Home » 5:33 am
Entries posted on “June, 2016”
Hargaysa 19.June 2016 (SDN/QJ):- Taariikhda adduunku waxay dib ugu noqonaysaa dhacdooyin laga xanuunsaday oo ay dhibaato kala kulmeen basharka aadamuhu, dhacdooyinkaa murugada xambaarsanaa oo ka imanayey dagaalo lagu hoobtay, daacuun dillaacay iyo masiibooyin kale oo rabbaani ah, kuwaas oo aan xuduud lahaan jirin, sida dagaaladii aan kala sooci jirin qofka iyo dhagaxa, kuwaasoo laga dhaxli […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19.June 2016 (SDN/QJ):- Ururka Al-bashiir oo ka shaqeeya dacwada Diinta Islaamka iyo ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa magaalada Hargeysa ka furay kulan muddo saddex maalmood ah soconaya oo ku saabsan sidii saxaafaddu u tabin lahayd warar togan, una ilaalin lahayd anshaxa suuban ee saxaafadda iyo bulshada. Kulankan oo soconaya saddex maalmood ayaa saxafiyiintu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19.June 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenkii garabka dhallinyarada xisbiga WADDANI Md.Maxamed Siddiiq Dhamme oo isaga iyo dhallinyar kale oo dhawaan dhalliilay heshiiska dekadda Berbera ay maalintii 14 aad maxkamad la’aan ugu xidhan yihiin saldhigga dhaxe ee Hargeysa, ayaa ay aad u adag tahay xaaladda caafimaad ee sarkaalkan. Sida ay noo xaqiijiyeen ehelada Maxamed Siddiiq iyo weliba […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 19,June,2016(SDN/QJ):-Xarunta Xuquuqal Insaan ee Madaxa Banaan Human Rigth Center waxay xukuumada iyo laamah Amniga ugu baaqay in xoriyadooda loosoo Celiyo Afar qof oo ay sheegtay in loo xidhay aragtidooda oo ay ka hadleen. Warsaxaafadeed uu ku Saxeexanyahay Guddoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaan Mr Guled Dafac oo Nuqul kamid ahi soo Gaadhey xafiiska Warqabadka Shabakada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qaahira, 19,June,2016(SDN/QJ):-Madaxwaynihii Hore ahna Hogaamiyaha Ikhwaanul Muslimiinka Masar, Maxamed Mursi ayaa Shalay oo sabti ah lagu Xukumay Xabsi Daa’in. Maxkamada Danbiyada ee Qaahira ayaa ku xukuntay Lix ka mida Ikhwaanul Muslimiinka Dil Toogasho halka laba kalena ay ku xukuntay Xabsi Daa’in ama madaxa haku Furto. Xabsiyada ku yaala dalka Masar oo xukunka ugu badani yahay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Xili Ku siman Wakhtigii Afurka ee Caawa ayaa Waxay Rasaas Xoogan laga Maqlay Guriga Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo Ku Yaala Xaafada New Hargaysa. Warku Wuxuu Sheegayaa in Ninka Weerarka gaystay uu ka mid ahaa Ehelada Wasiirka hasa yeeshee Ciidamadu kumay Guulaysan inay Gacanta ku soo dhigaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Stockholm 18.June 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo muddooyinkii dambe socdaal ku joogay dalalka Sweden iyo Finland, ayaa maanta kulamo la qaatay guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka dalkaasi Sweden Mr.Tobias Billstrom iyo weliba sida oo kale Maayirka magaalada Stockholm Mr’s. Karin Wanngard iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Geeriyooday Alle ha u Naxariistee Siyaasi Maxamed Cabdi Iskeerse oo Xilal Wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumadii Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somalilandba waxa uu tacsi u dirayaa, waxgaradka, waayeelka, aqoon yahanka, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,18,6,2016 (QJ/SDN) – Faysal Cali Waraabe, guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xasuuqii Gaashaamo iyo doorashooyinka Soomaaliya.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi,18,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha dalkan Kenya, Uhuru Muigai Kenyatta ayaa magacaabay guddi ka kooban 14-xubnood kaasoo ah guddi farsamo oo ka shaqeyn doona horumarinta jaadka iyo suuq geyntiisa. Guddigaa farsamo ayaa wuxuu shaqeyn doonaa hawlihiisana uu ku soo koobi doonaa muddo 3 bilood ah sida faafin rasmi ah oo dawlada Kenya ay leedahay lagu caddeeyay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »