Home » 10:15 am Entries posted on “June, 2016”

Xildhibaan ka Tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland oo ku baaqay Jihaad ka dhan ah Ciidamada Liyuu Boolis DAAWO

Hargaysa 27.June 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Yuusuf oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa si adag uga hadlay Dhacdadii Xasuuqa ahayd ee ka dhacday Deegaanka Jaamac Dubad ee Duleedka Gaashaamo halkaas oo Ciidamada Liyu Boolis ee Ismaamulka Kililka Shanaad ee Itoobiya ay Gabood fal Xun u gaysteen dad rayid ah.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Walaalaheen ku nool Gobollada Waqooyi Waxaan u qiraynaa in qaladaad ay dhaceen, dhibaatana loo gaystay xornimada kaddib” Madaxweyne Xasan Sheekh DAAWO

Muqdisho 27.June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo ka Qayb-galay Munaasabad lagu xusayay 56-sano guuradii kasoo wareegtay xorriyadda Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ee 26-ka Juun, ayaa ka hadlay xaaladda uu dalku ku sugan yahay. Xasan Sheekh oo ka qayb-galay xafladda 26-ka Juune oo ka dhacday Muqdisho ayuu sheegay in Halgameyaashii Xorriyadda ay Waddanka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Reer Somalilanoow, Waa La Idinka Xaal-marinayaa Waxaad Tirsaneysaan..” Madaxweynaha Jubbaland DAAWO

Kismaayo 27.June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweeynaha Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaan, ayaa Shacabka Somaliland ku Hambalyeeyay Xuska 26-ka June oo ku beegnayd 56 Guurada ka soo Wareegtay Wakhtigii Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Gumeystihii Ingiriiska, taasi oo Qabsoontay Shalay oo Axad ahayd. Axmed Madoobe oo dib ugu Laabtay Magaalada Kismaayo, ka dib markii uu ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mililka Dhaymaha U Baahan, Doorka Ay Xukuumada S.land Ku Leedahay ,Daawaynta Dabiibkeedu Fogaadey Ee Colaada dharkayngeenyo Iyo Hirdanka Siyaasadeed ee Dahsoon

Hargaysa 27.June 2016 (SDN/QJ):- Degmada dharkayngeenyo waxay dhinaca koonfureed ka xigtaa gobolka sool Xaruntiisa laascaanood hilaadii 90 km, waxayna ku taal xuduuda dheer ee soohdinta u ah xadka deegaanka resevaria ee dawlad deegaanka ethiopia waxayna la siman tahay, magaalooyinka xadkaasi maro ee buuhoodle iyo balidhiig. Waxaana deegaankaas koonfurta gobolka sool oodwadaag ka ah beesha maxamed garaad […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Somaliland oo ka Hadashay Talaabada Ingiriisku kaga Xuubsiibtay Midowga Yurub Iyo Sida ay Somaliland u saamaynayso DAAWO

Hargaysa 27.June 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa Iftiimiyey Sida ay Xukuumad ahaan u arkaan Talaabadii ay Uk kaga Xuub siibatay Ururka Midowga Yurub.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Siyaasiyiin ka Hadlay in ka Bixitaanka Ingiriiska ee Midowga Yurub Saameynta Siyaasadeed ee uu ku yeelan karo Qaddiyadda Madax-banaanida Somaliland

Hargaysa 27.June 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiyiin reer Somaliland ah oo aqoon durugsan u leh xidhiidhka caalamka iyo diblomaasiyadda, ayaa ka hadlay saamaynta uu Somaliland ku yeelan karo ka bixitaanka uu Ingiriisku ka baxay Midowga Yurub.   Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil) oo in badan ahaa diblomaasi iyo Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo ahaa wasiirkii hore ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Cawaaqibka Ka Bixitaanka Britain ee Midowga Yurub Iyo Saamaynta Taban ee Arrintani ku Yeelanayso Boqortooyada Ingiriiska DAAWO

Hargaysa 27.June 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo intii la waday diyaarintii iyo qabashadii aftidii keentay ka bixitaanka boqortooyada Ingiriiska ee Midowga yurub waxa soo baxayey warbixino lagu saadaalimayey cawaaqibka ay arintaasi ku yeelan karto dhulka hoos yimaadda Xukunka boqortooyadaasi.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Liiska Odayaasha Soo Xulaya Xubnaha Golayaasha Dawlada Somalia Iyo Magacyada 22 Madax dhaqameed Been abuur ah oo Metelaya Somaliland AKHRI

Muqdisho 27.June 2016 (SDN/QJ):- Maalintii shalay ahayd waxaa lagu dhawaaqay liiska odayaasha soo xulaya xubnaha golayaasha dawladda, kuwaasoo loo qaybiyay dhammaan beelaha Soomaaliyeed. Xubnahan ka muuqda liiska ayaa u badan kuwii soo xulay baarlamaanka dawladda Xasan Sheekh, hayeeshee waxaa kamuuqda isimo cusub iyo wajiyo cusub, kuwaasoo qaarna lagu soo biiriyay qaarna baddalay isimo dhintay ama […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxay Haweenku Koowaad u Yihiin? Barnaamijka Xogta Dahsoon DAAWO

Hargaysa 27.June 2016 (SDN/QJ):- Waxa muuqda kala duwanaanshaha iyo farqiga u dhexeeya bulshada bari iyo ta galbeed ee caalamka, dunida bariga ragga ayaa kow ah, caalamka galbeedkana haweenka ayaa ah kuwa koowaad.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyihii Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasiin oo Xukuumadu Xabsiga u Taxaabtay

Hargaysa 27.June 2016 (SDN/QJ):-Ciidamada ammaanka Somaliland ayaa xidhay guddoomiyihii xisbiga UCID ee gobalka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasiin. Marwo Rooda, ayaa la xidhay iyadoo maraysay degmada Abdaal, markaas oo ay ka soo noqotay magaalada Berbera, kuna soo jeeday Hargeysa. Waxa la sheegay inay safarka ku weheliyeen laba wiil oo ay mid walaalo yihiin.   Wax […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »