Home » 3:33 am
Entries posted on “June, 2016”
Hargaysa 22.June 2016 (SDN/QJ):- Inkastoo dad badani aaminsan yihiin in is adoonsigii uu ka dhamaaday dunida ayaa hadana dadkii ugu badnaa ee la addoonsado waxa ay noolaayeen xiligan cahdigeenii aynu inagu soo joognay iyadoo tirade dadka la addoonsaday intii aynu enagu noolayn ay ka badan yihiin 27 milion oo qof.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22.June 2016 (SDN/QJ):- Waa mid ka Mid ah Camalka Wanaagsan ee la Shaqaysto Bisha Barakaysan ee Ramadaan in la Caawiyo dadka Jilicsan ee Maxasta ah Waa arrimaha lagu helo Ajarka eebbe.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):- Fannaanada caanka ah ee Xabiiba Cabdillaahi Balbalaaf oo socdaal ku joogta caasimadda Somaliland ee Hargeysa Ayaa dareenkeeda ka muujisay waxyaabihii ugu yaabka badnaa ama soo jiitay, ee ay ku aragtay Somaliland gaar ahaan magaalada Hargeysa oo ay ku sugnayd dhawrkii maalmood ee ugu danbeeyey. “kolka hore waxaan salaamayaa dhammaanba shacbiga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington (QJ/SDN) – Aqalka Sare ee Baarlamaanka Maraykanka, ayaa diiday qorsheyaal lagu xoojin lahaa xakamaynta hubka ay shacabka dalkaas isticmaalaan. Tallaabadan ayaa waxay ka mid ahayd in la hor-istaago in hub laga iibiyo dadka ku jira liiska kooxaha Argagixisada looga shakisan yahay. Aqalka sare ayaa la hor-keenay qorshe ka kooban afar qodob, kaddib markii 49 […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,21,6,2016 (QJ/SDN – Waxa maanta xoriyadoodii dib u helay dhalinyaro mudo 14 cisho ah u xidhnayd dareenkooda oo ay cabireen. Dhalinyarada oo mudooyinkii ugu danbeeyey ku jiray xabsi ku yaala magaalada Hargeysa ayey suura gashay in maanta damanaad lagu sii daayo kuwaas oo loo haystay ka dib markii ay ka hadleen heshiiska lagu kiraynayo dekeda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):- Shabakada Qurbejoog ayaa heshay Nuqul ka mid ah qoraalka dawlad deegaanka Somalida Itoobiya u dirtay Satelite-ka Thaicom 5 ee ay kaga dalbatay in Satalaytkaas laga saaro HCTV. Maamulka dawlad deeganka Somalida Ethopia ayaa waxaa ay warqad dacwad ah oo ka dhan ah telefishanka HCTV u qoreen shirkada Thaicome 5 ee uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,21,6,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay safar ay isaga iyo wasiiro kale maanta ku tagayaan dalka Imaaraadka Carabta oo ujeediisu tahay tagaayo Imaraadka oo ujeedadiisu tahay heshiiska Dekadda. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Sacad Cali Shire oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi gaar ah siiyey ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
HCTV wuxuu ka mid yahay warbaahinta ugu firfircoon uguna faano horaysa warbaahinta ku hadasha Afka-soomaliga . HCTV wuxuu ka mid yahay TVyada sida wayn looga daawado gudo & dibedba looguna jecel yahay. HCTV waa TV madax-banaan oo tebiya wararka xaqiiqada iyo runta ku salaysan. HCTV waxa dagaal ku haya dhamaan talisyada faasidka ah ee ka taliya Geeska Afrika.Halkan waxa ku lifaaqan warqad uu qoray Wasiirka Warfaafinta ee […]
Posted in Features | Read More »
Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Doraad ka qayb galay Aaskii Qaran ee loo sameeyay Alle ha unaxariistee Marxuum Maxamed Cabdi Iskeerse ayaa intii aaska lagu jiray si kedis ah ula kulay Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xassan oo wax badan la soo kifaaxay islamarkaana […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda ayaa bilawday dhaq dhaqaaqyo ay ku baadi goobayso inay Kalsooni uga hesho Goleyaasha baarlamaanka heshiiska hordhaca ah ee ay la soo gashay Shirkada Imaaraatiga ah ee DP-World ee Wareejinta Dekedda Berbera, waxaana durba bilaabmay kulamo hoose oo uu Wasiir waliba kalsooni uga raadinayo Xildhibaanada Kaga jira Baarlamaanka Gobolka ama deegaanka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »