Home » 6:59 am
Entries posted on “June, 2016”
Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):- Maamulka Dawlad-deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa sifo sharciga caalamiga ah iyo ka Somaliland-ba baalmarsan weerar uga qaaday Telefishanka HCTV oo ay gabi ahaanba hawada ka saareen ka dib markii ay dacwad ka dhan ah u gudbiyeen shirkadda laga leeyahay dalka Israel oo maamusha Satellite-ka Thai com 5, iyagoo ka dibaaqaya warbixinihii uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):-Alle ha u Naxariistii waxa Doraad Magaalada Hargeysa lagu aasay Alle ha u naxariistee Marxuun Maxamed Cabdi Aadan (Iskeerse) oo ka mid ahaa Siyaasiyiinta Magaca leh ee Reer Somaliland. Marxuum Iskeerse oo 8 bilood ee u dambeeyay Xaalad Caafimaad-daro u jiifay Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa, Waxaa ka qayb galay aas qaran […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):-Waxa suurogal ah in in badan oo inaga mid ahi maqleen magaalada Atlantsee caanka ahaan jirtay ee la waayey taasoo ay liqday badweyntu, illaa maantana aan cidi helin welina ay socoto hawlihii baadhitaankeeda eek u saabsana halkii ay ku dambaysay, intii magaaladaa la baadhayayna, waxa la helay oo badda gunteda laga daah-qaaday […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 21 June, 2016-(SDN/QJ):– Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa Xeer ilaalinta Guud ee Qaranka ku eedeeyay inay ka gabbadeen inay Maxkamadda horgeeyaan Wasiirka Arrimaha gudaha oo SOLJA ka gudbisay Dacwad. Guddoomiyaha SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) oo dood adag la dhex dhigay Xeer ilaaliyaha Gobolka Maroodi-jeex Mr. Mowliid, ayaa sheegay in Xafiiska Xeer […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 21 June, (Himilo):– Dhakhaatiirta jaamacadda UNISO ee Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in kiisaska Cudurka kansarka ay soo bateen sanadkaan dalka gudihiisa. Dr Xuseen Abshir Xassan oo ah madaxa waaxda kansarka ayaa sheegay in 174 Ruux la dhigay Cisbitaal ku yaalla Muqdishi bishii January. Wuxuu mid ka mid ah idaacadaha ku baxa afka Soomaaliga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Xalab, 21 June, 2016-(SDN/QJ):– Mid ka mid ah Dhallinyarada Soomaalida ah ee ka barbar dagaalamaya Kooxaha Islaamiyiinta ah ee Dagaalka kula jira Ciidammada Dawladda Suuriya, ayaa dhintay. Ninkan Dhallinyarada ah oo la rumaysan yahay inuu ka mid yahay Soomaalida Jihaad-doonka ah ee ka haajiray Dalalka Reer Galbeedka si ay uga barbar dagaalamaan Kooxaha Islaamiyiinta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,20,6,2016 (QJ/SDN) – Telefishinka Horn Cable ee xaruntiisa tahay magaalada Hargeysa ayaa maalintii saddexaad ka maqan Satelite-ka Thaicom 5 oo ah Satelite ay ka soo galaan dhammaan Telefishinada ku hadla Afka Soomaaliga, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo qaabka hawada looga saaray. Xidhiidho aan la sameynay Telefishinka Horn Cable ayay inoo suura geli […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,20,6,2016 (QJ/SDN) – Maayirka Magaalo Madaxda gobolka Togdheer ee Burco Ayaa maanta si rasmiya ugu wareejiyey Gaadhi nooca raaxada ah oo xalay uu munaasibada ka dhacday Hotel Safaari ee Hargaysa Kaga balan qaaday. Gaadhigan oo noociisu yahay Toyota Verosa Ayaa maanta Wareejintiisu ka dhacday barxada hore ee wasaarada arrimaha gudaha Somaliland iyada oo munaasibada wareejinta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,20,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somaliland MD.Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka socday ururada rayidka ah ee Somaliland, isagoona Siilaanyo xubnahaasi kala hadlay qaabkii loo gali lahaa doorashada 2017ka.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »
Wajaale,20,6,2016 (QJ/SDN) – 5 suxufi oo ka hawlaga magaalada Gabiley ayaa laga qafaashay magaalada Wajaale qaybta ay Itoobiya maamusho. Sida ay sheegeen suxufiyiin kale. Shantan wariye ayaa waxa xalay looga yeedhay magaalada Wajaale iyada oo loo sheegay in ay soo tabin doonaan Suldaan lagu caleemo saarayo Wajaale. Shantan Wariye oo ka kala shaqeeya HCTV, SLNTV, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »