Home » 4:40 pm
Entries posted on “June, 2016”
Muqdisho,16,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaa soo baxaya Walaac laga Qabo in Doorasooyinka aqallada baarlamaanka iyo tan hoggaanka dalka ee Soomaaliya ay ku dhici doonto waqtigii loogu talagalay oo ah bilaha August iyo September ee Sannadkan. Sidoo kale, Waxaa jirta in weli aan la dhameystirin Bartil-maameedyo Farsamo oo muhiim u ah qabashada doorashada sida wax ka bedelka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,16,6,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha xisbiga UCUD Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu Prof.Axmed Ismaaciil Samatar ugu biiray xisbiga Kulmiye, waxaanu fariin u diray Cali Khaliif Galaydh.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 16,6,2016 (QJ/SDN) – Dawladda Somaliya, ayaa abaabulaysa sidii ay magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya u gayn lahayd odayaal ay ku sheegtay inay metelayaan odayaasha dhaqanka ee Somaliland, si ay qayb uga noqdaan nidaamka doorasho ee Somaliya ka qabsoomaya dabayaaqada sannadkan. Odayaashan ayaa warar uu Geeska Afrika, helay waxay sheegayaan in loo xilsaaray masuuliyiinta asal […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London, 16,6,2016 (QJ/SDN) – Dawladda Ingiriiska, ayaa si uu taxadar badani ka muuqdo waxa ay uga hadashay dib u dhaca ku yimid wada hadalada Somaliland iyo Somaliya ee la qorsheeyay inay Turkiga ka qabsoomaan 31 May, kuwaas oo aan ilaa hadda si rasmi ah loo garanayn sababta dib u dhaca keentay. Wasiirka Afrika iyo waddamada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Wekan,16,6,2016 (QJ/SDN) – Warbaahinta caalamka qaarkood ayaa maalmahan baahinayey war sheegaya in Tuulo ku taalla dhinaca koonfur galbeed ee wadanka Cummaan bisha Ramadaan marka la gaadho laga soomo oo kaliya sadex saacadood iyo badh. Waxaa tuuladan oo la yidhaahdo ‘Wakan’ ku nool boqolaal qof, waana meel loo dalxiis tago oo leh beero qurux badan buuro, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,16,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa muuqaalka muxaadiro ku saabsan waxyaabaha soonka jabiya iyo waxa aan jabin, waxaana innoo soo jeedin doona Fadiilatu Sheekh Maxamed Cabdi Umal.
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho,16,6,2016 (QJ/SDN) – Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa wax ka badal ku sameeyey qodobbo ka mid ah dastuurka KMG ah ee dalka. Kulankii maanta oo uu shir guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya Mudane Jeylaani Nuur Iikar ayaa Xildhibaanada waxa ay wax ka badal ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jigjiga, 16,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamuud Cumar (Iley), ayaa ka hadlay dhibaatadii ka dhacay Degmada Gaashamo ee lagu laayey dadka maatida ah, waxaanu sheegay in dagaalkaasi aanu ahayn sida loo sheegay isla markaana aanu dhicin wax xasuuqa ah ama gumaad ah oo ciidankiisu ay geysteen, isaga oo tilmaamay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Buuhoodle,16,6,2016 (QJ/SDN) – Qaar ka tirsan cuqaasha gobolka Buuhoodle ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal horay uga soo yeedhay suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
(Questioning the unquestionable) Mahad dhamaanteed Allaah iska leh, nabadgelyo iyo naxariisiba korkiisa ha ahaato Nebigeena Muxamed ah (saw); ehelkiisa, asxaabtiisa iyo cidii dariiqiisa haysaba. Waxay sheegaan in qarnigii 18aad nin baaderi ahi tagay wadanka Congo si uu halkaas diinta masiixiga uga fidiyo; wuxuu halkaa kula kulmay nin odey ah oo Uhuru la odhan jirey, wuxuu […]
Posted in Features | Read More »