Home » 6:33 am
Entries posted on “June, 2016”
Hargaysa 24.June 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ah Gudoomiyaha Gudida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiiladda ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Dawlad deegaanka Somalida Itoobiy Cabdi Maxamud Cumar inuu sida ugu dhakhsiyaha badan Xoriyadiisii ugu soo celiyo Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahin oo Gobolka Gebilay uga soo warami jiray Telefishanka HCTV kaas oo la sheegay inuu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24.June 2016 (SDN/QJ):- Suxufiga Ruug Cadaaga ah ee C.laahi Aadan Cumar Wayab Wakhtigana ka Mid ah La Taliyeyaasha Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta ee Somaliland ayaa ka hadlay Qaab Khaldan oo Mareegta Dawlad deegaanka Somalida Itoobiya u dhalan rogeen Mar uu iska Casilay Tifaftiraha Guud ee Telefishanka HCTV. Qoraal uu soo saaray C.laahi Aadan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24.June 2016 (SDN/QJ):- Sida aynu wada ognahay furriinka Lamaanaha is-qabay waxa ka dhasha dhibaatooyin aad u fara badan, kuwaasi oo ay ka mid yihiin kuwa dhaqaale iyo kuwa nafsad ahaaneed ba . Waxaa jira sababo dhawr ah oo fududayn kara furriinka, balse ugu dambayn ayay natiijadu noqotaa xanuun tiro badan iyo dhibaato soo waajaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24.June 2016 (SDN/QJ):- Golaha Deegaanka Hargeysa, ayaa ansixiyey Cashuur dheeraad ah oo Guddida Bilicda Caasimaddu ku soo rogeen Warshadaha soo saara Biyaha Sifeysan ee loo yaqaanno Moysaxada. Maayarka Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko) oo Saxaafadda la hadlay ka dib kulan Shalay Wasaaradda Arrimaha gudaha ku dhex maray Guddida Bilicda Hargeysa iyo Masuuliyiinta Warshadaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24.June 2016 (SDN/QJ):- Ururada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland kuna hawlan arrimaha horumarinta dimuqraadiyadda iyo arrimaha doorashooyinka ayaa kulan la qaatey Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee UCID, kulankaasi oo ka qabsoomey xarunta dhexe ee Xisbiga. Kulankaasi oo uu goobjoog ka ahaa guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe Kulankaasi oo daba socdey mid […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe 24.June 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Garowe waxaa hawada laga saaray idaacada Radio Daljir kadib cod laga duubay wasiirka wasaarada warfaafinta dawlada Puntland oo saxaafada loo qaybiyey kaas oo ay ka xumaadeen wariyaasha deegaanada Puntland. Maxamuud Xassan Socadde Wasiirka wasaarada warfaafinta dawlada Puntland ayaa cod laga duubay wuxuu ugu dhaartay wariyaasha kasoo horjeeda sumcada iyo amniga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 24.June 2016 (SDN/QJ):- Maxkamadda Sare ee Maraykanka ayaa hor-istaagtay Qorshe uu Madaxweyne Obama ku doonayo inuu inuu sharci ku siiyo Malaayiin dad, oo sharci daro ku joogay Maraykanka sanado badan, kuwaasi oo Dawladdu doonayso inaan Dalka laga Mastaafurin. Maxkamadda sare ayaa joojisay isbeddel uu Obama doonayey in lagu sameeyo Sharciga degganaanshaha Maraykanka, laakiin Qorshahaas […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23.June 2016 (SDN/QJ):- Shirkii todobaadlaha ahaa ee golaha xukuumadda oo tirsigiisu ahaa 199, ayaa maanta oo ah 23-June-2016, ku qabsoomay hoolka shirarka ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland. Sida lagu sheegay qoraal uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada C.raxmaan Sheekh Cilmi Faahiye Shamax Waxaa Shirkan shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kismaayo,23,6,2016 (QJ/SDN) – Wareysi gaar ah oo markii ugu horreysay ay la yeelatay wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA madaxweynaha maamulka jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo xasaasi ah kuwaasi oo ku saabsan Soomaaliya iyo wadamada deriska la ah.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London,23,6,2016 (QJ/SDN) – Britain ayaa Waxaa maanta oo Khamiis ah looga codeynayaa inay UK kasii mid ahaado Midowga Yurub iyo in kale; iyadoo mas’uuliyiinta iyo shacabka dalkaas ay aad ugu kala duwan yihiin inay Midowga Yurub kasii mid mid ahaadaan iyo inay ka baxaan. Goobaha cod-bixinta ayaa furmay aroornimadii hore, iyadoo ay aftidooda dhiibanayaan dad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »