Home » 5:33 am Entries posted on “June, 2016”

Maxkamada Gobolka Maroodijeex oo Xukuno Xadhig iyo Ganaax ku riday dad lagu soo Qabtay Maandooriyaha Khamriga DAAWO

Hargaysa 14.June 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodijeex ayaa Xukuno iyo Ganaax Lacageed ku Riday Xubno lagu soo qabqabtay Maandooriyaha Khamriga.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Duqa Caasimada oo soo Indho indheeyey Jid 200 Km ah oo dawlada hoose dhismaheeda Wado DAAWO

Hargaysa 14.June 2016 (SDN/QJ):-Maayirka caasimada C/raxmaan maxamuud caydiid (soltelco) ayaa soo kormeeray wado labo boqol oo kilomitir ah oo ay dowlada hoose ee magaalada hargeysa ay wado dhismaheeda.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Muxaadirada “Baro Rabbigaa” Sheekh Cismaan Cali Xuseen

Hargeysa,14,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa qaybtii koowaad ee muxaadirada “Baro Rabbigaa”, waxaana innoo soo jeedin doona Fadiilatu Sheekh Cismaan Cali Xuseen.

Posted in dacwada,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Magaalada Hargaysa oo uu ka Bilaabmay Tartanka Qur’aanka Kariimka ah ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan Iyo Tirada Ardayda ee Ka Qayb qaadanaya DAAWO

Hargaysa 14.June 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Magaalada Hargaysa Gaar ahaan Masaajidada Sheekh Cali Mataan iyo Rusheeye ka Bilaabmay Tartanka Qur’aanka Kariimka ah ee la qabto Bil kasta oo Ramadaan ah. Tartanka Qur’aanka kariimka ah oo sannad kasta la qabto horaanta bisha Ramadaan ayaa shalay ka furmay masaajid Cali Mataan ee magaaladda Hargaysa, tartankaasi oo ay ka qayb […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasaaradda Beeraha Somaliland Oo Lagu Eedeeyay Inay Qaab Sharci daro ah u Samaysay Sharciyo ku aadan Dhul-daaqsimeed

Caynaba 14.June 2016 (SDN/QJ):- Saddex Xildhibaan oo ka tirsan Golaha deegaanka degmadda Caynabo ee xarunta gobolka Saraar, ayaa ku eedeeyay wasaaradda beeraha Somaliland inay sharci beereed u sameysay dhul daaqsimeed ku yaalla degmadda Caynabo waxaanay wasaaradda ugu baaqeen inay ka noqdaan ruqsadahaasi oo ay ku tilmaameen qaar sharci darro ah. Xildhibaanadan oo kala ah Faysal […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Saraakiisha Ciidanka AMISOM oo lagu Boorriyay Ilaalinta shacabka inta Hawl-galadoodu socdaan

Muqdisho, 14,6,2016 (QJ/SDN) – Saraakiisha Millateriga Ciidamada AMISOM – ayaa loogu baaqay inay qaadaan tallaabooyin lagu dhawrayo bulshada qaybaheeda kala duwan jilicsan sida Haweenka & Carruurta, xilliyada ay socdaan Hawl-gallada ay Soomaaliya ka wadaan. Ku-simaha Madaxa Shaqaalaha AMISOM, Col. Shadrack Othieno Mutacho oo khudbad ka jeediyay Xafladdii Xiritaanka Tababarkan oo muddo saddex casho ah u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Weerarkii Orlando ee Mareykanka oo Lala Xiriirshay Daacish

Orlando,14,6,2016 (QJ/SDN) – Ciidamada sirdoonka ee Mareykanka ee FBI ayaa sheegay ninkii shalay galab dadka gaaraya 50ka ku laayay magaalada Orlando ee Mareykanka in uu katirsanaan jiray jabhada Daacish ee ka dagaalanta Ciraaq iyo Suuriya. Ninkaas oo lagu magacaabo Cumar Matiin ayaa abaahii uu sheegay in uu sidoo kale necbaa dadka isku jinsiga ah ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waddo Laami ah oo Dhismaheeda laga Billaabay Degmada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool

Laascaanood,14,6,2016 (QJ/SDN) – Waddo laami ah oo isku-xidhi doonta xaafado badan oo ka tirsan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, ayaa dhismaheeda laga billaabay magaaladaas. Sidoo kale, Waddadaan oo ah middkii 5-aad ee laga hir-geliyo Laascaanood, ayaa waxaa si Wadajir ah u Fulinaya Dawladda Hoose ee Laascaanood iyo Xukuumadda Somaliland sida uu warbaahinta u sheegay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamada Itoobiya oo ku howlan sugida Amniga Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan

Halgan, 14,6,2016 (QJ/SDN) – Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM oo 9-kii bishan Khamiistii ina dhaaftay dagaal culus kula galay deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan Xoogagga ka tirsan Al-shabaab, ayaa waxay billaabeen dhaq-dhaqaaqyo Amaanka deegaankaas lagu xaqiijinayo. Wararka naga soo gaaraya halkaa ayaa Sheegaya in tiro badan oo Ciidanka Dalka Itoobiya ah howlgallo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dhimashada Iyo Dhaawaca uu Gaystay Roobkii Dabaylaha Watay ee Hargaysa ka Da’ay oo Kordhay AKHRI

Hargaysa, 13 June, 2016-(SDN/QJ): – Wararka hor dhac ah ee ka soo baxaya roobkii Xooganaa ee galabta ka da’ay Caasimada Hargaysa oo watay dabayl ayaa Sheegaya inay Sadex Qof ku dhintay 19 Qofna uu ka soo Gaadhay Dhaawacyo kala Duwani.. Inta badan Xaafadaha Caasimada Hargaysa ayaan Caawa helin Wax Koronto ah Kadib Markii roobku Jaray […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »