Home » 4:33 am
Entries posted on “June, 2016”
Hargaysa 26.June 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Guddida Joogtada ah ee Golaha Wakiillada Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa sheegay in guddidiisu go’aanno ka soo saari doonto cashuur ay dawladda hoose ee Hargeysi ku kordhiyeen warshadlayda soo saarta biyaha iyo sharaabka oo cabasho ka muujiyey arrintaas. Guddoomiye Ibraahim Mahdi Buubaa oo warbaahinta la hadlay, kadib kulan ay la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.June 2016 (SDN/QJ):- Maxkamada gobolka Bali-gubadle ayaa xukuno kala duwan ku riday dad isugu jira kuwa wax tahriibiya iyo kuwo waxyeelo u gaystay wada laamiga ah ee isku xidha Bali-gubadle iyo Hargaysa. Waxa ay maxkamada gobolka ee Bali-gubadle xukun ku riday Axmed Nuur Axmed Mooge oo dad tahriibayaal ah si sharci daro ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 26.June 2016 (SDN/QJ):- Munaasibadan oo lagu marti qaaday masuuliyiinta qaranka ugu saraysa, oo ka kala socda saddexda golle qaran, xukuumadda, guurtida, wakiilada, Asxaabta qaranka iyo marti sharaf ka kala socotay dalalka ay Somaliland saaxiibka iyo kuwa deriskaba ayaa noqotay mid la isku arkay oo xuddun looga dhigay taariikhda ay Somaliland soo martay muddadaa 56ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26.June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Equatorial Guinea oo ku yaal badhtamaha qaaradda Afrika Mr. Teadoro Obiang’s Nguema, ayaa wiilkiisa curad oo la yidhaa Teodoro Obiang’ Mangue u magacaabay inuu noqdo Madaxweyne-ku-xigeenkiisa. Madaxweyne Teadoro waxa uu wiilkiisa u magacabay Madaxweyne-ku-xigeenka labaad ee dalka, kadib markii qaab-dhismeedka dawladdiisa la beddelay, lana sameeyey hab cusub. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Caawa Qasriga Madaxtooyada lagu qabtay Munaasibad la Xidhiidha Xuska 56 Guuradii ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyadda Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska. Munaasibadan Qaran Waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,Shirgudoonada Golayaasha Qaranka,Madax ka Tirsan Xisbiyada Qaranka,Mas’uuliyiin iyo Marti Sharaf kale. Waxaa Munaasibadaas lagu Soo bandhigay Taariikhda Somaliland ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sida aynu wada ognahay bishii barakaysnayd ee Ramadaan ayaynu ku guda jirnaa. Bishan ramadaan ilaahay baa aad iyo aad u qadariyey waxaanay leedahay magacyo badan, sida Shahrul Quraan, Shahrul Qiyaam. Sidaa awgeed waxaynu ku khasbanahay in aynu inaguna qiimayno. Sirta ramadaanta ku jirta ee loo baaahan yahay in lagu dhaqmaana ay tahay in la ilaaliyo […]
Posted in Features | Read More »
Burco 25.June 2016 (SDN/QJ):-Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran Cadde oo maalintii Shalay Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco ayaa caawa guriga martida ee magaalada Burco kulan Afur iyo Casho Sharafa kula yeesha Madax dhaqameedka wax garadka iyo cuqaasha kala Duwan ee Somaliland. Waftidan uu hogaaminayo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho,25,6,2016 (QJ/SDN) – Qarax Ismiidaamin ah ayaa goor-dhaw waxaa lala beegsaday Hoteel Naasa Hablood One oo ku yaalla Isgoyska lambar Afar ee Magaalada Muqdisho ee Xarunta Somalia. Weerarka ayaa loo Adeegsaday Gaari Waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay, iyadoo Qaraxa kaddibna la maqlay rasaas aad u xooggan, illaa haddana lama oga khasaaraha ka dhashay weerarkan. Sidoo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood,25,6,2016 (QJ/SDN) – Ugu yaraan Toddoba qof ayaa ku geeriyooday halka ay 10-kalena ku dhaawacmeen dagaal dhex-maray laba Beelood oo ka dhacay Deegaanka Dharkeyn-geenyo ee Hoos-tagta Degmada Gaashaamo ee Ismaamulka Soomaalida dalka Itoobiya. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii odayaasha labada dhinac ee dagaallamay ay ku fashilmeen inay heshiis ka gaaraan wadahadallo ku saabsanaa dagaal billowgii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London,25,6,2016 (QJ/SDN) – Dadkii Ingiriis waa ay hadleen, waxa aanay caddeeyeen doonistoodda ah in ay ka baxaan Midowga Yurub. Waa go’aan taariikhi ah, iyo dhacdo ugub ku ah Midowaga Yurub oo tan iyo sannadkii 1957kii markii la aasaasay ku hawlanaan jiray kala hufidda codsiyada dalalka doonaya in ay xubno ka noqdaan, laakiin dalka Ingiriiska oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »