Home » 2:11 pm Entries posted on “May, 2016”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo la kulmay Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Muqdisho,27,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan kula qaatay ergada suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ka kala timid gobollada dalka isalmarkaana ka qeyb gashay shirweynihii Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed iyo hoggaanka cusub ee NUSOJ. Xasan Sheekh oo hadlay ayaa ugu hambleeyey saxaaafadda sida dimuquraadiyada leh ee ay u doorteen hoggaanka cusub. Madaxweynaha ayaa sheegay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Sool oo Si Cadho ka Muuqato uga Jawaab Celiyey Hadal ka soo Yeedhay Wasiirka Gaashaandhiga ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise Shiine ayaa si Cadho ka Muuqato uga Fal celiyey Hadal ka soo Yeedhay Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Sheegay in Sababo amni uu Gudoomiyaha Gobolkaasi uga soo baxay Magaalada Laascaanood.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Kooxda Khaatumo ee Prof Galaydh oo Deegaanada ay ku Sugan yihiin ka Mamnuucay Hay’ado Caalami ah Fadhigeedu yahay Hargaysa DAAWO

Buuhoodle 27,May 2016 (SDN/QJ):- Kooxda Khaatumo ee uu Hogaamiyo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay in deegaanada maamulkiisu uu ka taliyo ay ka mamnuuceen haayado fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa, Hayadahan ay sheegeen in ay ka mamnuuceen deegaanadaasi ayaa waxa ka mid ah WFP,DDG,iyo Haayada kale ee DRC.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland: Imisa Arday baa U Fadhiisanaya Imtaxaanka Shahaadiga Ah Oo Beri oo Sabti ah loo fadhiisan doono? DAAWO

Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Cabdillaahi Ibraahim Habbane, ayaa ku dhawaaqay Goorta loo fadhiisanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada sare/dhexe ee 2015-2016-ka. Ardayda u fadhiisanaysa Imtixaanka Shahaadiga ah, ayaa Tiradooda ku sheegay 25 kun.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland oo Markii Kowaad ay u Suurto Gashay inay la Socon Karaan Dhaq Dhaqaaqa Badaha Somaliland DAAWO

Berbera 27,May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Magaalada Berbera laga Furay Xarun ay Ciidanka Ilaalada iyo Difaaca Xeebuhu kala Socon doonaan Dhaqdhaqaaq kasta oo soo Gala Biyaha Somaliland Isla markaana la Dhigay Qalab Casri ah.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland Dib u eegis ku Samaysay Cidii Dalka Imanaysa,Shuruudo Cusub oo la soo Bandhigay Iyo Qurbejoogta S.land oo Farriin loo diray DAAWO

Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Laanta Socdaalka Somaliland ayaa Si wada jir ah u sheegay in Dublamaasiyiinta Shisheeye iyo Qurbejoogta Somaliland ay dalka ku iman doonaan bilaa fiise.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ninkii Ugu Hantida Badnaa Dunida, Manza Musa dhalashadiisa iyo Halka uu ka Soo Jeedo DAAWO

Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Sida la ogyahay xiligan ganacsade Bill gate ayaa ah ninka ugu hantida badan caalamka isagoo haysta adduun gaadhaya 80 Bilion oo doolarka Maraykanka ah, laakiin taa darteed ma noqonayo ninkii ugu qanisanaa ee taariikhda dunida soo mara, ninkii ugu qanisaa ama ugu hantida badnaa ee taariikhda soo maraa waxa uu ahaa […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gantaalaha Ugu Ridada Dheer Saanadda Ciidamada ,Qaabka uu u Xanbaaro Madaxyada Neuclier-ka DAAWO

Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeena xogta dahsoon waxa aynu ku soo qaadanaynaa shanta gantaal ee ugu ridada dheer sawaariikhda qaybta ka ah saanadda millateri ee ciidamada, gaar ahaan dalalka waaweyn ee caalamka. Gantaalahaas oo xambaari kara madaxyada neuclier-ka isla markaana dagaal socda ku soo gebagebayn kara muddo 30 daqiiqo ah.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Doon Macmal ah oo Siday Boqolaal Ruux oo Muhaajiriin ah,Muuqaalo Dhiilo Sid ah Iyo Sida Loo Badbaadiyey SAWIRO/DAAWO

Roma 27,May 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada Badda Talyaaniga ayaa badbaadiyey boqolaal muhaajiriin ah oo u badan dalalka africada galbeed kuwaasi oo doontii ay saarnaayeen kula gadoontay gudaha Badda Midatareniamka, Ciidamada talyaaniga ayaa soo bad badaiyey dadkasi waxanay ka qaadeen sawiro iyo muuqaalo kala duwan oo muujinaya khatarta ay xiligaasi ku sugnaayeen Muhaajiriintaasi, Muuqaalka oo uu sii […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ismaandhaafkii Gudoomiye Faysal Iyo C.raxmaan Cirro oo u Jihaysay Kala Mudnaanta Xusaska 18 May iyo 26 June.

Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa bulshada Somaliland u soo jeediyay inay u dhug yeeshaan taariikhada u dhaxaysa Somaliland iyo Somalia sidoo kalana ogaadaan maalmaha 18may iyo 26 juun waxa ay ku kala duwan yihiin . Waxaanu yidhi Faysal Cali Waraabe “Somaliland Iyo Somaliya waxay ahaayeen laba dal ,shacabkaygiiyow […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »