Home » 10:55 am
Entries posted on “June, 2016”
London,23,6,2016 (QJ/SDN) – Qoyskan ayaa ka hadlay wanaaga Jacaylka iyo sida loogu baahanyahay in aad Lamaanahaaga u muujiso dareenkaaga Jacayl una adeegsato ereyada Macaan ee soo jiidashada leh. Lamaanahan ayaa la magacbaxay Lamaanaha Jacaylka ama (The Somali Love Couple) maadaama ay awoodeen inay jacaylkooda isu muujiyaan, ugana faa’iideeyaan qoysaska kale ee aan weli u suurto […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,23,6,2016 (QJ/SDN) – Kooxda daba-galka Qaramada Midoobay ee warbixinaha u diyaariya golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa indhahooda ku soo jeediyay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland. Sida ay Geeska Afrika u sheegeen ilo xogogaali, kooxda UN Monitoring Group waxa ay baadhis ku hayaan sanduuqyada xisaabeed ee xubno ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Sida ay ilahani […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,23,6,2016 (QJ/SDN) – Khilaaf ayaa ka dhex istaadhmay dawladda hoose ee Hargeysa iyo qaar ka mid ah ganacsatada Somaliland, gaar ahaan shirkadaha soo saara biyaha iyo sharaabka. Kulan saacado qaatay oo shalay ka dhacay xarunta wasaaradda daakhiliga oo dhex maray maayarka Hargeysa iyo ganacsatada, ayaa yimid markii ay ganacsatadu ka biyo diideen cashuur ay dawladda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,23,6,2016 (QJ/SDN) – Ugu yaraan hal billion oo qof ayaa bil walba adeegsada barta yiutube-ka, tiradaas oo u dhiganta qiyaastii 14% tirada guud ee dadka dunida ku dhaqan.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London,23,6,2016 (QJ/SDN) – Safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan dalkii hore la isugu odhan jiray Somaliya ee hadda u kala qaybsan Somaliland iyo Somaliya Ms. . Harriet Mathews, ayaa xidhiidhka Somaliland iyo Ingiriiska ku tilmaantay mid taariikhi ah, taasina ay sababayso in Ingiriisku Somaliland la yeesho xidhiidh gaar ah. Ms. Harriet Mathews, oo dhawaan su’aalo lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood,23,6,2016 (QJ/SDN) – Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo mudooyinkii u danbeeyey laga waday horumar dhinaca wadooyinka ah ayaa laga hir geliyey wadadii lixaad, taas oo ay xadhiga ka jareen masuuliyiinta heer gobol iyo heer degmo.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe,22,6,2016 (QJ/SDN) – Wasaradda warfaafinta Puntland ayaa maanta soo saartey qoraal ay warbaahinta ka howl gasha Deegaanada Puntland kaga mamnuucayso inaan waraysi laga qaadi karin dad ay ku sheegeen iney xiriir la lee yihiin kooxaha Daacish iyo Burcad badeed. Qoraalka wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocadde soo saaray ayaa si caro leh loogu sheegay warbaahintii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gabiley,22,6,2016 (QJ/SDN) – Magaalada Gabiley ee gobolka Maroodi-jeex ayaa waxa ka dhacay mudaharaad looga soo horjeedo qafaalashadii lagu sameeyay Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim oo ka tirsan muuqbaahiyaha HCTV. Mudaharaadkan ayaa ah mid ay shacbigu kaga soo hor jeedan xadhiga ay dawlada Ethiopia u geysatey Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim oo telefishanka HCTV uga soo warami jiray […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ceptown,22,6,2016 (QJ/SDN) – Degaano ku yaalla duleedka Magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxa ka socday maanta illaa caawa rabshado iyo boob xoogan oo loo geystay goobo ganacsi oo ay leeyihiin Soomaali iyo ajaaniib kale oo ka shaqeysta wadankaas. Wararka ayaa sheegaya in boobkan uu bilowday markii banaanbax cabasho ah ay dhigeen dad shacab […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Angola,22,6,2016 (QJ/SDN) – Dawladda Angola, ayaa ku dhawaaqday in Islaam dalkeeda mabnuuc ka yahay, iyadoo amar ku bixisay in la xidho dhammaan masaajidada dalka ka jira. Wasiirka Dhaqanka Angola, Rose Cruze Silva, ayaa sheegay in masaajidada dalkan Kiristaanku ku badan yahay ka jira dhammaantood la xidhay ilaa inta laga soo saaraayo amar dambe oo dawliya. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »