Home » 11:28 am Entries posted on “June, 2016”

FAYSAL CALI WARAABE: “Ma Jirto Sabab aynu Ugu Dabbaal-degno 26-june Ee Illaahay Ha U Naxariisto”

Hargeysa,25,6,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa tilmaamay inaanay  Meesha ku jirin in Shacabka Somaliland ay Xusaan Maalinta 26june taas oo ku sifeeyay maalin aan Shacabka Somaliland mudnaan u ahayn Balse ay tahay maalintani maalin Somaliland la aasay. Dhanka kale, Faysal Cali Waraabe waxa uu ka hadlay Boqortooyada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Ahmiyadda Sakada Iyo Is Casilaadda David Cameron

Hargeysa,25,6,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Ahmiyadda ay leedahay Sakada oo sideeda loo bixiyaa iyo doorka ay qaadan karto haddii la mideeyo oo Dadka Muslimka ah ee Baahan si qorsheysan loo siiyo. Sheekh Aadan-Siiro waxa kale oo uu khudbaddiisa kaga hadlay Nidaamka Dhaqaale ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Warbaahinta Gobolka Togdheer Oo Si Adag Uga Hadashay Xadhiga Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim

Burco,25,6,2016 (QJ/SDN – Qaar ka tirsan suxufiyiinta gobolka Togdheer ka hawl-gala ayaa si adag uga hadlay xadhig loo gaystay Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim oo ka tirsanaa HCTV, iyadoona ciidanka Itoobiya ay ka afduubteen magaalada Togwajaale.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirro ka Tirsan Xukuumadda Somalia oo laga qaaday xilalkii iyadoo lagu bedelay wasiiro cusub

Muqdisho ,25,6,2016(QJ/SDN) – Wasiirradii Caafimaadka iyo Waxbarashada Somalia ayaa shalay xilalkii laga qaaday iyadoo lagu badalay laba wasiir oo cusub. Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xeer uu soo saaray ku aqbaley xil ka qaadis uu Ra’iisul Wasaaraha ku sameeyey laba xubnood oo ka tirsanaa Golaha Wasiirada. Labada wasiir ee xilalka laga qaaday ayaa kala […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

SAWIRRO: Ganacsato Soomaaliyeed oo dhaawacyo iyo boob loogu geystay dalka Koonfur Afrika

Pretoria,25,6,2016 (QJ/SDN) – Tuulooyin hoos yimaada magaala madaxda Dalka K/Afrika ee Pretoria oo maalmihii ugu dambeyay boob iyo barakac loogu geystay ganacsatada Qoxootiga ku ah dalkaasi ayaa hadda deggan, waxaana jira dhalinyaro dhaawacyo soo gaareen intii ay socdeen rabshadahaasi. Tuulooyinka boobka loo geystay oo gaarya ilaa shan Tuulo ayaa waxaa Ganacsato Soomaaliyeed ay ku lahaayeen […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

President Silanyo: Why the UK should support a sovereign Somaliland ?

Hargaysa On 24 June 1960, The London Gazette published a proclamation by HM the Queen terminating British protection over the Somaliland Protectorate and declaring that Somaliland would become ‘’an independent country” on 26 June. That day, in Somaliland’s capital, Hargeisa, the union flag was lowered for the last time and the US Secretary of State […]

Posted in news in English | Read More »

UK Oo Ka Baxday Midowga Yurub

London,24,6,2016 (QJ/SDN) – Iyadoo ay Weli socoto tirinta codadka  maalintii shalay ay u dareereen Shacabka UK taas oo ay go’aan kaga gaadhayaan In Britain ay ka sii mid ahaato Midowga Yurub ama ay ka baxdo  ayaa ilaa hadda waxa ku horeeya oo hogaaminaya Kooxda u Ololaynaysa in UK ay ka baxdo Xubinimada Midowga Yurub. Waxa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland Oo Sheegtay Inay DDSI kala Hadashay Xadhiga Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim

Gabiley,24,6,2016 (QJ/SDN) – Dawladda Somaliland, ayaa Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya xidhiidh kala samaysay Xadhigga Weriye Saddex Maalmood ka hor Ciidammada Liyuu Booliisku ka kexeysteen Daanta Itoobiya ee Degmada Wajaale, kaasi oo ahaa Suxufiga Gobolka Gabiley uga soo warrama Telefiishanka HCTV. Xadhigga Weriyahan oo Magaciisu yahay Mukhtaar Nuux Ibraahim, ayaa Dawladda Somaliland ka shaqeynaysaa sidii Ismaamulka Soomaalida […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maamulka Puntland Oo Albaabada iskugu Dhuftay Idaacadda DALJIR Oo Deegaanadooda Ka Hawl-gasha

Boosaaso,24,6,2016 (QJ/SDN) – Maamulka Puntland ayaa caawa Albaabada u laabay Xarumihii uu Radio Daljir ku lahaa Magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso, waxaana la sheegay in xariggooda loo cuskaday amar kasoo baxay Taliyiaha Booliiska Puntland, Jen. C/qaadir Shire Faarax [Ereg]. Xarigga Xarumaha Radio Daljir, ayaa kusoo beegmayaa, iyadoo Shalay ay Xukuumadda Puntland soo saartay qoraal ay uga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wefti Xukuumadda Somaliland ka Tirsan oo Deegaanka Gobolka Sool kula Kulmay Mas’uuliyiin ka Tirsan Khaatumo DAAWO

Laascaanood 24.June 2016 (SDN/QJ):- Wefti ka Socda Xukuumadda Somaliland oo Mudooyinkii u danbeeyay ku Sugnaa Deegaano ka Tirsan Gobolka Sool ayaa Kulamo la qaatay Madax iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan Kooxda Khaatumo ee uu hogaamiyo Prof Cali Khaliif Galaydh.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »