uga wakiilka ah dacwada. Khilaafka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Madaxweynaha Somaliland Waxaan Uga Mahad Celinayaa  Go’aankii Geesinimada Ahaa Ee Uu Ka Qaatay Xasilinta Amniga” Wasiiru-dawlaha Nabadaynta Gobollada Bari

Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Wasiiru-dawlaha nabadaynta goballada barriga Jamhuuriyadda  Somaliland, Cabdirashiid  Xuseen Carab ayaa   baaq nabadeed u diray  beelihii shaqaaqadu ku dhex martay deegaanka Dharkayn Geeye ee koonfurta gobolka Sool. Cabdirashiid Xuseen Carab  oo shalay warbaahinta kula hadlay magaaladda Laascaanood oo u joogo xalinta shaqaaqadii ka dhacday deegaanka Dharkayn Geeye ee koonfurta gobalka Sool ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Guddoomiyaha Wakiiladda Oo Ka Qeyb-galaya Dood Baarlamaanka Sweden Kaga Doodayo Qaddiyada Somaliland

Stockholm 12,June 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa socdaal shaqo ku jooga dalka Sweden oo uu sheegay inuu kaga qeyb galayo dooda Mooshin xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka dalkaasi ay  soo curiyeen oo la xidhiidha qaddiyadda  aqoonsiga Somaliland oo lagu wado in la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Wax la Aqbali karo Maaha in Dadaalkii loo Dhammaa ee Ictiraaf-raadinta Somaliland ee Sweden uu Iska Sheegto Guddoomiyaha WADDANI’ Afhayeenka KULMIYE ee Sweden

Stockholm 12,June 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka laanta xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE ku leeyahay dalka Sweden Mr. Xasan Axmed Buluke (Hassan Jamuri), ayaa wax laga xumaado oo xaqiiqda ka fog ku tilmaamay hadal ka soo yeedhay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo si gaar ah xisbigiisa u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland: Doorka Haweenka ee Dowladda iyo Doorashooyinka – Warbixin Weriye Saleebaan Kalshaale

Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Kaltuun Sh. Xasan oo ah haweenayda qudha ee ku jirta Guddida Doorashooyinka Qaranku, waxay laf-dhabar u tahay  geedi-socodka howlaha Doorashooyinka iyo isku-duubnimada Guddida ay Madiga ku tahay..   Ka muuqashada Haweenka ee Hay’adaha Dastuuriga ahi waxay iib-geyn kartaa Qadiyada Somaliland, waxaanay yarayn kartaa Musuqmaasuqa iyo Maamul-xumada ragaadisa horumarka dawliga ah…   […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dadka baahan wax ha loo taro bisha Ramadan Sheekh Shibli DAAWO

Hargaysa 12.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaynu Ku Jirnaa Tobankii Cisho ee u Horeeyay ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Tobankii Raxmada,sidaa awgeed waxaa loo baahan yahay in Gacan Muuqata la siiyo Dadka Danyarta ah ee Jilicsan.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »