Home » 9:31 pm
Entries posted on “June, 2016”
Gabiley,16,5,2016 (QJ/SDN) – Wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa idaacadda Qur’aanka kariimka ah ee Radio Hargeysa waxay FMteeda ka furtay magaalada Gabiley ee gobolka Maroodi-jeex.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jenin,15,2016 (QJ/SDN) – Shirkadda Biyaha Isra’iil, ayaa biyihii ka goystay goobaha Daanta Galbeed (West Bank) ee qasabka ay ku haystaan askarta Isra’iil ee ay ku dhaqan yihiin shacabka Falastiin waqti ay ku jiraan bisha barakaysan ee Ramadaan. Goobahan oo boqolaal kun oo Falastiniyiin ah ku nool yihiin ayaan waqtigan haysan biyo ay ku afuraan amma […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi (QJ/SDN) – Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa jooga Belgium halkaas oo uu shirar kula leeyahay hoggaamiyeyaasha Midowga Yurub. Midowga Yurub ayaa ah shiriigga labaad ee ugu weyn ee dhanka horumarinta kasaacida Kenya asagoo kuxiga Baanka Caalamka. Midowga Yurub ayaa sidoo kale ah meesha laabada ee badeecooyinka ugu badan ee Kenya loo dhoofsho asagoo ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ/SDN) – RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo safar Shaqo u joogo Dalka Mareykanka, ayaa kulan la Qaatay Mas’uuliyiin ka Tirsan Dowladda Mareykanka oo saaxiib dhaw la ah Soomaaliya. Kulankan, ayaa diiradda lagu saaray sidii lagu Xoojin lahaa Wada-shaqeynta Xukuumadda Soomaaliya kala dhaxeyso Dowladda Mareykanka waxyaabihii laga wada hadlay waxaa ka mid ahaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 15.June 2016 (SDN/QJ):- “Hadii Xisbiga Kulmiye uu ka Adkaan Waayo in Si Cadaaladi ku Jirto uu u Maamulo dadka doorashada uga qayb galaya Wuu Bariiqan doonaa,Maanta Xisbigii Kulmiye Wado kale ayuu Maray” Siyaasi iyo Aqoon yahan Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Maalintii Shalay loogu Fooladeeyay Magaalada Boorama oo uu ku shaaciyey inuu ku biiray […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 15.June 2016 (SDN/QJ):- Xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa madal la ilyartu is-qabatay ugu fooladeeyey aqoonyahanka ah caanka ah ee Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo si rasmi ah ugu biiray xisbiga maanta. Xaflad ballaadhan oo lagu qabtay huteelka cusub ee SAW ee magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal, kana qaybgaleen hoggaanka sare ee xisbiga […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 15.June 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Maaliyadda xukuumaddii UDUB Amb. Xuseen Cali Ducaale (Cawil) Isla markaana ah La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Aqoonsi raadinta iyo Wada hadalada Somaliland Iyo Somalia ayaa Markii Kowaad ka hadlay Goorta uu Qorshaystay inuu Ku Biiro Xisbiyada Qaranka ee Jira Waxaa kale oo uu Ambassador Cawil ka hadlay aragtidiisa […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jig Jiga 15.June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamed Cumar ayaa Gebi ahaanba meesha ka saaray in Dad rayid ah Ciidamada Liyuu Boolis ay ku laayeen deegaanka Jaamac Dubad ee Duleedka Degmada Gaashaamo.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 15.June 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha ee Somaliland Mudane Baashe Cali Jaamac oo Safar Shaqo ku Jooga Magaalada Boorama ayaa Booqday Ceelasha ay Biyaha ka Cabaan Magaalada Boorama Iyadoo Warar ka soo baxay Magaaladaasi ay Bulshadu kaga Cabanaysay Xaalad Biyo Yaraaneed oo la soo deristay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 15.June 2016 (SDN/QJ):-Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiiru-dawlaha nabadaynta iyo horumarinta gobalada bari Somaliland ayaa gaadhay degmada kalabaydh ee ka tirsan Gobolka Sool.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »