Waxa Na Deeqa Cadaalad,Wax Ka Yar Iyo Wax Ka Badan Midna Dooni Mayno Hargaysa 14.June 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa ka hadlay hadii go’aanka ka soo baxa gudida diiwaangelintu uu Raaligelin waayo Talaabada Kale ee u furan,Waxaa kale oo uu ka hadlay Hadii Go’aankaasi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 14.June 2016 (SDN/QJ):- Waftigii Wasiirada ahaa ee ku sugnaa magaalada laascanood ayaa laba kulan oo kala duwan oo lagago hadlayo nabadgelyada waxay ku qabteen xarunta maamulka Gobolka sool.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 14.June 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed aadan Qabo Iyo Weftigii Uu Hogaaminayey ayaa kormeer ku maray deegaanada xuduuda ay S/land la leedahay dawlada Itoobiya.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 14.June 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Mudane Baashe Cali Jaamac ayaa Xadhiga ka Jaray Kaydadka ay Biyaha ka Cabayaan Xaafadaha Ayax 1 Iyo Ayax 2.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 14,June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Shalay Gaadhay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal Wefti uu hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Qasdiga Socdaalkiisu ku qotomo soo dhawayn uu Xisbul Xaakimka Kulmiye u samayn doono Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Cadeeyay inuu ku Biirayo Xisbiga Kulmiye. Qabanqaabada […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 14.June 2016 (SDN/QJ):- Dhallinyaradii ka Qayb gashay Tartankii Waddamada aan la aqoonsan ee Abkhasiya ayaa dhaliil Xoogan u soo Jeediyey Wasaaradda Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha Kadib markii ay Dhaleecaysay dhallintii ka qayb gashay Tartankaas.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe 14,June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamul-goboleedka Somalia ee Puntland Cabdiweli Gas iyo siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa ka hadlay dagaal ku dhex-maray labada beelood ee walaalaha ah deegaanka dharkayngeeyo ee Gobolka Sool, isla markaana waxaty ku baaqeen inay labada dhinac ba joojiyaan dagaalka oo ay qaatan nabada.s Cabdiweli Gas oo warbaahinta Puntland kula hadlay magaalada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 14,June 2016 (SDN/QJ):- Waa magac naanays ah kaasoo luqadda giriiga ku noqonaya Hibatoos, macnihiisuna yahay qofkii qiimaha iyo qaayaha badnaa, gabadhii ugu horaysay uguna dambaysay uguna caansanayd ee magacaa loo bixyaana waxa ay ahayd Hibataaya oo ahayd aqoonyahanadii ugu horaysay ee haween ah ee wax ku soo kordhisa cilmiga xisaabaadka.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 14.June 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda dhalinyarrada iyo ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shaacisay in ay sharciga la tiigsanayso dadkii ku lugta lahaa koox metalaysay Somaliland oo ka qeyb gashay tartan kubadeed oo lagu qabtay dalka Abkhazia, kaasi oo loo qabtay dalalka aan la aqoonsanayn ee caalamka. Agaasimaha guud ee wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Maxamed Xuseen (Dhabeeye) oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 14,June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Xalay Ku Booqday Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargaysa dadkii Waxyeeladu ka soo gaadhay Roobkii dabaysha watay ee shalay Galab ka da’ay Magaalada Hargaysa.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »