Home » 11:15 am
Entries posted on “June, 2016”
Balli Dhiig 17.June 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Ciidamada Liyuu Boolis ee Ismaamulka Dawlad Deegaanka Somaalida Itoobiya ayaa dhawaan Degmada Balli Dhiig ee Xuduuda Somaliland iyo Itoobiya waxay ka sameeyeen fal ay ku Gubeen Calanka Somaliland.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17.June 2016 (SDN/QJ):-Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa la filayaa inuu 20-ka bisha Ramadaan Sameeyo isku shaandhayntiisii ugu dambaysay lixdii Sano ee uu hoggaaminayay Somaliland. Isku shaandheynta Madaxweynuhu sameynayo waxay iskugu jiri doontaa xil ka qaadis, isku beddel iyo in la magacaabo wejiyo ku cusub siyaasadda Xisbiga Kulmiye iyo Somaliland. Xogahaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Borama 17.June 2016 (SDN/QJ):-Sheekh Xasan Diheeye oo ka mid ah Culimada Magaalada Boorama ayaa Jawaab ka Bixiyey Hadalo hore uga soo Yeedhay Prof Axmed Ismaaciil Samatar.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Taleex 17,June,2016(SDN/QJ):– Maamul-Gobolleedka Puntland, ayaa sheegay inay dayactir ballaadhan ku sameynayaan dhismayaashii Qadiimka ahaa ee ay deganaayeen Ciidamadii Daraawiishta ee hoggaaminayay Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. Dhismayaashan oo la dhisay muddo hadda la joogo Qarni, waxaa ay ku yaallaan Degmada Taleex ee Gobolka Xeysimo Beriga Somaliland, waxaana ka muuqda burbur xoogan oo ay gaadhsiiyeen Diyaaradihiin […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17.June 2016 (SDN/QJ):- ‘’DHAMMAANTOOD DIL OO QARI’’: Sidaa Waxa Ciwaan Looga Dhigay Baadhitaan Dheer Oo Telefiishanka Aljazeera English Ku Sameeyay Xasuuqii Dawladdii Siyaad Barre U Geysatay Shacabka Somaliland Siddeetamaadkii. (Baadhitaankan Oo Lagu Baahiyey Barnaamijka Caanka Ah Ee ‘PEOPLE AND POWER’, ayaa soo bandhigay Doorkii Uu xasuuqaa Ku Lahaa General TUKE Oo Hadda Garoon-diyaaradeed Oo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Cummaan 17.June 2016 (SDN/QJ):- Warbaahinta caalamka qaarkood ayaa maalmahan baahinayey war sheegaya in Tuulo ku taalla dhinaca koonfur galbeed ee wadanka Cummaan ee ka mid ah dalalka Khaliijka Carabtu bishan Barakaysan ee Ramadaan marka la gaadho laga soomo oo keliya saddex saacadood iyo badh. Waxaa tuuladan oo layidhaahdaa “Wakan” ku nool boqolaal qof, waana meel […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jabuuti 17.June 2016 (SDN/QJ):- Dawladda Waddanka Jabuuti oo garabsaneysa Sirdoonka Waddanka Faransiiska ka jooga dalkaasi ayaa waxa ay wali ku howlan yihiin baadhitaanka Markabkii siday shixnadda gargaar ee u rarnaa Hay’ad lagu magacaabo Islamic Charity Foundation oo la sheegay in ay leeyihiin masuuliyiin ka tirsan maamulka taagta daran ee Magaalada Muqdisho, waddanka Soomaaliya. Kabtanka wada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Badhan 17 June, 2016(SDN/QJ): – Ugu yaraan Saddex qof, ayaa ku dhaawacmay shan iyo soddon gurina waxyeelo ayaa ka soo gaadhay roobab Dabeylo Watay oo ka da’ay Gobolka Badhan Maalintii Isniinta ee magaalada Hargeysa Roobku Waxyeelada ka geystay. Dadka ku dhaawacmay Roobka ayaa waxaa lagu daweynayaa Cisbitaal ku yaala Magaalada Badhan. Guddoomiyaha Gobolka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17.June 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Maxkamadda sare iyo wasiirka diinta iyo awqaafta ayaa ka qayb galay tababar ay ururka suxufiyiinta Somaliland u qabteen qaar ka mid ah saxaafadda dalka.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17.June 2016 (SDN/QJ):-Qaar kamida wadooyinka dhex mara xaafadaha magaalada Hargeysa ayaa xidhan kadib markii uu roob dabeylo wata maalintii isniinta ee Todobaadkan soo ridey Geedo badan oo ku yaal magaalada. Geedaha dabeysha roobku soo ridey waxaa ay dhex yaalaan wadooyinkii ay mari lahaayeen Gaadiidka iyo dadku, arrintaasi oo keentay in wadooyinkii furnaa ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »