Home » 10:45 am
Entries posted on “June, 2016”
Gaarisa, 21 June, 2016-(SDN/QJ):– Hoggaamiyaha Aqbaliyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale oo ka mid ah Mudaneyaasha Soomaalida ah ee laga soo doorto Gobolka Waqooyi-bari Kenya, ayaa ka warramay Waxyaabo layaab leh oo uu ku arkay Dalka Jabuuti oo uu Safar ku tagay Caleemo-saarkii Afraad ee Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar. Aadan Barre Ducaale, waxa uu sheegay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 21.June 2016 (SDN/QJ):- Gudidii uu Madaxweynuhu u Xilsaaray soo afjarida Shaqaaqadii ka dhacday Degmada Dharkeyn geeyo ee Gobolka Sool ayaa Kulan la qaatay Beel ka mid ah labadii ardaa ee Xurguftu dhex martay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 21.June 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasiin, Ayaa Si Adag uga hadashay Heshiiska lagu Wareejinayo Dekeda Berbera iyo Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo Arimaha Dekeda oo Shalay ka dhacay Magaalada Berbera. Sidoo Kale Marwo Rooda waxay fariin adag u dirtay xukuumada madaxweyne siilaanyo oo ay ku tilaamntay inay tahay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 21.June 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Maalintii Shalay Magaalada Berbera ka dhacay Dibad bax ka dhan ah Heshiiska ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo la gashay Shirkada laga leeyahay Imaaraadka ee Dubai World Port Waxayna dibad baxayaashu Taayiro ku Gubeen Waddooyinka Waaweyn ee Berbera Xili ay Magaaladaasi ku Sugan yihiin Khubaro ka socota Shirkada DPW.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 21.June 2016 (SDN/QJ):-Wefti u badan Khubaro oo ka socda Shirkada Imaaraadka Carabta ee Dubai World Port oo Xukuumaddu la gashay Heshiis ay ku maamulayso Mudo Sodon Sanno ah Marsada Berbera ayaa Kormeer ku soo Maray Qaybaha kala duwan ee Dekeda Berbera Ka Kooban Tahay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 21.June 2016 (SDN/QJ):- Maareeyaha Guud ee Dekeda Caalamiga ah ee Berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor Xoor) Ayaa Beeniyey Warar La Faafiyey Oo Aan Sal iyo Raad Toona Lahayn Oo Kusaabsan. Waxaanu Arintaasi Kaga Hadlay War Saxaafadeed Kooban Oo Kasoo Baxay Xafiiskiisa xalay, Waxaanu Yidhi “Halkan Waxaan Idiinku Cadeynyaa in aanu jirin war […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 21 June, 2016-(SDN/QJ):– Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ee Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), ayaa Dadweynaha Soomaaliyeed ugu baaqay inay iskugu soo baxaan Dibad-baxyo lagaga soo horjeedo Dawladda Federaalka Soomaaliya oo uu ku eedeeyay inay waddo qorsheyaal ay iskugu dhufanayso Dadka. Tarsan oo Shalay ka hadlayey Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in isaga iyo Siyaasiyiinta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):- Goor sheegtu waxay aheyd 10:00-am Ramadaan kowdeedi kadib markii badhtanka suuqa askari ka qabatey Afhayeenkii Garabka dhalinyarada xisbiga waddani Mudane, Maxamed Sadiiq dhamme iyadoo aan loo wadan waaran soo qabasho oo maxkamad sharci ah ka soo baxay sidoo kalena aanu faraha kula jirin denbi huwanna xasaanad xisbi qaran sida ku cad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 21.June 2016 (SDN/QJ):-Magaalada Laascaanood ee Xarunta u ah Gobolka Sool ayaa Waxaa ka bilaabantay Diiwaangelinta Muwaadinka si qof kasta oo Gobolka u dhashay u helo Kaadhka Jinsiyada.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 21.June 2016 (SDN/QJ):-Madaxii laanta afka Somaliga ee Idaacada BBC C.raxmaan Koronto ayaa shaaciyey inuu si buuxda uga Tagay Shaqadii uu ka hayay Idaacadaas Mudo ku siman 16 Sanno. Sidaas Wuxuu C.raxmaan Koronto ku Shaaciyey Dagalka uu ku leeyahay barta Xidhiidhka Bulshada ee Facebook isagoo arrintaas ka hadlaya Waxa uu Yidhi “Maanta (Shalay) ayaa iigu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »