Home » 3:09 pm Entries posted on “June, 2016”

Al-shabaab oo Xaqiijisay Dilkii Sh. Dul-yadeyn oo ay Toogasho ku dileen Ciidamada Soomaaliya iyo Ajnabi

Muqdisho,18,6,2016 (QJ/SDN) – War-saxaafadeed ay soo saartay Xarakada Al-shabaab ayay ku shaacisay Dilkii Sh. Maxamed Maxamuud Cali [Dul-yadeyn] oo Saraakiishooda Sare ka mid ahaa, kaasoo ay ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwo Ajnabi ahaa oo Is-kaashanaya ay ku dileen Horraanteedii bishan deegaanka Buulo-guduud ee Gobolka Jubbada Hoose. Bayaanka Al-shabaab oo ku qornaa Af-Carabi, kana koobnaa Shan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Siyaasi Maxamed Cabdi Iskeerse oo Hargeysa Ku Geeriyooday

Hargeysa,18,6,2016 (QJ/SDN) – Alle ha U naxariistee waxa maanta Cisbitaalka Guud ee Hargeysa ku geeriyooday Maxamed Cabdi Iskeerse oo ka mid ahaa Aasaasayaashii xisbiga Kulmiye horena wasiirkii ganacsiga uga soo qabtay  xukuumadii Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal. Iskeerse ayaa muddo xanuun u jiifay Cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, waxaana dhawr goor halkaasi ku booqday mas’uuliyiin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Puntland oo Dil Ku Xukuntay 43 ka mid ah Maxaabiistii Al-shabaab ee lagu Qabtay Dagaalladii Puntland

Garowe , 18,6,2016 (QJ/SDN) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland, ayaa Dil ku xukuntay 43-ruux oo ka mid ah Dagaal-yahannadii Al-shabaab ee lagu soo Qabtay dagaalkii Puntland iyo Al-shabaab ku Dhexmarya Deegaannada Xeebaha ku yaalla 14-kii bishii Abriil ee sannadkan lagu jiro. Xeer-ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Puntland C/llaahi Xirsi Cilmi oo – Cali Barre loo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dowlada Eritrea oo shaacisay tirada Ciidamada Itoobiya kaga dishay Dagaalkii ay la galeen

Asmara,18,6,2016 (QJ/SDN) – Dowada Eritrea, ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay dagaalkii isbuucan ka dhacay magaalada Tsorona ee kutaala xaduuda ay wadaagaan Dalalka Eritrea iyo Itoobiya . War kaso baxay dowlada Eritrea ayaa lagu sheegay in dagaalka ay ciidankooda ku dileen 200-askari oo Itoobiyaan ah sidoo kale ay ku dhaawaceen in ka badan 300-oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dadkii ku dhintay Gaadhiga konteynarka ee laga helay Zambia oo la xaqiijiyey in aanay Soomaali aheyn

Zambia,18,6,2016 (QJ/SDN) –  Tahriibayaal maalmo ka hor ku dhintay konteynarka gaari xamuul ah oo lagu qariyey wadanka Zambia ayaa waxaa la soo xaqiijyey ineysan Soomaali aheyn. Dadkan oo tiradooda lagu sheegay 19 ruux ayaa dhintay markii ay ku neef qabatimeen kontaynarka saarnaa gaarigan xamuulka ah oo lagu xiray si loogu qariyo, waxaana gaarigan uu ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Islaamka iyo Mustashriqiinta

Qeexitaanka erayga Mustashriq/Mustashriqnimada (Orientalist/Orientalism): “Mustashriq” waxaa looga jeedaa qof Caalim ah oo si gaar ah aqoon xeel-dheer ugu leh afafka iyo dhaqanada dhulka dhaca jihada Bari ee Aduunyada. Erayga “Orientalist” ama Mustashriq waxaa markii u horeysay ka dhexmuuqday oo loo adeegsaday luuqada af Ingiriisiga 1779. Erayga “Orientalism” isna waxaa looga jeedaa inla tilmaamo dhulalka dhaca […]

Posted in dacwada,Features | Read More »

SAWIRRO: Madaxweyne Siilaanyo Oo Abaal-marinno Guddoonsiiyey Xufaaddii Qur’aanka Kariimka Ah Ee Kaalmaha Hore Galay

Hargeysa,17,6,2016 (QJ/SDN) – Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Madaxweynaha Somaliland ayaa Afur u sameeyay Ardaydii ka qayb-gashay Tartankii Xiftiga Qur’aanka Kariimka ah ee uu Isagu Maal-geliyey. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada, kaasi oo u dhignaa sidan, “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo ayaa markii  labaad sharfay Diinta Islaamka ka dib markuu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xasan Shiikh oo Xeer kusoo saaray magacaabida Guddiga Heer Federaal ee Doorashooyinka 2016

Muqdisho,17,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xeer kusoo saaray magacaabista Guddiga heer Federaal ee Hir-gelinta Doorashada Dadban ee Sannadkan 2016-ka ka dhacaya dalka. Guddigaan oo ka kooban 22-xubnood – ayaa Lix ka mid ah yihiin Haween, Waxayna kala yihiin magacyadooda; Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa 02. Maxamed Jaamac Mursal 03. Xuseen Maxamuud […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Wareysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Qoraaga Ugu Da’da Yar Naadiyada Akhrista Somaliland

Hargeysa,17,6,2016 (QJ/SDN) – Cabdiraxiim Axmed Maxamed [Hal-deeq] oo ka mid ah naadiga akhrista iyo qoraalka ee Hal-karaan ee magaalada Burco, ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay waxyaabaha uu qabto naadigoodu, isagoona soo bandhigay Cabdiraxiim Maanso uu u sameeyay hooyada.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com “Ma Leedahay Raxmad kugu Abuuran? {DHAGAYSO}

Hargaysa 17.June 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »