Home » 12:51 am Entries posted on “May, 2016”

Maxkamada Sare ee QM oo Dhagaysan Doonta Dacwada Xaduuda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya

Hague016,28,5,2 (QJ/SDN) – AMaxkamada QM ee THE HAGUE, Netherlands, ayaa sheegtay shalay inay dhagaysan doonto dacwada kusaabsan muranka xadduuda badda ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. Dacwadaas ayaa waxaa la qaadi doonaa bisha 9aad ee sanadkaan 2016 markaas oo lagu wado in la kala caddeeyo dalka labada dal ay raaceyso qeybta laisku hayo halkaas […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Guddoomiye Cirro Oo Maanta Socdaal Ku Tagay Degmada SALLAXLEY Si Diirana Loogu Soo Dhaweeyay

Hargeysa,28,5,2016 (QJ/SDN) – Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo gudoomiyaha xisbiga mucaaridk ah ee Waddani isla markaana ah gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa ay saaka safar ugu baxeen degmada salaxley iyo deeganada hoos yimaada ee gobalka Maroodi-Jeex .

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Bank KI Moon: Dhaqaalihii Deeq Bixiyeyaashu Waa Kordhay Laakiin Naxariistoodii Ayaa Hoos u Dhacday

Istanbul,28,6,2016 (QJ/SDN) – Shirkii dhawaan lagu soo gabagabeeyay Istanbul ayaa xog-hayaha guud ee QM Ban Ki Moon wuxuu ka sheegay in dhaqaalihii deeqbixiyeyaashu uu aad u kordhay balse naxariistoodu hoos iminka ay u dhacday xilli weliba dhibaatooyinka baniaadminimo caalamka oo idil ay kordheen oo dalal badan sida Suuriya iyo Ciraaq ay qaxooti badan kasoo qulqulayaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Somaliland Oo Markii Ugu Horreysay Sameysatay Xafiis Ay Kala Socoto Dhaq-dhaqaaqa Baddeeda

Berbera,28,5,2016 (QJ/SDN) – Somaliland ayaa markii ugu horreysay sameysatay xafiis ay kala soconayso dhaq-dhaqaada baddeeda iyo ciddii xuduudkeeda kusoo xad-gudubta dhanka badda.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Khasaare Naf iyo Maalba Leh Oo Ka Dhashay Guri Ku Gubtay Hargeysa

Hargeysa,28,5,2016 (QJ/SDN) – Dabka ka kacay guri ku yaalla xaafadda aw-aadan ee degmada Gacan-libaax ayaa sababay khasaare iskugu jira dhimasho iyo maal halkaasi ku gubtay.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Xisbiyada Qaranka Somaliland Oo Ka Dooday Heshiiska Dekedda Berbera

Lodnon, 28,5,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa dood ku saabsan heshiiskii Somaliland iyo UAE Ee Dekedda Berbera. Doodan ayaa waxaa ka qayb galaya Xoghayaha Ganacsiga Iyo Maalgashiga Ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID Iyo Guddoomiyaha Xisiga Kulmiye ee UK Xariir Xirsi Adar.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Halkee Ayuu Ku Danbeeyay Riiggii Banka Qool-cadey?

Hargeysa,27,,2016 (QJ/SDN) – Iyadoo ay dhawaan uun ahayd markii ay deegaanka banka Qool-cadey ay ku dagaallameen ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland iyo dadka shacabka ah ee deegaankaasi, kaddib markii ay xukuumadda Somaliland halkaasi gaysay riig la sheegay in uu hor-u-dhac u ahaa mashruuc lagu xidhaayay seeraha banka Qool-cadey. Isku-dhacaasi dhex-maray ciidanka Somaliland iyo dadka shacabka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Soomaaliya Oo Markii Ugu horraysay 25-sanno Kaddib Ardaydeeda Ka Qaadaysa Imtixaan Qaran

Muqdisho,27,5,2016 (QJ/SDN) – Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay shaacisay in ay ardaydeeda ka qaadayso imitixaanaad Qaran, iyadoona sheegtay in ay usoo socoto gobollada Somaliland iyo Puntland.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waa Sidee Xaaladda Waxbarashada iyo Ta Masjid-jaamaca Magaalada KAAM-ABOKOR?

Hargeysa, 27,5,2016 (QJ/SDN – Xaaladda waxbarasho ee magaalada KAAM-ABOKOR ee degmada Daruur gobolka Jarar ee DDSI ayaa ah mid meel fiican maraysa, iyadoona waxbarashad maadiga ah ee magaaladaasi ay ku tallaabasatay horumar ballaadhan. Macallin Daa’uud Aw-Faarax oo ka mid ah macallimiinta magaalada Kaam-Abokor ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Shabakadda GaloolMedia ku sheegay in xaaladda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Dawladda Soomaaliya oo Magacowday Safiiro Uu Yuusuf Garaad ku Jiro

Muqdisho,27,5,2016 (QJ/SDN) – Kulanka Golaha Wasiirada  oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa ugu horeyn waxaa lagu soo dhoweeyay xeerkii Madaxweynaha Soomaaliya uu ku meel mariyay hanaanka doorashada dadban ee sanadkan 2016, taasoo horay Xukuumadda ugu gudbisay baarlamaanka, balse markii ay adkaatay ansixinta Baarlamaanka uu Madaxweynuhu xeer uu soo saaray ku meel mariyay. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »