Home » 3:23 pm Entries posted on “June, 2016”

Shaqaalaha Soomaalida Ee Waddamada Khaliijka Carabta Oo Halis Ku Jira Bisha Barakaysan Ee Ramadaan

Dubai,12,6,2016 (QJ/SDN) – Iyadoo dhawaan la saxiixay heshiis cusub oo dhigaya in shaqaale guryaha ka shaqeeya oo Soomaali ah oo dhan 600  ilaa 1,000 loo diro Sacuudiga bishaan Ramadaan ayaa bishaani sideedaba ay shaqo badan tahay. Sidaas waxaa qortay jariidada the New Arab. Taas waxaa u sabab ah shaqada cunno karinta oo badan bishaan barakaysan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Barnaamij Diirada Lagu Saarayo Xasuuqii Deegaanka Jaamac-dubad Ee Degmada Gaashaamo

Hargeysa,12,6,2016 (QJ/SDN) – Ku dhawaad 40 ruux ayaa la sheegay in lagu xasuuqay todobaadkii hore deegaanka jaamac dubad ee degmada Gaashaamo, halkaasi oo la sheegay in ay xasuuqaasi ka gaysteen ciidamada Itoobiya.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Haweenka Soomaaliyeed oo lagu boorriyay inay ka qayb-qaataan doorashooyinka Dalka

Muqdisho, 12,6,2016 (QJ/SDN) -Kulan lagu qabtay Muqdisho ayaa loogu baaqay Haweenka Soomaaliyeed inay ka Qayb-qaataan Siyaasadda Soomaaliya iyo Doorashada la Filayo inay Somalia ka dhacdo daba-yaaqada 2016-ka. Xubnihii ka qayb-galay kulankan ayaa waxaa ka mid ah; Taliska AMISOM, Waxaana lagu dhiirri-geliyay Haweenka Soomaaliyeed inay u kacaan sidii ay xuquuqdooda u soo dhacsan lahaayeen; ayna qayb […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xil. Koorre Oo Ciidamada Qaranka Ku Amaanay Doorka Ay Ka Qaateen Nabadayntii Dharkeen-Geenyo

Hargeysa,12,6,2016 (QJ/SDN) – Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay Xaaladii ugu dambaysay ee dagaalkii ka dhacay Dharkeen-geenyo, waxaanu baaq nabadeed u diray Labadii Beelood ee halkaas ku dagaalamaya, waxaanu ugu baaqay inay colada soo afjaraan, oo nabadgalyada qaatan, waxaanu Xukuumadda iyo Ciidamada Qaranka ugu mahadnaqay doorka ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ismaaciil Buubaa Oo Sheegay In Waddada Loo Maray Aqoonsi Somaliland Ay Mugdi Sii Gelisay Qadiyadda, Farriinna U Diray Saaxiibkii Cali Khaliif Galaydh Iyo Itoobiya

Hargeysa,12,6,2016(QJ/SDN) –  Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah Siyaasiyiinta ruug-caddaaga ah ee Somaliland ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya waxa uu kaga hadlay dhacdadii lagu laayey dadka maatida ah ee Deegaanka Gaashamo, waxaanu ku taliyey sharciga la hor keeno dadkii dhibkaas gaystay, dagaalkii ka dhacay Dharkeen-geenyo isaga oo uu si gaar ahna fariin waano […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madashii Maanta ee Ka Gar-naqa Khilaafka Xisbiga Ucid,Doodihii dhinacyada Muranku u dhexeeyo Iyo Muuqaal Sir ah DAAWO

Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa ka Furmay Ka Garnaqista Dacwada u dhaxaysa Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Waxaana Gacanta ku haya Kiiskan Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka .

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyaha Maxkamada Sarre oo Gaashaanka u daruuray Qoraal Dacwadeed Wasiirka Caddaaladu ka Gudbiyay Garyaqaan Guuleed Axmed Jaamac

Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Maxkamada Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa sheegay inaanu lahayn awooda uu ruqsada kaga qaadayo Guddoomiyaha  haayada Xuquuqal Insaanka Madaxa Banaan  Garyaqaan Guuleed Axmed Jaamac. Wasiirka Cadaalada Somaliland Mudane Axmed Cadare ayaa hore u sheegay in ruqsadii iyo shaqadii qareenimo laga joojiyo Garyqaan Guuleed Axmed Jaamac Kadib markii lagu eedeeyay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Fadeexadii Ugu Weynad ee Ciidamada Liyuu Boolis ku Talaabsadeen Iyo Xasuuqii ay ka Gaysteen Tuulada Jaamac Dubad ee Duleedka Degmada Gaashaamo DAAWO

Gaashaamo 12,June 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada Liyu Boolis ee Ismaamulka Kililka Shanaad ee dalka Itoobiya ayaa Horaantii Bishan Barakaysan ee Ramadaan Waxay Xasuuq Ba’an ka gaysteen Deegsiimo u dhow degmada Gaashaamo oo la Yidhaa Jaamac Dubad.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynayaashii la Dilay Iyagoo Si Toos ah Khudbad u Jeedinaya Iyo Dareemada Taban ee Ka Dhasha DAAWO

Hargaysa 12.June 2016 (SDN/QJ):- Dilalka lagula Kaco Hogaamiyeyaasha Dalalka Adduunku waa dhacdooyinka Saamaynta ku reeba Nolosha Siyaasada Iyo Ta Siyaasiga. Weliba Dilalku kala Duwane Waa Madaxweyneyaaasha iyagoo Shacabkooda Khudbad u jeedinaya Toogasho lagula Kaco.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Dadkii Dambiga Galay Ee Abkhazia Geeyay Ciyaartoyga Waa Lala Xisaabtamayaa” Agaasimaha Guud Ee Ciyaaraha Oo Sheegay In Wasiirro Ay Faro-geliyeen Ciyaaraha

Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Agaasimaha Guud ee wasaaradda  Dhalinyarrada, Ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland, Maxamed Xuseen Axmed, ayaa sheegay in lala xisaabtami doono dadkii sameeyay wax uu ugu yeedhay dambiga ee koox Somaliland ka socotay geeyay Abkhazia oo lagu qabtay tartan ay ka qeyb galeen 12 dal oo ka kala socday dunida aan la aqoonsayn. Agaasimaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »