Home » 3:33 am
Entries posted on “June, 2016”
Lesbos 20,June 2016 –(SDN/QJ):-Xog-hayaha QM Ban-ki-Moon oo booqday jasiirada Lesbos ee dalka Giriigga ayaa sheegay in dhibaatada qaxootigu aysan weli dhammaan asagoo isla markaa ku baaqay in qaab baniaadminimo arinkaa loo wajaho qaarada Yurub oo dhan. Lesbos ayaa ah mee1 ka mid ah meelaha qaxootigu kasoo galo Yurub. Wuxuu Ban-ki-Moon kula dardaarmay dadyowga dalalka Yurub […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 20.June 2016 (SDN/QJ):- Qorshihii la shaaciyey todobaadkan badhtamihiisii eek u aadanaa inay dalalka Afrikaanku joojiyaan tahriibayaasha dalalkooda ka imanaya, taa bedelkeedana ay Midowga Yurub kaalmo dhaqaale siiyaan ayaa loo arkaa in uu yeelan karo xumaan iyo samaan labadaba. Sanadkii ina dhaafay oo keliya ugu yaraan hal million oo qaxooti iyo tahriibayaal dhaqaale doon ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washinton June 20, 2016 (SDN/QJ):- Haweeney ku nool gobolka Colorado ee dalka Maraykanka ayaa ka badbaadisay wiilkeeda oo 5 jir ah libaax cuni rabay, sida ay sheegeen saraakiisha gobolkaasi. Haweeneyda ayaa maqashay qeylo ka yeedheysa bannaanka gurigeeda oo ku yaalla meel u dhow magaalada Aspen, waxaana ay aragtay libaaxa oo kusoo booday wiilkeeda, ka dibna […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qisooyinka uu Quraanku ka sheekeeyay waxa ka mida kudbada uu Ibliis (Shaydaan) naarta dhexdeeda u jeedin doono dadkii aduunka raacay. Khudabadaas Ibliis iyo duruusta laga faa’idaysan karo ayuu ku saabsan yahay barmaamijka 14 aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka.
Posted in dacwada | Read More »
Hargaysa 19.June 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland, mudane, axmed maxamed silaanyo iyo madaxda kale ee qaranka ayaa maanta ka qayb galay aas qaran oo loo sameeyey marxuum siyaasi maxamed cabdi aadan (iskeerse) oo xalay ku geeriyooday magaalada hargaysa.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Reer Bani-Isra’iil waxa uu Allah u soo diray nabiyo badan iyo mucjisooyin sidaas oo kale badan. Mucjisooyinkaas waxa ka mida xeedhadii cuntada ahayd ee ay xertii Nabi Ciise waydiisteen in uu Allah samada uga soo dajiyo. Sheekadii xeedhadaas ayaynu maanta ku soo qaadanaynaa barmaamijka 8 eedaas ee silsilada qisooyinka Quraanka. Fadlan hoos ka daawo, si […]
Posted in dacwada | Read More »
Berbera 19.June 2016 (SDN/QJ):-Khubaro ka Socda Shirkada Imaaraadka ee Maalgashiga ku samaynaysa Dekeda Magaalada Berbera ayaa Maanta Booqasho ku Tegay Magaalo Xeebeedka Berbera.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dilkii uu horeeyay ee aduunka ka dhaca waxa uu ahaa dilkii ka dhex dhacay labadii inan ee uu dhalay Nabi Aadam oo midkood walaaliis dilay. Barmaamijka 7 aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan ku eegynaa dhacdadaas iyo wixii laga faa’idaysan karo.
Posted in dacwada | Read More »
Hargaysa 19.June 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 19.June 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahim (Qabo), ayaa faahfaahin ka bixiyey Qaxooti ka soo baracay deegaanka Jaamac Dubad oo ka tirsan degmada Gaashaamo ee dalka Itoobiya oo dhawaan ciidamada dalkaasi xasuuq ugu gesteen dad Shacab ah oo carruur iyo haween ku jiraan. Guddoomiyaha Gobolka Togdheer oo ka soo laabtay socdaal isaga iyo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »