Home » 3:19 am
Entries posted on “May, 2016”
Hargaysa 29.May 2016 (SDN/QJ):- Qabiilka Dinka ee Jamhuuriyadda Koonfurta Sudan waa bulsho reer guuraa ah oo deegaan ku ah gobolada kala ah Baxrul-Qazaal , Jongoli ,qaybo ka mid ah K/Kordufan iyo niilka sare, badankooduna waa dad beeraha iyo xoolahaba ka shaqaysta, qiyaastiina tiradoodu waxay gaadhaysaa ilaa afar million iyo badh.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maalintii Shalay Guud ahaan Gobolada Iyo Degmooyinka Somaliland Si rasmi ah uga Bilaabmay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 4aad ee Dugsiyada Sare iyo Kuwa 8aad ee Dugsiyada Dhexe kaas oo ay ka qayb galeen in ka badan 25 Kun oo arday. Dhinac kale Wuxuu Imtixaanka Shahaadiga ahi ka Bilaabmay Dalka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe 29.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada Cadaalada ee dawlada Puntland Salaax Xabiib Jaamac ayaa sheegay in dhaqan celin u samaysay Puntland dhalinyaradii dhawaan lagu soo qabtay dagaaladii u dhexeeyey Puntland iyo Al-Shabaab. Wasiirka ayaa xili u lahadlayey Radio Sahan wuxuu sheegay inay xiriir lasoo sameyeyen waalidiinta dhalay caruurtii dhawaan lagu qabtay dagaalkii ka dhacay gobolada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29.May 2016 (SDN/QJ):- Suldaan Mawliid Sabayse oo markii ugu horaysay banaanka soo dhigay waxyaabihii sababay xadhigiisa, isagoo ku siffeeyey inay ahayd wanjalaad lagu sameeyey iyo taageerada uu lagarab taagan yahay Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, Sidoo kalena xaal ka bixiyay hadal uu Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Reer Berbera ku sheegay inay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
New York, 28 May 2016 (SDN/QJ)– Just over a week after Somalilanders at home and abroad celebrated the 25th anniversary of Somaliland reclaiming its independence from Somalia, Somaliland Deputy Foreign Minister Ahmed Aden Ismail Kayse made an official visit to New York to appeal for international recognition of his country. During meetings with a […]
Posted in news in English | Read More »
Hargaysa 28.May 2016 (SDN/QJ):- Masuuliyiin ka tirsan xukuumada somaliland iyo axsaabta qaranka ayaa ka qayb galay munaasibad lagu xusayey 28-aad guurada ka soo wareegtay maalintii ay ururkii SNM galeen magaalada Burco 27.5 1988kii.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28.May 2016 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Wakiiladda Sadexda Xisbi Qaran ayaa Maanta si Wada Jir ah Shaaca uga qaaday inay Soo dhamaatay Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha ee Gobolka Maroodijeex.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28.May 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda waxbarashadda Somaliland, ayaa Maanta Shaacisay in guud ahaan dalka loo fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyadda Sare iyo H/dhexe ee dalka. Islamarkaanna waxa sannadkan imtixaanka guud ahaan u fadhiisanaya shan iyo labaatan kun iyo lix iyo afartan arday. Wasiirka waxbarashadda Somaliland Cabdillaahi Dheere oo shirjaraaid ku qabtay xafiiskiisa ayaa sidoo kale fariin u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Waxaynu ku khasbanahay, inaynu ku haminno, u hiloowno una hawl galno shaqo-abuur dhamaystiran oo dalkeena ah. Waxay durmarkeenu ku habaartami jireen waayadii hore ‘afka qidhim lagaa sii’. Qalinkii: Rashiid Sulub Caalin. Email:sulub2007@yahoo.com Tel:0634426781 Sida ay badankeenu wada ogsoon yihiin, dowladaha aduunweynaha kale ka jira iyo shicibkooduba waxay muhiimada ugu weyn ay siiyaan badankoodu marka […]
Posted in Features | Read More »
Hargaysa 28.May 2016 (SDN/QJ):- Badhasaabkii Hore ee Gobollada Maroodi Jeex iyo Togdheer Mujaahid Axmed CXumar Xaaji Cabdilaahi Xamarje ayaa sheegay in shacabka reer Sallaxley looga baahan yahay in aanay maanta cidina ku beer laxawsan Abtinimo balse, dhammaan shacabka reer Somaliland Ab iyo Isir iyo hayb qudha wada yahay balse la isku dooran doono dagaalka Maanta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »