Home » 6:33 am
Entries posted on “June, 2016”
Muqdisho 17.June 2016 (SDN/QJ):- Hooyo Soomaaliyeed ayaa saddex ilmood oo mataano ah ku Umushay Cisbitaal kuyaala Magaaladda Muqdhisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya,gaar ahaan Cisbitaalka Suudaaniga ah ee Banaadir. Sida warbixintan lagu sheegay Markii ay Hooyaddani tagtey Isbitaalka Banaadir oo la baadhey ayaa waxaa loo direy inay Kombuuter isa soo saarto waxaana Ehelkeedu u kaxeeyeen Isbitaalka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17.June 2016 (SDN/QJ):- Waa Masrixiyad Cusub oo Fannaaniinta Sooraan Iyo Jawaan soo Saareen Taas oo arrimo kala duwan ka hadlaysa Daawasho Wacan.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Badhan, 17 June, 2016(SDN/QJ): – 25 Qof oo Tahriibayaal ah, ayaa ku dhaawacmay Tuulada Cillin ee ka tirsan Gobolka Badhan kadib markii uu la dhacay Gaadhigii ay safrayeen oo ku sii Jeeday magaalada xeebta ee Boosaaso. Gaadhiga waxaa saarnaa 137 qof oo tahriibayaal Itoobiyaan ah oo doonayay inay magaalada Boosaaso ay uga Gudbaan Dalka Yemen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 17,June 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise Shiine,ayaa ka hadlay toogasho laba ruux ku dhinteen oo ka dhacday deegaanka Yeyle ee gobolka Sool iyo nabayanta shaqaaqadii beelaha walaalaha ah ku dhex martay dharkayn Geeye halka ay u marayso. Waxaa kale oo uu waxba kama jiraan ka dhigay wararka sheegaya in laba beelood dagaal […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 17.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa soo baaxaya warar sheegaya in Hogaamiyaha guud ee maleeshiyaadka Al-shabaab Axmed Cumar Diiriye (Abuu Cubeyda) uu ka badbaaday tiraba laba shirqool oo dil ah muddo gaaban gudaheed kuwaasi oo la doonayay in lagu khaarajiyo duqayn dhinaca cirka ah oo loo adeegsanayo qalabkii ugu dambeeyey ee casriga ah dunida. Horjoogaha Kooxda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17.June 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenaan xogta dahsoon waxaan idiinku hayaa khaladaadkii ugu doqonsanaa ee dhinacyada siyasada iyo millateriga ee caalamka ka dhacay taariikhda inta la xasuusan yahay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gabiley 17,June,2016(SDN/QJ):– Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Cadaani) ayaa si rasmi ah xadhiga uga jaray idaacada Qur’aanka kariimka ah oo laga hirgeliyay magaalada Gabilay. Munaasibad loo sameeyay daahfurka idaacada Quraanka Kariimka ah ayaa lagu qabtay hoolka dawlada hoose ee magaalada Gabilay, waxaana ka qeyb galay wasiirka warfaafinta Cismaan Cabdillaahi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaynu ku dhex Jirnaa Tobankii dhexe ee Bisha Ramadaan oo Koobsatay Nimcooyin badan oo ka gaar ah Bilaha Kale Waa Bishii Raxmada,Bishii Denbi dhaafka Bisha uu Alle Kor ahaaye Adoomihiisa Camalka Suuban la Yimaada uu ka Xoreeyo Naarta Waa Bishii Ramadaan. Hadaba Muxaadiran Waxaa inoo soo Jeedinaya Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16.June 2016 (SDN/QJ):-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa walaac xooggan ka muujiyey Cabbdudhinta iyo Cadaadiska xad-beelay ee ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku hayso Saxaafadda iyo Suxufiyiinta madaxa-bannaan iyo weliba Xorriyadda Hadalka Muwaaddiniinta Somaliland Dastuurku u dammaanad-qaaday. SOLJA waxa uu sidaas ku sheegay War-Saxaafadeed ka soo baxay Xarunta Ururka ee magaalada Hargeysa oo uu ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 16.June 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaankii ugu horreeyey ee xil haya illaa 1990-kii, ayaa caawa lagu dilay Waqooyiga waddanka Boqortooyada Britain, taasoo ahayd Xildhibaan Jo Cox oo ka tirsanayd Xubnaha Baarlamaanka UK oo da’deedu ahayd 52 sano jir. Ciidammada Booliiska Britian ee Waqooyiga England, ayaa sheegay in Jo Cox oo ahayd xubin Baarlamaanka Britain ka tirsan, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »